HOME |ABOUT US| SUGAANTA|GUEST BOOK  |Tacsida | Old NEWS | FEEDBACK | QUR'AAN

Radio Dulmane


 

Wararkii   BBC

04:00 GMT  Subax
11:00 GMT   Duhur
14:00 GMT    Galab
18:00 GMT    Haben

cabdimuxumeddiiriyedhuundalool22.jpg (48719 bytes)
Cabdi Muxumed Diiriye (Dhuundalool) oo u baahan Kaalmo biliwaadanimo, dhunta ayaa daloosha cabdi sida aad u jeedaan .


Abwaan Cadaruus M Dhuux iyo Gabaygii uu tiriyey webka Dulmane  Online

 

 


Shirweynihii labaad ee beesha siciidkuul oo guul  ku 2005

Somali Links

United Natins
UNDP || UNICEF
Somali Aid Co.
UN Program on AIDS
FAO || UN Volunters

Click here to make Dulmane your Home Page

 


 

 

Gabey Caydarus  Dhuux  Hesta Manta        Dadbey Meli Buktaa  

Kadhageyso Radio  Dulmane iyo Suldaan Daakir

 OPINION FIGRADAHA DADWEYNAHA

Gabey Uu Tiriyey Cawil C/laahi Beel-Cade
Sugaanta Dulmane (Bucurde)
Maantaan Helbeeggii Helnoon
Kala Hareynaa..(Inj:Maxamed Cali Cibaar)
Haddii Aan U Dhashey,Gabooye Ma Makkaan Gubey..(Gudoomeiye:Caabi)
Gabey:Raggii hore ee Gabooyaha ahaa iyo kuwan hada jira.(Ahmed Fure)
Hayb-soocu waa dulmi culimada qaar ay qayb ka yihiin!
Gabey: Halgan..
(mohamed ebar)
                     
( Qoraalidii hore Riix Halkan  All MAQAALO )
Heesta Ciida  Ala maanta ayaanta  Guji / Riix      

Fadlan ka soo qeyb qaado Masaajid
 laga dhisayo magaalada
Berbera

Macaawin kartaa Agoonta

Fadlan Alle Dartii uugu gargaar wiilkan Naafada ah

  Dhageyso Wareysi Qiiro Qoomama  iyowaliba qosolbadan Leh kuna saabsan Quudhsiga

Xisbiga daryeelka iyo cadaalada ee Ucid ayaa waxaa uu shalay galab qalab waxbarasho oo ka kooban 36 kursi uugu deeqay madaariska Quba ee kuyaala xaafada daami ee magaalada hargeisa.

Ururka Uswo oo kamid ah ururada ka shaqeeya arimaha beelaha laheyb_sooco ayaa waxaa uu shahaado sharaf gudoonsiiyey webka Dulmane. Gudoonka shahaadadan ayaa waxaa ay ka dhacdey xafiiska ururka Uswo ee magaalada hageisa.

Khilaafkii ka dhaxeeyey Hogaanka Dhaqanka iyo Wasiirkooda oo Soo Af_Jarmay,  shirkan ayaa waxaa loogu gogol xaadhayey soo afjarida xilaaf ragaadiyey habsami u socodka hogaanka sare ee beelaha gabooye.

Ururka Quba Welfare Organization ayaa waxaa uu ka hirgaliyey xaafada daami ee magaalada hargeisa madarasadii 4aad ee sida khaaska ah ay wax uugu baranayeen beelaha gabooye.

Madaxweynaha Somaliland mudane: daahir riyaale kaahin ayaa waxaa uu xilka kuxigeenka jagada xuquuqul iinsanka qaran Somaliland nin ka soo jeeda beelaha gabooye.

Ururka Quba Welfare Organization oo kamid ah ururada ka shaqeeya arimaha samafalka iyo kor u qaadida arimaha beelaha laga tirada badan yahay

Ururka uswo oo kamid ah ururada ka shaqeeya arimaha samafalka iyo kor u qaadida bulsha weynta la heyb_sooco

Abwaan Shaacir oo ka hadlay taariikhdii Suugan yahanka beelaha Gabooye

Boqor Haaji Muuse:  Indhow garad aan waxbaba baran ayaa yidhi waxaan ahay indheer garad:

Boqor Axmed oo ku tilmaamey wax laga xumaado maqaal ay beesha Muuse dhariyo ku qortay webka Dayniile dhegeyso oo akhriso

Dhageyso Heerka waxbarasho ee Madaariska Quba iyo sidii loo billaabey  Wareysi Xiiso badan

Ururka waayo arag oo ah urur ka shaqeeya arimaha ciyaaraha ayaa waxaa uu xalay oo taariikhdu aheyd 17/10/09 gudoonsiiyey qalabka ciyaaraha gaar ahaan kuwa kubada cagta naadiyo afar ah oo ka dhisan xaafada daami ee magaalada hargeisa.

"> Mattaan College  is seeking to recruit male and female part/Full time teachers to teach students 2-3 times a week at their agreed day and time.  We are currently looking for enthusiastic and committed teachers all across London.

Warbixintii Ay Bilkasta Ururka"VOSOMWO"  MAXAA KA HORTAAGAN BEELAHA LA HAYB SOOCO KA QAYBGALKA SIYAASADDA DALKA? 10/01/09

Shirkii Kowaad ee Culimada Beelaha Gabooye oo ka dhacay Magaalada BurcoShirkii Kowaad ee Culimada Beelaha Gabooye oo ka dhacay Magaalada Burco

Abwaan Baarleex oo lagu casuumey wiiga dhaqanka somalida oo ka dhacaya London

Ururka Uswo oo soo bandhigey Riwaayad ka hadleysa Takoorka iyo Tahriibka

Hogaanka Sare ee beelaha Gabooye iyo Abwaan Yousof Shaer oo hambalyo u diray Labadii ardey ee ka qalanjabiyey Jaamacada hargeisa

Ururka Quba Welfare oo deeq raashin ah u qeybiyey qaar kamid ah  Xaafadaha dadka  danyarta deganyahiin

Wiilkii iyo gabadhii uugu horesay ee ka soo  jeeda beelaha gabooye ayaa ka  qalan jabiyey jaamacada Hargeisa

Burco Madax dhaqameedka, Culimo-awdiinka iyo waxgaradka beesha gabooye ayaa sakaa shir jaraa oo balaadhan ku qabtay hotel Barwaaqo ee magaalad Burco  

Warbixiin Ay Bilkasta Ururka"VOSOMWO"Ka Soo Saaraan Heerka Takoorka Iyo Tacadiyada Xuquuqda Dadka La Hey-sooco Somalilnd

Gudoomiye cusub oo ay doorteen ardeyda jaamacada hargeysa  shirkan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa safirka dalka newzealand u fadhiya somaliland iyo suldaan daakir xassan khaliif oo kamid ah sallaadiinta beelaha

UrurkaUswo oo Shahaado Sharaf Gudoonsiiyey Safiirka NewZealand Urur kamid ah ururada ka shaqeeya arimaha daryeelka bulshada guud  

Hogaanka beelaha gabooye ee Somaliland oo midnimo qaran muujiyey Waxaa dhawaan ka dhacay  magaalada hargeisa shir aad loo soo agaasimay isla markaana ay goobjoog ka wada ahaayeen hogaanka dhaqanka ee beelaha gabooye, Culimada Aqoonyahanada Daawo sawiradan

Suldaanka guud ee beelaha gabooye oo shahaado sharaf gudoonsiiyey Madaxweyne Riyaale  kaahin Suldaanka guud ee beelaha gabooye ayaa waxaa

Boqorka Beelaha Gabooye Boqor: Ahmed Ugaas Warsame Iiman oo xukumada somaliland ku Amaaney magacaabista Safiirka NewZealand

Waxaa dhawaan xafiiska V I P da ee qasriga madaxtooyada somaliland madaxweyne daahir riyaale kaahin uu ku qaabilay suldaanka guud ee beelaha gabooye iyo safiirka dalka newzealand  

Safiirka Newzealand oo agab waxbarasho gudoonsiiyey  Madaariska quba  Cabdi Xassan Faarax buuni  oo qalab waxbarasho gudoonsiiyey maamulka madaariska quba ee magaalada hargeysa.

Gudoomiye liibaan ismaaciil maxamuud oo ah gudoomiyaha ardeyda beelaha gabooye ee dhigata jaamacada hargeysa ayaa waxaa uu dhanbaal hambalyo ah u diray safiirka dalka NewZealand  Mudane:

Gudoomiyaha Xisbiga kulmiya oo xafiiskiisa ku qaabiley Suldaan daakir Xassan Khaliif Waxaa dhawaan markii gudoomiyaha xisbiga kulmiye ee mucaaradka ahi ku qaabiley xafiiskiisa  

Suldaan Daakir xassan Khaliif oo sallaadiinta beelaha gabooye ku amaaney doorkii ay ka qaateen mashaqadii ka dhacday deegaanka ceel_bardaale

Dawlada Somaliland oo Safiir u magacowday Abdi Xasan Farax Buuni oo kamid ah aqoonyahanada beelaha gabooye inuu noqdo safiirka u fadhiya dalka NeaZealand.

Wiilkii agoonka ahaa ee lugta ka naafoobey oo bogsadey!ماشا الله 

Marwada Madaxweynaha S/land Huda barkhad Aadan oo shahaado sharaf iyo hadyad qaaliya gudoonsiisey Fannaanada Maryan Mursal Ciise

Ururka Quba oo deeq dhar ah u qeybiyey danyarta xaafada Daami Ururka quba oo ah urur kamid ah ururada ka shaqeeya arimaha musaacidaadka iyo daryeelka dadka danyarta ah ayaa waxaa uu dhawaan u qeybiyey dadka danyarta ah ee dagan  magaalada hargeysa.

Fanaanada Caanka ah ee Maryan Mursal Ciise, ayaa shalay Dhagax-dhigtay Iskuul cusub oo ay ugu magac dartay Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame (Hadraawi)

Ardey kamid ah ardeyda Beelaha Gabooye ee Jaamacada hargeysa oo lagu daray liiska hormoodka Jaamacada!

Abwaan Cusub oo ka gabyey qadiyada beelaha Gabooye!Hal mida aan noqonee hayb_sooca joojiya

Telsom international telcommincation Company ayaa waxaa ay uugu deeqdey sanad walba madaariska quba ee ay wax ku bartaan beelaha gabooye ee ku yaala magaalada hargeysa lacag dhan $1200 ( laba iyo toban kun oo dollar).

Abwaan Yousuf Shaer oo kala  hadley qadiyada beelaha gabooye ardeyda jaamacada hargeysa!  

Suldaan IID C/laahi Xirsi Oo ah Suldaanka  Beelaha gabooye ayaa waxaa uu ku baaqey in la taageero Xisbigii dantoodu kujirto.  

Maamul cusub oo ay sameysteen Ardeyda jaamacada hargeysa ee Beelaha Gabooye!

Shir Hawleed Lagaga xaajoonayay  sidii Looga Dhigi lahaa Dadka Laga tirade badan yahay in Waxbarashada Looga dhigo Mid Lacag La,aan ah ayaa Maanta Lagu Qabtay Xarunta Dawladda Hoose ee Gobalka Gabiley

Abwaan Hadraawi oo soo booqdey madaariska quba ee Beelaha laheyb_sooco Abwaan max,ed ibraahim warsame  (Hadraawi) oo kamid ah abwaanada uugu waaweyn Somalia ayaa waxaa uu booqosho ku yimid madaariska Quba ee lagu barto diinta Alle iyo

Wiilkii yaraa ee agoonka ahaa oo deeq lacag Sahal cabdi oo ah wiil yar oo agoon ah ayaa waxaa soo gaadhey lacag ka timid dalka Sweden.

Gudoomiyaha Beelaha Gabooye ee S/land iyo Suldaan Daakir Xassan Khaliif oo Hambalyo u Diraaya Shabakada Cusub ee Gabooyenews.

Alle dartii wax kutar Wiilkan Yare ee Agoonka ah  Waxaanan ka codsanayaa dhamaan dadka islaamka ah meelkasta oo ay joogaan iney wax iigu soo qabtaan wiilkan yar waxaanan ku rajo weynahay in.

Suldaan daakir xassan khaliif oo kamid ah sallaadiinta beelaha Gabooye ee dagan S/land ayaa waxaa uu ku qabtey shir jaraa'id magaalada hargeysa. Shirkan jaraa'id ee suldaanka oo ahaa mid...

Jaaliyada somalida ee dalka Finland ayaa deeq raashin ah u fidisay dadka danyarta ah ee xaafada daami deeqdan oo isugu jirtay Bariis, Daqiiq, iyo waliba, Sonkor,

Barkhad Cabdi Cige oo kamid ah Qurba jooga Beelaha gabooye ee dalka Canada ayaa waxaa uu soo gaadhsiiyey Xafiiska Dulame ee Magaalada Hargeysa Maqaal uu ku dhaliilyo Qurba jooga Beelaha Gabooye,

Waxaa Haayada iyo ururada u dooda xuquuqda Aadamaha ay u aqoonsadeen Gabeyga la idhaahdo (DULMANAHA LA QUUDHSADEY) inuu yahay Gabeyga Qarniga aynu ku jirno marka la eegabey yidhaahdeen la dagaalanka Dulmiga iyo tacadiyada ka dhanka ah xuquuqda Aadamaha, 

Filim ku saabsan Hayb_sooca oo Hargeysa lagu soo bandhigey!

Abwaanka Caanka ah Ee Yousuf Shacir Oo Hambalyeeyey
Mi dnimada iyo Horumarka Beelaha Gabooye Ee Hargaysa
 

Baaq beelaha gabooyaha: Ku: Dhamaan maamuladda qabyaaladda ku dhisan gaar ahaan Soomaali-land iyo Punt-land:

Jaaliyada Somalida ee Dalka Sweden oo Deeq Raashin ah Soo gaadhsiiyey Dadkii Tabaaleysnaa

Yaa Caawinaaya Dadkan Tabaalaysan Magaalada Hargaysa ayaa waxa dagan qoysas dan yar oo u badan Agoon iyo Rajey kuwooda walidkood noolyahayna aaney waxba dhaamin xaga Nolosha  

Xildhibaan ka tirsan Barlamanka S/land oo Afar boqolo Kitaab u Qeybiyey Ardeyda Madaariska QUBA

Warbixin ka hadlaysa Doorka Dhilinyarada Gabooye iyo Jaamacada Hargaysa

Wiil Gabooye ah oo si Badheedh ah Loogu Toogtay Xaaada Daami ee Magaalada Hargaysa

Hogaamiyayaasha Beelaha Gabooye ee Magaalada Hargeysa oo ku Baaqey in la Isbarbar istaago Halganakan Socda

Burco iyo Beelaha Gabooye  

Hargeysa: Bushaaro qaran Warbixin ku saabsan waxqabadka Beesha Gabooye(Akhri more..)

Hargeysa(Jam)-Dalkani Waa Kaanu u Dhalay, Kuna Dhalanay , Hadal Tallaabo Yidhina uga Tagimayno' Suldaan Naasir Suldaan Cabdi Boqor.

Hargaysa) Deputy Minister of Justice Yousuf (TALAABO)  Dictators, Killers, Warlords Vs Civilians, Blood, and pain!!   Another Dictator rule in Somaliland?  Is history repeating itself?  Somaliland. The deputy minister of Somaliland went on abusing and insulting the minority groups,  (Riix Halkan)

Gabooyoow, Baydari, Adigaa I gumaadaye sideen kuu gargaaraa!! Shir aad loo soo agaasimay oo meel walba laysaga soo habar wacday ayaa markay taariikhdu ahayd 26/10/07 ka dhacay magaalada London

Warqad Furan Oo Ku Socota Wasiirka Arimaha Gudaha S/Land Mudane wasiir, waxa labadayada debnood dhexdooda saran duco iyo habaar, mana habaarno ummadayada na dulmaysa.........(Xaaji Muuse Mire)   (Halkan Ka Akri)

BBC Hargaysa: Suldaan Daakir Xassan Khaliif  oo BBC  da siiyey wareysi ku saabsan Dooroshooyinka SomaliLand  (Dhageyso Halkan)

Baaqa ay soosaareen qurba jooga Beelaha Gabooye
Ku: Dawlada Somaliland
Ku: Dhamaan Odayaasha, iyo Cuqaasha Somaliland
Ku: Dhamaan Odayaasha iyo wax garadka Beesha Habar-Yoonis
Ku: Guud ahaan dadka wax garadka ah ee gobolka Sanaag.
Ku: Ururadda Haweenka Somali-land.
Ku: Ururadda Xuquuqul Insanka Somali-land.

Ceeri-Gaabo: Gabadh Gabooye ah,oo ay  isku haystaan beelaha gabooye iyo  Beesha Cabdi-Xaamud/Habaryoonis.(Halkan ka akhriso)

Gudoomiyayaasha Baarlamaanka iyo Xisbiga UCID oo Booqasho Tacsi ah   ugu Tegay Qoyskii uu ka Geeriyooday Marxuum Saaqa.

Gabiley (Jam)-Wasiir-xigeenka Wasaaradda caafimaadka iyo shaqada, Mudane Mahdi Cismaan Buuri, ayaa shalay uga furay aqoon-iswaydaarsi ku saabsan horumarinta iyo ilaalinta xuquuqda dadka laga tirada badan yahay ama la hayb sooco, kaas oo lagu qabtay Hoteelka Askar ee degmada Gabiley.(Riix halkan)

Voice of america: Dood ku saabsan Sida wax loogu qeybsadey  4.5 iyo cida dulmigaasi ka danbeysey (Riix Halkan)

Qoraal ku socda Wakiilka Qaramada Midoobey Hayb Sooc: Dhaqan liita oo lid ku ah bani'aadam - nimada.  Haybsooc waa maanso uu tiriyay Abwaan Maxamed Hirad

Dhawaaq dheer - Jawaab gabaygii abwaan Hadraawi ee Dhulgariir Waxaana tiriyey Abwaan Maxamuud Abdilaahi Rooble . Gabayganu waxa uu jawaab u yahay   gabaygii Dhulgariir ee Abwaanka Caanka ah ee Hadraawi uu ku dhex dhigay  Umada soomaaliyeed.

GABALDAYE  waa gabay uu tiriyey Abwaan  (KAYD MAXAMED CABDALLA) Hadaad rabto inaad dhageysato suugaanta kayd mahamed  guji linkiyadan hoose.

SUUGAANTII KAYD MAXAMED CABDA

Hargeysa (Jam)- Bayaan ay shalay soo saareen masuuliyiinta afar ka mid ah ururrada xuquuqada aadanaha ee ka soo jeeda beelaha la hayb-sooco ee Somaliland, ayaa waxay si kulul ugu cambaareeyeen Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, Dr. Maxamed Xirsi Oomane

Hargeysa: Munaasibad ballaadhan oo abwaanka caanka ah ee Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) ku soo bandhigay maanso cusub oo la magac-baxday DHULGARIIR oo uu  kaga hadlayo xadgudubka iyo gabbood-falka loo geysto dad la hayb-sooco

Laas caanood: Yuusuf Saciid Garaad Ayaa Shahaadooyin Gudoonsiiyey Isagoo Wakiil Ka Ah Garaad Jaamac Iyo Jaalliyadda USA Shaqsiyaad Iyo Hay'addo.

Urur cusub oo looga dhawaaqey  SOMALI MINORITIES  ORGANIZATION FOR PEACE &HUMAN RIGHTS  .

Gudoomiyaha Ururka Xirfadlayda Soomaaliyeed Ee Beelaha Dulman Ibraahim Geedi Jimcaale (Shookaali) oo Qoraal U Direy Wakiilka Qaramadda Midoobey(UN) Ee Soomaaliya.(Ka akhriso halkan)

Afhayeenka Beelaha Jareer weyne ee Waqooyiga Ameerika  Ibrahim Maxamed Cabdi (Akuja) Oo Ka Hadley Maamuladdii Loo magaacabay Gobalada Jubooyinka Radio Zimba.Dhageyso |18 Feb 07

"Wallaahi ayaan ku dhaartaye duulaan iyo dulmi lagula kaco dad awood loo sheegto cidna kuma hodmeyso..."Saleean Colaad Rooble:Xildhibaanka jareer-wayne

Quursi aan garowshiyo lahayn Maxey soomaalidu u takooraan dadka ka soo jeeda beelaha lagu tilmaamo nasab-dhimanka. Fikir kaaga ku soo biiri Barnaamijkaan nagala soo xiriir  Barnaamijka Doodaha Simba  17/09/06    Qeybtii kowaad.

SOMALI MINORITIES ORGANIZATION FOR PEACE &HUMAN RIGHTS

Warqaddii Ururka Somali Organiztion For Peace And Human Right U direy United Nations Development  Programmes in Nairobi

Shirkii Sanad laha Ahaa ee Beesha Siciid-Kuul ee Qurbaha Oo Is Afgarad Ku Dhamaaday.  (Halkan Riix)

Hargeysa  Innaa Lilaahi Wa innaa Ileyhi Raajicuuna Qaadisiya.C/naasir Saciid odawaa oo dhowaan lagu Gubay Magaalada Hargeysa halkaasina ku lahaa Dukaan.

Quursigu Qiil ma leeyahay’’ Ka Gaar Daawashada Filimkaan oo kusoo baxaya Shaneemooyinka Magaalada London, Waa Filim Cajaa’ib ah oo ka hadlaaya Qiso dhab ah oo ku dhacday lamaane is jeclaaday oo lagu kala Geeyay hayb sooc oo kaliya, Waxaana uu muujinayaa dhibaatada lagu hayo Shacab Soomaaliyeed oo aan waxba Galabsan. (23 Nov)

Nin kas soo jeeda beelaha Dulman oo lagu gubay magaaladda Hargaysa..waa war aad iyo aad looga naxo...Qaadisiya..(KA AKhri HAlkan)

Markaz Cusub oo Lagu Baran Diinta Islaamka oo laga hirgaliyey Magaaladda Muqdisho Looguna magac darey Badaado oo Loo furey Beelaha Dulman..Qaadisiya..
(Ka akhriso halkan)

Haweenka Beelaha Dulman iyo mas'uuliyiin ka tirsan golaha maxkamadaha oo kulan ku yeeshey xarinta maxkadaha ee muqdishu...halkan ka akhriso.

Somaliland Gabooye Rights  Memorandum for Gabooye Rights in the Somaliland Constitution  The Gabooye Groups in Somaliland have been discriminated and excluded by the Government directly and indirectly for centuries. The Somaliland customs and the practice of (Second Class Citizenship)

Barnaamijka Doodaha Simba:  Qeybtaan Barnaamijka waxaa loogu hadli doonaa dadka dulman Gobonimadii dalka Maxey ka faa'iideyn Waxaana Barnaamijka ka qeyb qaadanaya. Eng  Siidoow Xasan , Dheere Xaaji Dheere, Saalax Fuleyl Xaaji, Ibraahim Shoowkaale, Max'ed Xeyle, Khadar Xuseen, Ugaas Max'ed Bashiir, C/laahi Calas Jimcaale, C/laahi Ibrahim Muse 24/10/06 (Riix Halkan More)

Walalayaal halkan ka daawo qoys Soomaliyeed oo loogaystay dhibaatooyin cunsuriyad ku  salaysan oo ay kula dhaqmeen dad ka soo jeeda wadanka Denmark.Halkan Rixhttp://www.youtube.com/watch?v=7lSe6t4kT2M&search=
somaliland %20somalia%20Djibouti%20Somali


Go,aamadii kasoo ba

Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay Gudoomiyaha Beelaha Gabooye ee Qaarada Yurub iyo Waqooyiga Ameerika

Qalbigaaga Jilci Oo Dhagayso Muxaadaradan:  Geeridda Ka Dib Maxaa Xigga...Sh Maxamed Rashaad.

Halkan ka dhagayso waraysi xiiso badan oo Radyow dulmane uu la yeeshay Laura R, Laura waa macalimad ka mida macalimiinta wax ka dhigta iskuulada ay caruurta somaliyeed wax ka bartaan ee magaalada Minneapolis, gobolka ay soomalidu ku badan tahay ee Minisota. waxaanu halkan ka raali galinaynaa qofkii aan fahmayn luqada ingiriiska. waa kan waraysigii ee dhagayso waraysigaasi waxaa ka qaaday Laura, C/rahman Eelay...Dhayaso.  Laura waxaad ugu hagaajinkartaa wixii ra'iyi ah emailkeeda oo ah

Waraysi Xasaasi ah oo aanu la yeelanay Sh.C/raxman Axmed Xali(Tuke):Dilkii arxandaradda ahaa ee xabsiga magaalada Gaalkacyo dhexdeeda loogu gaystay  ALLe ha u naxariisteen marxuun Cali Dhuux waxaa u xiran 3 nin oo midi abgaal yahay,taliyihii saldhigaasi iyo nin ANAASA oo ahaa kormeeraha sedexaad ee qaybta booliska ee uu ku baxay Cali-Dhuux.. Halkan ka dhagayso..

Puntland:-Waraysi Ku saabsan Dhibaatooyinka lagu kacyo beelaha aan hubaysnayn ama laga tiradda badan yahay ee ku hoos nool dowlad goboleedka Puntland oo la yeelanay caaqil ka soo jeeda beelaha la hayb-sooco oo magaciisa la yiraahdo Caaqil C/laahi Xaashi Cali, waraysigasi halkan ka dhagayso.(Riix halkan)  
 

P
untland:-  Dhibaatooyinka lagu hayo dadka laga tirada  badanyahay  oo waayahan danbe ku soo kordhaya Dawlad goboleedka Boontland.

If Gabooye children go to school they are bullied so that they cannot stay and get educated but instead end up left with jobs such as shoe shinning. Gabooye minority are referred to as sub human caste, serfdom, SAB and many others.

Waraysi Aad Iyo Aad U Xiiso Badan Oo Aanu La Yeelanay C/Raxman Adam Cali(C/rahman Eeley oo ka hadlaya arimaha Haybsooca  (Halkan ka dhagayso) 

LONDAN UK. Banaanbax aad iyo aad u wayn oo ka dhacay magaaladda Londan oo ay soo qaban qaabisay beesha Gabooye ee London oo looga soo horjeedo cadaalad daraddii lagu sameeyey Alle ha u naxariistii Marxuun Khadar A. Cismaan (Dhabar) daawo sawirdii laga soo qaaday iyo sida iyo dhamaanba sida uu u dhacay bananbaxani.(Daawo TV/)

Yusuf  Osman Abdulle (Yusuf Shacir)
Abwanka  oo
Dhaliil usoo jeediyey Abwaanada uugu magaca weyn ee manta jira Sida  Hadraawi, Sangub, Dhoodaan, Ahmed Ganey, Cabdiqeys, Kaariye iyo YamYam  !!!
1)-Dhageyso Gabeygan.
2)-(Wareysigii oo dhan halkan Ka dhageyso)Yusuf Osman Abdulle (Yusuf Shacir) Abwanka oo Dhaliil usoo jeediyey Abwaanada uugu magaca weyn ee manta jira Sida  Hadraawi, Sangub, Dhoodaan, Ahmed Ganey, Cabdiqeys, Kaariye iyo YamYam !!!

Wareesigaan uu buxiyay Maxamud Cali Geeldoon buugii uu qoray YIBIR oo aad ka dhageesan kartaan

{Barnaamij Quursigu qiil m?}08.01-06   Waa barnaamij gaar ah oo kawaramaya sida soomaalidu ay u quudhsato tololka soomaaliyeed qaar kamid ah , oo iyagu markaa amaan mudan se aan quudhsi iyo faqooqid mudnayn ...... arnaamijkan waxaa idinla socodsiinaya Khadar Maxamed xaashi  Ka dhageyso Radio WidhWidhOnline

Gacal TakoorAhmed M.Assad.
Waresi Radio Swedhan  Gabooyaha ka dhageyso halkan.
Ruwayadii ardeyda Jamacda Minnesota USA  Quursi qiilmaleyahay.
Quursigu qiil maleeyahay BBC

Wararkii ugu Danbeeyey :  for ENGLISH (Click  ):

Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay Gudoomiyaha Beelaha Gabooye ee Qaarada Yurub iyo Waqooyiga Ameerika

Waxaana islla durbadiiba markii go'aamadas qallinka lagu duugay farxad iyo sooo dhoweyn ku qaabilay shacabb weynihii isugu yimi Geeedka Nabada Aangalo  Garaad C/laahi G soofe Duraan ,   Boqor C/laahi Axmed Cali ,    Suldaan Daakir Xasan Khaliif    Garaad saleebaan Buraale,  Suldaan Siciid cismaan Cali   Xaaji Maxamed Cumar Camay

Laascaanood(Radiossc.net):-Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Shir Guddoomiyey Shir Isimo, Cuqaal Iyo Aqoon Yahanno SSC Ahi Maanta Ay Ku Yeesheen Hotel Xamdi Shir Ballaadhan oo ay ka soo qayb galeen Isimo, Cuqaal Aqoon-yahanno iyo wax-garad kale ayaa maanta lagu qabtey Hoolka Shirarka ee Hotel Xamdi, ( Riix Halkan)

Buuhoodle:  Gaadhi noociisu yahay kuwa ay soomaalidu u taqaano Layla-callaawi ( Laan-kuruusar) oo beesha Siciid-kuul ee qurbuhu ku wareejiyeen furahiisii  Suldaan Daakir Xassan Khaliif  (Riix halkan)

The Minority School of Burtinle Waxaa nalagu yiri nooga baxa xafiisyad midgayahow midguhu dhaleen  Kuwii canshuuraha qaadayey waxey naga soo xirxireen meelahii aanu kabaha ku toneeney. sidaas waxaa yiri  (halkan ka akhriso warbaxintii  schoolka.)

LONDAN UK. Banaanbax aad iyo aad u wayn oo ka dhacay magaaladda Londan oo ay soo qaban qaabisay beesha Gabooye ee London oo looga soo horjeedo cadaalad daraddii lagu sameeyey Alle ha u naxariistii Marxuun Khadar A. Cismaan (Dhabar) daawo sawirdii laga soo qaaday iyo sida iyo dhamaanba sida uu u dhacay banaanbaxani.(.Daawo )

Boohoodle: Pro Cali Khaliif Galaydh iyo odayaasha SSC oo dadaal ugu jira sidii ay u damin lahaayeen colaada ka aloosantay tuulada Angalo. Waxaa iyaguna halkaas hadalo qiimo leh ka soo jeediyey Caaqil Cabdi Jaamac Halac, Suldaan Daakir Xasan khaliif & Sheekh Cumar Sh. Cismaan iyo culumaa'udiin,

» D
aawo fikirka ay ka bixiyeen soomaalida gobalka Minisotta ee wadanka USA, dilkii qisaas ku sheega ahaa ee lagu fuliyey marxuun Cumar macalin: Soomaalidda Minneapols iyo sida ay u arkaan Qisaastii lagu dilay marxuun cumar macalin Xusseen  

Mogadishu  May 02, 06  Maxkamada islaamiga ee makka Al-mukarama ayaa maanta ku fulisay dil khisaas Gacan ku dhiigle Horey degmada Waaberi ugu dilay macalin Dugsi Quraan ku yaalay halkaasi, iyadoo goobtii qisaastu ka dhacday ay soo buuxdhaafiyeen dadweyne aad u fara badan.
 

dil7.jpg (49478 bytes)SOOMAALIYEY BAL EEGA DILKII KA DHACAY MUQDISHO USBUUCII AYNU KA SOO GUDUBNAY MAQAALANKANI WUXUU KU QORAN YAHAY AFKA INGIRIISKA BAL AKHRIYA..SIDOO KALE QOFKII U BAAHAN LUQADA SOOMAALIGA HA KA RAADIYO SHABELLE.COM IYO WEBSITE YADA KALE EE SOOMAALIDA.....AKHRI

Hargeysa: Wararka naga soogaaraya Magaaladaasi oo sheegaya wali in ay ku sii socoto dulmigii  iyo dhibaatadii lagu hayay beelaha gabooye. Hadana cadaaladii ay indhaha istireyso   tasoo micneheedu yahay waxba kumalaha Gabooyahu Cadaalada  Sinaanta  iyo Xoriyadba. S/Land.

» Baaq ay soo saareen odoyaasha iyo cuqaasha beesha gabooye oo ku saabsan abaaraha ba,an ee sameeyey reer miyiga beesha gabooye

» Qudbadii Suldaan daakir X. Khaliif uu kajeediyey caanashubkii Garaad Buraale

HOME|ABOUT US|SUGAANTA|GUEST BOOK|Tacsida|All MAQAALO| QUR'AAN

 Old News  Halkan ka Fiiri

DULMANE

RadioSSC
Suldan Dakir iyo hadaladii iskuulka lagafurey Buuhoodlle
         Dhageyso


Ardaydii gabooye ee ugu horeysay ee kaqalin jabiya jamacada hargeysa

 


Hoyo WAris Warsame


Khudbadihii Shirweynihii 6aad ee hay'adda SSHDA: Maxamed 
ka dhageyso halkan

Doodihii Quursigu Qiilmaleeyahay

Report on minority groups in Somalia


Khar Cisman


Warbixintii Ururka "Crisis Group" ay 11kii July 2005 ka qoreen Soomaaliya oo ka kooban 28 bog oo ku qoran Af Ingriisi
[PDF]

Dhalinyaradii ururuka SYL
Center for Justice & Accountability Redress Int'l Criminial Court Victims Guide to the ICCAmnesty Int'l

Other Links

Duruus

Aflax.net

Al Quran

Al-Taqwaa

Barashada Dinta Islaamka

aro Tafsiirka Quraanka 

Companions of Prophet Muhammed

Dar Al-Talaba

Dibu Nabawi

Discover Islam

Hadith
Sh.Cabdirashid

HALAL & HARAM

Hanuun.com

Islam East Arica 
 Islam Canada

Islam Today

Islam Web

Islam.org 

Islam-Guide

Islamic Civilization

Islamic History

slamic Information Resource

slamic Medicine

Waqtiga Salada
Download Now
Sthan (Azan) Basic 3.0
 

 

Maxaa burburiyey USC.

Dawnload

Real Player

ANTI-VIRUS

McAffee
Dr. Solomon
Trend Micro

LEARNING EDGE

lesonplanspage
edubanners.com
teachervision.com
learningnetwork
myschoolonline
infoplease.com
wrox.com
websitegoodies
webmasterbase
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

^^  KOR  KU NOQO ^^

Copyright©Dulmane.com Email :
Hit Counter