|
Barnaamijka
Doodaha Simba.
Qeybtaan Barnaamijka waxaa loogu hadli doonaa Beelaha la
yaso cuqdada ma iyagaa wada misa iyagaa lagu wadaa?
Waxaana Barnaamijka ka
qeyb qaadanaya.
C/laahi
Ibraahim Saalax Fuleyl, Ugaas Maxamed Bashiir
Khadar Xuseen, Cali Axmadeey, Maxamed Ibraahim
Fanax, Ugaas Max'ed Bashiir, Prof. Axmed Nuur Sheekh,
Max'ed Axmed Guuleed iyo Dheere Shiiqeey,
08/11/06
(Riix
Halkan)
Barnaamijka Doodaha Simba:
Soomaalida wey wada dhalatay maxaa keenay dhaliisha?
Qeybtaan Barnaamijka waxaa loogu hadli doonaa Moowduuca
Maxaa lagu kala gartaa Gob iyo Gun? Waxaana
Barnaamijka ka qeyb qaadanaya.
Eng. Suudaan Cali Axmed, Dheere Xaaji
Dheere, Saalax Fuleyl Xaaji, Ibraahim Shoowkaale,
Ugaas Max'ed Bashiir, Xaashi Xasan Warsame, C/laahi
Ibrahim Muse, Fikir kaaga ku soo biiri Barnaamijkaan
nagala soo xiriir
02/11/06
(Riix Halkan)
Barnaamijka Doodaha
Simba: Qeybtaan
Barnaamijka waxaa loogu hadli doonaa dadka dulman
Gobonimadii dalka Maxey ka faa'iideyn?
Waxaana
Barnaamijka ka qeyb qaadanaya. Eng Siidoow Xasan , Dheere
Xaaji Dheere, Saalax Fuleyl Xaaji, Ibraahim Shoowkaale,
Max'ed Xeyle, Khadar Xuseen, Ugaas Max'ed Bashiir, C/laahi
Calas Jimcaale, C/laahi Ibrahim Muse 24/10/06
Barnaamijka Doodaha Simba:
Qeybtaan
Barnaamijka waxaa loogu hadli doonaa dhibaato noocee ah
ayaa dadka dulman ka soo gaartay Garsooradii dalka soo
maray.
Waxaana Barnaamijka ka qeyb qaadanaya.
Dheere
Shiiqeey, Ibraahim Geedi, Suukaale, Saalax Leyl
Xaaji, Max'ed Daahir, Ugaas Max'ed Bashiir, Iyo Abuukar
Xaamud Yare Fikir.
kaaga ku soo
biiri Barnaamijkaan nagala soo xiriir.
15/10/06
.
Barnaamijka
Doodaha Simbanews
Quursi aan
garowshiyo lahayn Maxey
soomaalidu u takooraan dadka ka soo jeeda beelaha lagu
tilmaamo nasab-dhimanka. Fikir kaaga ku soo
biiri Barnaamijkaan nagala soo xiriir
Qeybtii Sedexaad
08/10/06
Barnaamijka
Doodaha Simba:
Quursi aan
garowshiyo lahayn Maxey
soomaalidu u
takooraan dadka ka soo jeeda beelaha lagu tilmaamo
nasab-dhimanka. 24/09/06
Quursi aan
garowshiyo lahayn Maxey soomaalidu u takooraan dadka
ka soo jeeda beelaha lagu tilmaamo nasab-dhimanka. Fikir kaaga ku soo
biiri Barnaamijkaan nagala soo xiriir
Barnaamijka Doodaha Simba muqadisho
17/09/06
Qeybtii labaad.
Barnaamijka Doodaha ee Radio
Simba Mogadisho.
Quursi aan garowshiyo lahayn
Maxey soomaalidu u takooraan
dadka ka soo jeeda beelaha lagu tilmaamo
nasab-dhimanka.
Qeybtii Kowaad
Yusuf
Osman Abdulle (Yusuf Shacir)
Abwanka oo Dhaliil usoo jeediyey
Abwaanada uugu magaca weyn ee manta jira Sida
Hadraawi, Sangub, Dhoodaan, Ahmed Ganey,
Cabdiqeys, Kaariye iyo YamYam !!!
1) Dhageyso
Gabeygan.
2) (Wareysigii
oo dhan halkan Ka dhageyso)
Wareesigaan
uu buxiyay Maxamud Cali Geeldoon
buugii uu qoray YIBIR oo aad ka dhageesan kartaan
{Barnaamij
Quursigu qiil m?}08.01-06
Waa barnaamij gaar ah oo kawaramaya
sida soomaalidu ay u quudhsato tololka soomaaliyeed
qaar kamid ah , oo iyagu markaa amaan mudan se aan quudhsi iyo faqooqid mudnayn
......
barnaamijkan waxaa idinla
socodsiinaya Khadar Maxamed xaashi
Ka
dhageyso Radio WidhWidhOnline
Gacal TakoorAhmed M.Assad.
Waresi Radio Swedhan
Gabooyaha
ka dhageyso halkan.
Ruwayadii
ardeyda Jamacda Minnesota USA Quursi qiilmaleyahay.
Quursigu qiil maleeyahay
BBC
Go,aamadii
kasoo
baxay Aqoon
is weydaarsigii cuqaasha G/sool sanaag iyo cayn Waa
in loola dhaqmaa dadka laga tirada badan yahay sida
Gabooyaha, Tumaalaha, Yibraha iwm. si la mid ah sida beelaheenna
kale isula dhaqanno xagga macaamilka iyo Is-dhexgalka bulshada gaar ahaan(
Xagga
guurka.)
Qalbigaaga
Jilci Oo Dhagayso Muxaadaradan:
Geeridda Ka Dib Maxaa Xigga...Sh Maxamed Rashaad.
 Halkan
ka dhagayso waraysi xiiso badan oo Radyow dulmane uu
la yeeshay Laura R, Laura waa macalimad ka mida
macalimiinta wax ka dhigta iskuulada ay caruurta
soomaaliyeed wax ka bartaan ee magaalada Minneapolis,
gobolka ay soomaalidu ku badan tahay ee Minisota.
waxaanu halkan ka raali galinaynaa qofkii aan fahmayn
luqada ingiriiska. waa kan waraysigii ee dhagayso
waraysigaasi waxaa ka qaaday Laura, C/rahman Eelay...Dhayaso.
Laura waxaad ugu hagaajinkartaa wixii ra'iyi ah
emailkeeda oo ah
If
Gabooye children go to school they are bullied so that
they cannot stay and get educated but instead end up
left with jobs such as shoe shinning. Gabooye minority
are referred to as sub human caste, serfdom, SAB and
many others.
 Waraysi
Aad Iyo Aad U Xiiso Badan Oo Aanu La Yeelanay C/Raxman
Adam Cali(C/rahman Eeley oo ka hadlaya arimaha Haybsooca
(Halkan ka dhagayso)
Dhagayso
waraysi ku saabsan dilkii loo gaystay marxuun Henari Adan Cali
(Qaxooti)
|