HOME | ABOUT US | SUGAANTA| GUEST BOOK | OPINION |
 

Waxqabadka  Madarasada Quba ee mahaalada Hargeysa

Wallalayaal qofkii sadaqo illaah hortiis wax ugu darsanaya caruurtaas  isgu gu jirta hala xiriiro maamulka madarasadaas ama nalasoo xiriira anaga ayaa idiin gudbin doona insha allah

Allaahu Akbar  Allaahu Akbar  Allaahu Akbar

Text Box: Khadra Yusuf Cige
 
 
 
 
 
 
 

Suldaan daakir xassan khaliif       Tell: 002522+4121212Maamule: Najax Xuseen Xariir ( Abu-shucba)         Mobile:002522-4480722
M/xigeen: Maxamed Muuse Nuur (Abu-sufyaan)Mob 002522-4482999

Dhageyso Heerka waxbarasho ee Madaariska Quba iyo sidii loo billaabey  Wareysi Xiiso badan

Ururka Quba oo deeq dhar ah u qeybiyey danyarta xaafada Daami Ururka quba oo ah urur kamid ah ururada ka shaqeeya arimaha musaacidaadka iyo daryeelka dadka danyarta ah ayaa waxaa uu dhawaan u qeybiyey dadka danyarta ah ee dagan  magaalada hargeysa.

Ururka Quba Welfare oo deeq raashin ah u qeybiyey qaar kamid ah  Xaafadaha dadka  danyarta deganyahiin

Safiirka Newzealand oo agab waxbarasho gudoonsiiyey  Madaariska quba  Cabdi Xassan Faarax buuni  oo qalab waxbarasho gudoonsiiyey maamulka madaariska quba ee magaalada hargeysa.

 

Abwaan Hadraawi oo soo booqdey madaariska quba ee Beelaha laheyb_sooco Abwaan max,ed ibraahim warsame  (Hadraawi) oo kamid ah abwaanada uugu waaweyn Somalia ayaa waxaa uu booqosho ku yimid madaariska Quba ee lagu barto diinta Alle iyo

Jaaliyada somalida ee dalka Finland ayaa deeq raashin ah u fidisay dadka danyarta ah ee xaafada daami deeqdan oo isugu jirtay Bariis, Daqiiq, iyo waliba, Sonkor,

Jaaliyada Somalida ee Dalka Sweden oo Deeq Raashin ah Soo gaadhsiiyey Dadkii Tabaaleysnaa

Xildhibaan ka tirsan Barlamanka S/land oo Afar Boqol oo Kitaabo ah u Qeybiyey Ardeyda Madaariska QUBA

Hogaamiyayaasha Beelaha Gabooye ee Magaalada Hargeysa oo ku Baaqey in la Isbarbar istaago Halganakan Socda

Warbixin ku saabsan waxqabadka Beesha Gabooye(Akhri more..)

 

Telsom international telcommincation Company ayaa waxaa ay uugu deeqdey sanad walba madaariska quba ee ay wax ku bartaan beelaha gabooye ee ku yaala magaalada hargeysa lacag dhan $1200 ( laba iyo toban kun oo dollar).

 

Suldaan daakir xassan khaliif        Tell: 002522+4121212

Maamule: Najax Xuseen Xariir ( Abu-shucba)Mobile:002522-4480722
M/xigeen: Maxamed Muuse Nuur ( Abu- sufyaan)Mobile: 002522-4482999

webmaster@dulmane.com

midgaanyare@hotmail.com

Daabaco Boggan | Print <a

Copyright©Dulmane.com Email : webmaster@dulmane.com