HOME | ABOUT US | SUGAANTA| GUEST BOOK | OPINION |

Ururka Uswo oo Shahaado Sharaf gudoonsiiyey Webka Dulmane!

Text Box: Khadra Yusuf Cige
 
 
 
 
 
 
 

Ururka Uswo oo kamid ah ururada ka shaqeeya arimaha beelaha laheyb_sooco ayaa waxaa uu shahaado sharaf gudoonsiiyey webka Dulmane. Gudoonka shahaadadan ayaa waxaa ay ka dhacdey xafiiska ururka Uswo ee magaalada hageisa.

Haddaba waxaa ugu horeyntiiba ka hadley gudoonsiinta shahaadadan iyo waxaa uu webku ku muteystay gudoomiyaha ururka Uswo Mudane: C/laahi xassan digaale waxaanu yidhi sidan ee dhageyso
dhageyso hadaladii cabdulaahi

Barkhad jama hirsi

Email: Midgaanyare@hotmail.com

Daabaco Boggan | Print

Copyright©Dulmane.com Email : webmaster@dulmane.com