Dulmane.com

Arin go’aan doonaysa doodgarangar ma,bogsiiso?
Arin go’aan doonaysa doodgarangar ma,bogsiiso?

Aringo’aan ubaahan dood garaangar mabogsiiso?

maah maahdan murtideedu waxay kutaaranaysaa

xaajada laga dooda hadii aan go’aan laga gaadhin garangar ugarowshiimo xal uma noqdo uurxumo iyo murug un bay taarataa dadkay saamaynayso arintaasi waxaana layidhi (biiq caruuri qabatay isna waa ku quurgooyo iyana waa laciyaar.) hadaba arintaa dooda aan go’aanka aan lahayni waxaa ay wer wer iyo walaac ku haysaa dadka Midgomaalka ah. oo arintooda looga hadlo si ay hagrasho ku jirto. Haday tahay doodahaa xaajodooda lagaga hadlaayo iyo arintooda oo si danbabasa loogu tagrifalo. Siday kutaabo gali lahaydna aan looga hadal wali. In kasta oo quudhsigu qiil maleeyahay in badan lagaga dooday go’aan wax ku olaana aan laga aadhin.Sidoo kale ayadoo lagaga dooday( Midgomaal Duudsiga gaadhay ma,garbaa mise waa gaf).sidoo kalana inbadana lagaga hadlay doodo badan oo dalka iyo dibadiisaba. Wali lagaba gaadhin ujeedadii looga danlahaa. sababtoo ah siday ku hirgali lahayd oo laseegan yahay sida runta ahna waxa layidhi (milile guudkii lama dhayo). bogsan maayo nabarkaa la,dawaynayaa hadaan qolafts lagaqaadin dheecankana laga sii daynin kadibna aan la,dawaynin.Hadabada si arintaasi loogu maaro helo in kuwa loo doodayaa lawaydiiyo dantooda. Iyo siday tabaalaa kaga baxayaan sidii horayba loo yidhi (Tows ninlaa u galgasha tolna waa u irkiyaa.)

Hadaba sida kali ah ee lagu dawayn karaa waa iyadoo kuwa wax tabanaya iyo kuwa wax laga tabnayaaba wada jir uga tashadaan. Siday xal waara uga wada gaadhi lahaayeen go’aan kadibna xeer taaba gala looga gaadhi lahaa  Si ay arintii u hirgasho darteed. Hadaba sida ugu haboon ee suurta galinaysaa. Waa iyada oo si hagar la’aan ah wax looga qabto sidaa oo ah gole lays kugu yimaado oo lagu garamo. Mudici iyo madaacalayna doodaan. Kadibna gar hele la,xaal mariyo. kii laga helaana gardaradiisa loo sheego. Gudiga xeegbeertiga ihina go’aan kasoo saarto Dhaxal gal ah oo hadeed lagu dhaqmo (garina laba nin kama wada qosliso)

Hadii midgomaal waxa lagu sheegayaana ku cadaato. Waa kii gar qaata ee ku qanca. Kii waxaanu ahayn ku sheegayaana hadii u ku waayo waa inuu xaal mariyaa . Hadaba mudicigu waa Midgomaal mudacalayguna waa soomaalida oo dayrisay dadkaa lagudboon gees kasta oo laga eego. Soomaalay hala qaado gartaa dulmiga ah ee loo geestay dadkaa midgomaalka ah .

Waana sida kali ah eey arintaasi ku dabar go’ayso hadii dar Alle iyo daacad looga yahay.

Qore Caaqil Cali Yaabarak warsame

Dhageyso Abwaan Yuusuf Shaacir Oo Ka waramayaa Sugaanyahankii Beelaha Gabooye!
Wareysigii shaacirhalkan kadhageyso

Dhageyso Abwaan Shaacir Oo Ka waramayaa Sugaanyahankii Beelaha Gabooye!

http://dulmane.com/suganta/codka

/dulmanahalaqursadey.ram

http://dulmane.com/suganta/codka/shacir.ram

Fadlan wallaal Alle Dartii Ku Caawi Gabadhan Dhibtu ku Habsatey
Fadlan wallaal Alle Dartii Ku Caawi Gabadhan Dhibtu ku Habsatey

قال تعالى :

(مثل الذين ينفقون أموالهم  في سبيل الله كمثل حبة أنبتت سبع سنابل  في كل سنبلة مئة حبة

والله يضاعف لمن يشاء والله واسع عليم)

Shugri Axmed Xaashi waa gabadh aad uula dhiban xanuun kaga habsadey dhinaca cunaha iyo qoorta shugri waxa ay kamid tahay danyarta degan magaalada hargeisa gaar ahaan xaafada daami isla markaana shugri waxa ay ka soo jeedaa qoys aan awoodooda dhaqaale u saamaxeynin iney geeyaan cusbitaal dibada ah iyadoo dhakhaatiirta dalku u sheegeen inaan waxba lagaga qaban kareyn dalka gudihiisa dibada mooye  .

Haddaba shugri waxaa xanuunkeedan u dheer takoor ay kala kulantey dadkii ay dariska ahaayeen iyadoo caruurtu marka ay u booqato lagaga qeylinayo oo laleeyahay ha u tagina ee ka joogaa iyo erayo kale oo dhib kaga tagey qalbigeeda.

Shugri ayaa waxaan ku booqdey gurigeeda waxaanan weydiiyey su.aalo waxaana isla markiiba indhaheeda soo hadheeyey ilmo kadibna dareynkeyga ayaaba is badelay oo waan ilmey gaadhey shugri waxa ay awoodi kari weydey iney ka jawaabto su.aalaheyga.

Si kastaba ha ahaate waxaan isku dayey mar kale inaan dajiyo dareenka gabadhan waxaanan ku qanciyey iney samirto oo arintani tahay imtaxaan iyo callaamad Alle shugri waa ay ku degtay waanadeydaa.

Haddaba akhriste wallaal adigoo mahadsan fadlan soo gargaar gabadhan

Waxaanad kala soo xidhiidhi kartaa

Sheikh: Max,ed Mouse Nour(Abu_Sufyaan)

Oo ah gudoomiyaha hawshan wada

Tell: 002522+4482999

Soo diyaarintii barkhad jama hirsi

Email: midgaanyare@hotmail.com

Ururka Quba oo Madarasadii 5aad iyo Masaajidkeedi ka hirgaliyey xaafada Daami
Ururka Quba oo Madarasadii 5aad iyo Masaajidkeedi ka hirgaliyey xaafada Daami!

Ururka quba oo kamid ah ururada ka shaqeeya arimaha waxbarashada iyo samafalka ayaa waxaa uu ka hirgaliyey xaafada daami ee magaalada hargeisa Madarasadii 5aad iyo masaajikeedi.

Dhismaha madarasada iyo masaajidka ayaa waxaa ka qeyb qaadatey haayada Alhuda oo saldhigeedu yahay magaalada hargeisa.

Tallaabadan ayaa waxa ay ku soo beegantey wakhti ay danyarta xaafadu baahi badan u qabto waxbarashada teeda diiniga ah iyo teeda maadiga ah

Maamulaha guud ee madaariska quba mudane: Najax xussein xariir oo u warameyey webka Dulmane ayaa waxa uu sheegay sida ay mihiimka u tahay in laga dhiso bulshada dhinaca waxbarashada iyadoobuu yidhi horeyna aanu xooga u saarney dadka danyarta ah sidii ay uuga faa,ideysan lahaayeen waxbarashadan ka socota xaafada daami.

Sidoo kale najax waxaa uu sheegay iney dhamaan bilaash yihiin goobaha ay gacanta ku hayaan cadadka ardeyda dhigatana uu ku tilmaaamey 1000 ardey.

Waxaa dhinaca kalena dareenkooda cabiraad ka bixiyey deegaanka xaafada oo sheegay iney arintani tahay mid horey loogu baahnaa oo soo daahdey laakiin imikaba ay tahay wax Alle loogu mahadnaqo.

Ururka quba ayaa ah mid heegan dheeraad ah uugu jira sidii loo tirtiri lahaa jahliga ku habsadey beelaha gabooye iyo sidii loo helilahaa jiil ka xoroobey takoorka iyo tacadiyada horey uula kulmey inta badan dadka gabooyahay.

Dulmane Hargeisa Office:

Barkhad jama Hirsi

Email: Midgaanyare@hotmail.com

jeeroon midgaan iyo tumaal meel isugu keeno tirin maayo maansadaad igu tuhmeeysaa
Waxaa cad oo marag madoona in cadawgeenu hadaynu  nahay beesha gabooye uu inaga soo weeraray jiha kasta  tab iyo xeeladkasta oo uu heli karayayna inoo adeegsaday. dhaqaale, hub,af iyo adinba mar walbana uu isugu geeyo sidii uu inoo wax yeelaynlahaa, waxaad se moodaa in dadka sidaa loogu tashaday ayna laba soconba shirqoolka loo maleegayo ,oo ay halkii ay ahayd inay is difaacaan kadoor bideen inay dhexdooda kala dhamaan waayaan oo ay iyagu isku mashquulaan ninka walaalkii ahna kajeclaado nin cadowa isagoo run moodaya amaan inta uu joogo la amaanayo marka muuqiisa lawaayana

waa midgaankii laleeyahay , maanso somaliyeed ayaa leh

ORGIGII LANAAXSHEE

ADHI RAACDO DHAQATEE

KU ASQAYSAY HEESTEE

AMAAN UJEEDALE

AAMINE RUN MOODEE

DHAAARTII LAGAWRACAY

IS OGAADAYBAAD TAHAY

sida ay maansadu tilmaamayso waa dhab ninkastoo udhaga nuglaada amaanta nin shisheeya ah uu lamid yahay orgigaa maalintii lagawracay is ogaaday oo uu goor lagawracay oo ay xeedho iyo fandhaal kal dhaceen uu baraarugi doono.

horaantii sanadkan waxaa laysku dayay siloo baabiyo jiritaanka beesha gabooye iyadoon qori caradii la istic maalayn in beel kamida beelaha gabooye layidhaahdo waxaad tihiin isaaq si ay taasi wado ugu noqoto kala daadasho kutimaada beesha. si,ay taas ugaadhaan xeeladaha ay isticmaalayeen waxaa kamid ahaa inay beeshii gabooye  ee ay dhalashada iyo dhiigu uu midaynayay ay yidhaahdaan gabooye dad wada dhashay maahee waa dalad midaysay dad kala dhalasho ah taasoo ay kusoo qorayeen bogoga hore ee website dada ayleeyihiin iyagoo adeegsanaya shakhsiyaad katirsan beesha oo aan fahansanyba meel wax maryaan.

waxa kale oo aynu arkaynaa bishan guda heeda in general maxamed cali samater oo ah ninkii somali ka hor istaagay in ay ethiopia qabsato dhiigisa iyo naftiisana u horay xornimo somaliyeed lagu ashkataynayo dalka maraykanka iyadoo lagu marmarsiyoonayo dadbuu laayay iyo wax lamida, mar lawaydiiyay raga dacwadan ku haysta cali samter in dadkii dawlada kula jiray cali samater ay qaar kood joogaan hargaysa inay iyagana dacwaynayaan waxay si cad bbc ugu sheegeen inay iska cafiyeen iyaga oo anay waxba uhaysan, dabcan way cadahy waxa uu cafiskaasi yahay max suulkiisuna waa isku tolbaanu nahay,

hadaba waxaan filayaa qofkasta oo caqli leh in labadaa arimood ee aynu kor kusoo sheegnay ay daliil cad u tahay in dagaal laynagula jiro , oo jiritaankeena aan la ogolayn , layskuna dayayo in layna tirtiro oo hadii barigii hore xabad iyo waran laynoola imanjiray maanta ay tahay dagaal kaxun kaxabada, hadii laga dhiidhiyi waayo oo meel looga soo wada jeedsan waayana ay iman doonto in lawaayo qof sheegta magaca gabooye oo aynu kudambayno  qof sheegta cida uu layaalo iyo mid noloshiisa inta kahadhay qurbaha kuqaata. si tan aynu uga bad baadno qof walba waxaa kuwaajiba mid qalin kudagaalam mid afkudagaalama iyo midqori qataba  by any means necessery inaynu kubaraarugno khataraha ku xeeran jiritaankean iyo nolosheenaba

umalayn maayo in colaada wax inooga meel yaala ay jiraan oo aan ahayn calaacal iyo cabasho kuwaasoo ah waxa kaliyaata ee nugleeya ninka raga ah,

waxaan maqaalkayga kusoo gabagabaynayaa

waxaa lasoo gaadhay wakhtigii aynu  fahmi lahayn  cadawgeena una istaagi lahayn nolosheena

waad mahadsan tiin

buur_4@hotmail.com

SOMALIYEEY GAR MIYAA SIDAASI? (ODAYAASHA BEELAHA GABOOYE EE)
Mon, March 1, 2010 9:47:59 PM

SOMALIYEEY GAR MIYAA SIDAASI?

WAXA YIDHI ABWAANKA HAL ABUURKA AH EE CISMAAN DUCAALE,

WAXAAN KA DABA LEENAHAY GAR MAAHA SIDAASI,

ANAGOO AH ODAYAASHA BEELAHA GABOOYE EE KU SUGAN WAQOOYIGA AMEERIKA (AMERICA) USA IYO CANADA,

HADALKAY KOR UGU DHAWAAQDAY FANAANNADA WEYN EE SAADO CALINA WAA GAR,

WAXAAN GARAHAYN OO KALE IN LA YIDHAA XABBADII DISHAY HEBEL

WAXAA RIDAY MIDGAAN  EE HA LA SOO QABTO.

WAXAAS OO DULMIYA IYO WAX KA SII BADAN OO NALAGU HAYO DEEGAAN KASTA IYO MAAMUL KASTA OO SOMAALI AH WAXAAS OO DULMI AH URUURSO SOMAALIYEY,

WAXAY TAARIIKHDU INOO SHEEGAYSAA IN UMMADDA KU DHAQANTA CADDAALAD LA’AAN IN UU ALLAHA AWAADDA ISKA LIHI KOR KA EEGAAYO

CADHADIISUNA KU SOO DEGEYSO WAANA TAA GEES KA GEES KA DEGI LA’

KA DIB BURBURKII SIYAAD BARRIHII EE AANEY KA RAYSAN BALSE AY UDARSATAY SOOMAALIYA ILAA HADDA OO LAGA JOOGO 20 SANNO,

HADDABA XAGEEBAY CUQUBADAASI IYO CADHADAAS ALLE KA SOCOTAA?

WAXAAN SI SHAKI KU JIRIN U HUBNAA IN AY KA IMANEYSO DULMIGA AAD NAGU HAYSAAN IYO GEFKA IYO DUUDSIGA JOOGTADA AH BOQOLAALKA (100) SANO NALAGU HAYO, SIDII DAD U EEKAYAAL AANSE DAD LA QIIMO AHAYN AMA HADAAN SI KALE U DHIGO WAX AAN IBNA’AADAMKA LA KUF IYO QIIMATOONA LA’ AHAYN,

KA DIB BURBURKII SOOMAALIYA WAXA DHEXDEEDA KA SOCDAA WAA CADHO ALLE OO KA IMANEYSA IN LA QUUDHSADO QAYB KA MID AH IBNA’AADAMKA UU YIDHI ALLAHA AWOODA ISKA LIHI SHARAFTA IYO KARAAMADA AAN IBNA’AADAMOW KU SIIYEY WAAD U SIMAN TIHIIN XAGAYGANA WAXA UGU QIIMO WEYN KIINA IIGU CABSIDA BADAN OO CIBAADADEYDA BADIYA ,

ALAHAYOW CIDNA KUGU DIRI KARI MAYNO OO ADIGAA WAX WALBA ARKAAYA OO U JEEDA, ALAHAYOW NOOGA HIILI ISLA WEYNTA NA DULMAYSA .

WA BILLAAHI TOWFIIQ

ODAYAASHA BEELAHA GABOOYE EE

NORTH AMERICA IYO CANADA

<object classid="clsid:d27cdb6e-ae6d-11cf-96b8-444553540000" width="370" height="350" codebase="http://download.macromedia.com/pub/shockwave/cabs/flash/swflash.cab#version=6,0,40,0"><param name="src" value="http://www.youtube.com/v/2grcduuRQ1o" /><embed type="application/x-shockwave-flash" width="370" height="350" src="http://www.youtube.com/v/2grcduuRQ1o"></embed></object>

Maqaal:Waa Cadaalad Daro In La Ashkateeyo General Cali Samter Kaligii
Maqaal:Waa Cadaalad Daro In La Ashkateeyo General Cali Samter Kaligii

(Minneapolis) 27.02-10 Marka hore waxaan salaamay dadka ku hadla afka somaliga. Marlabaad ka waxaan jeclahay inaan kahadlo dacwada ladoonayo in lagu qaado general maxamed cali samter ee kasocota dalka maraykanka, waa wax caadiya in qofkastoo dhibane ahi ba uu dambi kusoo oogo qofkii dhibta u gaystay,

Marlabaad ka waxaan jeclahay inaan kahadlo dacwada ladoonayo in lagu qaado general maxamed cali samter ee kasocota dalka maraykanka, waa wax caadiya in qofkastoo dhibane ahi ba uu dambi kusoo oogo qofkii dhibta u gaystay, mana jirto cid diidi karta arintaa oo marka laga yimaado sharciga caalamiga ah soomalidu dhaqan baabay kalahayd in qofka dhib gaysta in lagula xissabtamo wixii uu gaystay markaa ama haysdifaaco ama halagu helo wixii lagu haystay.

Hadaba waxaa iswaydiinle dacwada G.Cali Samter ma mid ugubaa mise waa wax soo jiray?

suaashu waxay noqonaysaa waa mid uguba waayo lama arag lamana maqal taariikhda somalida dacwaysanayaal iyadoon gar laqaadin oo aan geed lasoo fadhiisin oo aan odayaal gorfayn lakala xusho oo layidhaahdo hebel waa dambiile hebeelna waa bilaa dambi hada ogoow waa laba nin oo isku kiisa, cali samaterna waxaan aaminsanahay inuu yahay nin halyeey somaaliyeed ah anoon ka eegin isku reerka aanu nahay.

Gobolada Waqooy 1988

Aan guda galo ujeedadayda 1988 waxaa kadhacay Gobolada Waqooyi dil baahsan oo ay gaysteen Dawlad iyo mucaaridba oo naf iyo maalba lahaa waxa sidoo kale cad cidii dambiyadaa gaysatay oo ay maanta qaarkood kuwii dambiyada ay kagaleen madaxwaynayaal uyihiin cidina aanay kasheekayn iska daa dambi lagu soo oogee.

Ragaasi waxay kudhex leeyihiin magac iyo sumcad dadkii ay laayeen halka Cali samter lagu ashkataynayo meel ujirta boqolkun oo kilomitir goobtii uu faldambiyeedku kadhacay. waxay umuuqataa oo qof walba oo caqli lihi uu garanayaa inaan cali samter lagu haysan dambi uu galay ee lagu eryanayo muxuu nin gabooye ahi uu madax unoqday waayo hadii dambi laysku haysto dee ragii gacantooda wax kudili jiray cali samter waxbuu amri jiree ayaa ladacwaynlahaa.

Dadkii Lalaayay Baa kala fadli Badnaa?

Toloow mise dadkii lalaayay baa kala fadli badnaa oo dadka Cali Samter loo haystaa dadkii ugu wanaagsanaa ahaa oo kuwa Daahir Riyaale iyo saaxiibadii loo haysto oo ay buugaagta badan ka qortay Raaqiya oomaar ayaa dad liitay ahaa oo aan qiimo badan lahayn.

in dacwad lagu qaado cali samter waxay umuuqataa mid adag sida ay dawlada maraykanku u aqbasho waayo immunity ayuu kujoogaa maraykan balse way fududahay in Daahir riyaale iyo saaxiibadii dacwad lagu qaado laakiin suurta galmaaha waayo daahir riyaale iyo saaxibadii waxay kasoo jeedaan reer hubaysan oo lagula shuraako yahay dawladkusheeg afkuun laga sheegto laakiin cali samter reerkiisa oo ah gabooye ma hubaysana markaa isaga waa la eryan karaa taasina maaha cadaalad, oo cadaalad unoqonmayso dadkii lalaayay, cadaalad unoqonmayso dadkii lajidhdilay, waxayse noqonaysaa cadaalad daro laga galay dadkii lalaayay iyo cadaalad daro cusub oo nalaga galayo hadaanu nahay Beesha Gabooye oo laleeyahay wixii dambiya ee dhacay ee somali oodhan gaysatay idinkaa leh waayo awood malihidin.

Xasuuqii ay hormood ka ahayd Jabhadii SNM?

Waxaanse usheegayaa dadka fikirkaa aaminsan inaanu taa kajaawabi doono haynana liisas dhaadheer oo magacyo ah oo dadkii lagu xasuuqay Hargaysa , Burco iyo barbara ee gabooyaha ahaa dadkaas oo kor udhaafaya kumaankun qof cida kiiskaa gashayna ay tahay siilaanyo iyo saaxiibadii oo hogaaminayay jabhadii snm ee soo weerartay gobolada waqooyi, waxaanu haynaa cadaynta dadkii lagu laayay geed deeble oo waqooyi kaxigta magaalada hargaysa waxaananu hayanaa dadkii kasoo badbaaday dilkaa oo aanu markhaati ukeeni doono yurub iyo marayakan,ragii SNM hogaaminayayna way joogaan yurub iyo marayakan oo ay ugu nool yihiin si raaxo leh

Wabilaahi Tawfiiq Ilaahow Cadaalada Nagaransii aabir_2@hotmil.com

<object classid="clsid:d27cdb6e-ae6d-11cf-96b8-444553540000" width="425" height="350" codebase="http://download.macromedia.com/pub/shockwave/cabs/flash/swflash.cab#version=6,0,40,0"><param name="src" value="http://www.youtube.com/v/2grcduuRQ1o" /><embed type="application/x-shockwave-flash" width="425" height="350" src="http://www.youtube.com/v/2grcduuRQ1o"></embed></object>

Dhageyso Gabeygii Dul_Gariir Iyo Abwaan Hadraawi
Dhageyso Gabeygii Dul_Gariir Iyo Abwaan Hadraawi

Qormadan Maanta ayaa waxaanu dhageystayaasha sharafta leh ee Radio Dulmane uugu soo gudbineynaa Gabeyga Dhul_Gariir

Qaybtii kowaad

( Halkan Ka Dhageyso: )

Wiiga soo socda la soco Qaybta labaad

Xildhibaan Jirde Siciid Oo Fariin u diray Beelaha Gabooye
Xildhibaan Jirde Siciid Oo Fariin u diray Beelaha Gabooye

Xildhibaan Jirde Siciid Max,ud oo kamid ah xildhibaanada Goolaha Guurtida Somaliland isla markaana ah xubinta kaliya ee uugu jirta beelaha gabooye ayaa wareysi khaas ah oo uu siiyey shabakada wararka ee Dulmane baaq uugu diray qurba joogta beelaha gabooye waxaanu u dhacay waraysigu sidan:

Su: Xildhibaan maxaad jeceshahay inaad maanta ka hadasho adigoo inta badan aan saxaafada la hadal?

Jaw: waxaan marka hore sallaan aad u qiimo badan u dirayaa dhamaan maamulka iyo shaqaalaha shabakada wararka ee dulmane waayo intii aan arkayeyba waxay tahay shabakada kaliya ee runta ka sheegta waxa jira maamulkeedana waxaan uugu mahad naqayaa sida qiimaha leh ee ay yeelaan waayo waxaad arkeysaa websiteyada kale oo qoraya wax muraaro dilaac iyo walbahaar leh dhinaca iyadu ay qorto wax lagu farxo iyo warar mihiim ah intaas kadib,

Waxaan maanta jecleystay inaan la hadlo qurba joogta beelaha gabooye meelkasta oo dunida ay ka joogaan waxaanan leeyahay qodobadan:

1: marka hore waxaan idinka mahad celinayaa sida aad uugu jirtaan halganka socda laakiin waxaa nasiib darro ah in inta badan aad haysaan oo kaliya hadal hadalkuna wax micno ah ma sameeyo laakiin umada aad ka soo jeedaan waxa ay u baahan tahay wax qabad.

Tusaale hadaan soo qaato waxaad arkeysaa iyadoo websiteyada qaarkood laga buuxinaayo magacyo iyo taytalo aan micno sameyneyn oo la leeyahay gudomiyaha qurbaha beesha reer hebel wax uu qabteyna aaney jiran

Laakiin waxaa taas ka habooneyd inaad sameysaan Ururo samafal ah oo ka shaqeeya arimaha bulshadiina gaar ahaan dhinacyada Waxbarashada, Caafimaadka, Dhalinyarada,

Dalkan aad ka maqan tihiin waxaa loo kala qeybsadey qeybo kala duwan waxaana lagu tartamayaa Aqoon, Awood, Arin dhinaca idinku aad ka haysaan hadal kaliya taasna waa waxa dadkiini ay la hana qaadi laayihiin

Ma waxaad awoodi Karin weydeen inaad sameysataan Deegaan aad leedihiin?

Max waxaad awoodi kari weydeen inaad wax soo tartaan Ardeyda beelaha Gabooye ee Jaamacadaha Dalka Dhigta?

Max waxaad awoodi kari weydeen inaad aduunkiina ku soo bixisaan Goobaha waxbarasho ee dadkiina wax lagu baro?

Haddaba waxaan idin leeyahay wallaalayaal waa been wararka la idinku arkhriyaa ee la yidhaahdo waxba la idinma ogola laakiin inagaa gaabineynee fadhiga iyo quusta ina gashay aynu ka kacno.

2: Qurba joogta beelaha gabooye intooda macquulka ah waxna fahmeysa waxaan leeyahay dadkan iyo dalkanba idinka ayaa uu idin sugayaa ee ku soo dhiirada inaad maal gashataan waayo tan iyo intii Somaliland ay tidhi waanu go,ney ma arkeysid cid dadkeena ah oo ganacsiga dalka si buuxda uuga muuqda marka laga reebo shaqooyinka yar yare waxaana wax laga marugooda ah inaad kuba arki weydo gobolada dalka Macraado ay leeyihiin Gabooye. Deegaano. Aqoonyahano, dhamaan waxaas oo dhami cidey sugayaan waa idinka dadkan dalka siyaasadeeda hogaamiyaana waa dad idinka dibada idinla joogey laakiin soo tashaday dalka qabsaday idinkuna waa inaad timaadaan oo qeybtiina qaadataan

Haddaan tusaale u soo qaato wasiirada Somaliland intooda badani waa qurba joog, Hogaamiyayaasha Xisbiyada Siyaasaduna waa la mid markaa waxaa mihiim ah inaad niyada ku haysaan sidii aad is badan buuxa uugu sameyn laheydeen dadkiina.

Waa nasiib darro iney mar walba magaciina ku hadlaan dad aan miisaan Aqooneed iyo mid Aduun laheyn kuwaasna iska qabta.

Ugu danbeyntiina waxaad ka raali ahaataan haddii hadaladeydu cannaan u badnaayeen.

Alla Mahad leh

Xidlhibaan Jirde Siciid

Hargeisa

Tell: 002522+4480236

Ma U Dabaal Dagnaa Mawlidka Mise‏!!
Ma U Dabaal Dagnaa Mawlidka Mise‏!!

Bismillah Raxmaani Raxiim

Waxaa laga yaabaa in dad badani ku wareeraan is jiid jiidka Mawliidka, qaarna leeyihiin waa bidco, qaarna leeyihiin mayee waa arin qof waliba oo muslim ah ay lagama maarmaan tahay inuu ku farxo dhalashadii rasuulka Muxammad sallallaahu calayhi wasallam.

Balse walaallayaal aanu arinta si kale u eegno, annagoo isla fatashayna buugaagta taariikhda, kadiban aanu ku miisaamayno maanka iyo caqliga uu Allah swt. nagu manaysatay.

Taariikh Ahaan

Si baaritaankeenu uu u noqdo mid mira dhal ah waxaa haboon in aanu is weydiino su’aalahaan:

1-Nebi Muxammad Sallallaahu calayhi wasalam xaflad ma u dhigtay dhalashadiisii iyo anbiyadii ka horaysay ba’?

2-Saxaabadiisii sida: Abu Bakar, Cumar, Cusmaan iyo Cali iyo dadkii ku xigay ee wanaagsanaa sida: Abuu Xaniifa, Maalik, Shaafici iyo Axmed Ibnu Xanbal (aasaasayaashii afarta madaahib ee Fiqiga maanta caanka ah) ma u dhigeen geeridiisii kadib xaflad dhalasho?

3- Goorma ayay u bilaabatay dhigidda xaflada mawlidka.? Yaasa ugu horeeyay qof dhiga?

4-Xaflad dhigiddu ma cibaadaa oo ajar miyaa laga helayaaa mase waa bidco oo waa lagu dambaabi amase cibaado iyo ajar midna toonna maahan??

Jawaabaha:

Jawaabta su’aasha koowaad:

Culimada oo dhan (kuwa ogol mawlidka iyo kuwa diidan intaba) hadii aad su’aashaan waydiisid waxay kugu jawaabayaan MAYYA ma uusan dhigan .

Jawaabta su’aasha labaad:

Culimada oo dhan (kuwa ogol mawlidka iyo kuwa diidan intaba) hadii aad su’aashaan waydiisid waxay kugu jawaabayaan MAYYA ma aysan u dhigin.

Jawaabta su’aasha sadexaad:

Culimada oo dhan (kuwa ogol mawlidka iyo kuwa diidan intaba) hadii aad su’aashaan waydiisid waxay kugu jawaabayan: qoladii ugu horaysay oo xaflada mawlidka dhigta waxay ahayd dawladii Cubaydiyyada (Faadimiyiintii).

Dawladaas waxay culimada ahlu sunnada dhamaantood (macaa kuwa mawliidka iskaga soo horjeeda) isku waafaqeen in ay gaalo diinta islaamka ka baxay ahaayeen, xaflada mawlidka keliya ma aysan qaban qaabin jirin balse waxay kaloo qaban qaabin jireen xaflado kale sida dhalashadii Cali Ibn Abi Daalib, Faaduma, Xassan, Xuseen (allaah haka wada raali noqdee) iyo dhalashada ninka markaa madaxda u ahaa.

Dawladaas xarunteedu waxay ahayd Qaahira ee dalka Masar, waxayna dowladaasu jirtey 910 -1171 miilaadi.

Jawaabta su’aasha afaraad:

Su’aashaas oo ahayd: Xaflad dhigiddu ma cibaadaa oo ajar miyaa laga helayaaa mase waa bidco oo waa lagu dambaabi amase cibaado iyo ajar midna toonna maahan??

Waa meesha la isku haysto, bal si su’aalo iyo jawaabo ah aanu u dhiraan dhirinno.

Culimada dhamaantood (kuwa ogol mawlidka iyo kuwa diidan intaba) waxay isku waafaqsanyihiin in Mawlidku bidco yahay, balse qaarka ogoli waxay leeyihiin waa bidco wanaagsan meesha kuwa diidanna ay leeyihiin mayee waa bidco. Bidco walibana waa lagu dembe geli sida uu yiri Nebiga sallallaahu calayhi wasallam.

Bidco: Waxaa la dhahaa wax walba oo diinta lagu soo kordhiyo geeridii Rasuulka – sallallaahu calayhi wasallam – gadaasheed.

Akhii Fillaah:

#Ogow shareecada islaamka camalka haddii uusan lahayn ikhlaas kuna taagnayn sunnadii Nabbiga (صلى الله عليه وسلم) lama aqbalo camalkaas, waayo waxa uu waayay labada shardi ee uu Allaah camalka saalixa ah ku aqbalo (ikhlaas iyo Mutaabaco).

#U gargaarida iyo jacaylka nebbi Muxamed (صلى الله عليه وسلم) waa inaand ku muujiso dhaqankaaga , inaad ku bixiso wakhtigaga barashada diinta, inaad ficiladii nebbiga ((صلى الله عليه وسلم) raacdo , sunadiisa ku dhaqanto kaas ayaa jacaylka dhabta ah, jannada iyo raali ahaanshaha ilaahayna lagu gaari karaa.

#Jacaylkaaga aad uhayso Nabiga ((صلى الله عليه وسلم) ha ahaado midkii Umu cimarah radiyalahu canha, iyo Muxamed Ibnu Maslamah radiyalahu canhu, jacayl lagala soo baxay axkaamta kitaabka iyo sunnada.

Talo iyo Gunaanad:

1-Maadaama uusan Suubanuhu – sallallaahu calayhi wasallam – uusan samayn.

2-Maadaama aysan saxaabadii suubanaha aysan samayn

3-Maadaama aysan culimada waa waynayd ee dunida islaamka soo

martay sida Abuu xaniifa Maalik Shaafici Axmed aysan samayn.

4-Maadaama dadka xaflada mawlidka aasaasay ay ahaayeen kuwo culimada islaamka isku waafaqay in gaalo ahaayeen.

Intaas kadib walaalayaal waxaa mudan in aanu is weydiino Su’ashaan: Mawlidka Ma U Dabaal Dagnaa Mise?? Ha noqoto su’aashaas mis caqligeena ka shaqaysiisa uuna qof walba kaga jawaabo si cadaaladi ay ku jirto, adigoonan qofna ama madhab gaar kuu ah aadnan ka hor marinayn Kitaabka Iyo Sunnada.

Wa akhiru dacwaana anil xamdulilahi rabil caalamiin

Golaha Ducada Soomaaliyeed

daaciga@hotmail.com

11 Rabi Al-awal 1431

25 fabaraayo 2010