TACSIDA

INAALILAAHI WA RAAJICUUN ANAGOO AH REER AW CALI SIRAAD OO DHAN.

Faafin: Dulmane.com: 20 June, 2010

INAALILAAHI WA RAAJICUUN ANAGOO AH REER AW CALI SIRAAD OO DHAN.  | Akhri Qoraalkan

INAALILAAHI WA RAAJICUUN
ANAGOO AH REER AW CALI SIRAAD OO DHAN
1-CADAR AWCALI SIRAAD IYO CARUURTEEDA OODHAN
2-AHMED HASSAN COLAAD IYO XAASKIISA NAADIYA XAAJI MUUSE
3-RUUN AW CALI SITRAAD IYO CARUURTEEDA
4-HODAN AW CALI SIRAAD IYO ODEYGEEDA XASAN CALI IYO CARUURTOODA
5-XASAN AW CALI SIRAAD IYO XAASKIISA CANAB AYAANLE IYO CARUURTOODA
6-AAMINA AW CALI SIRAAD
7-SHAMIS AW CALI SIRAAD IYO CARUURTEEDA 
WAXA AAN DHAMAANTAYO [...]

INAALILAAH WAA INAA ILEEHIIN RAAJACUUN ,(MARXUUMDA XABIIBA CSMAN DHABAR)

Faafin: Dulmane.com: 20 May, 2010

INAALILAAH WAA INAA ILEEHIIN RAAJACUUN ,(MARXUUMDA XABIIBA CSMAN DHABAR)  | Akhri Qoraalkan

INAALILAAH WAA INAA ILEEHIIN RAAJACUUN anagoo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoraan yihiin ,waxanu tacsi u diraynaa qoyskii iyo qaraabadii uu kageeriyootay alaha u naxariistee
(MARXUUMADA . XABIIBA CISMAN DHABAR)
oo ku geeriyootay magaalada dubae waxaanu ilaahay uga baryaynaa inuu marxuumada janadi fardawsa kawaraabiyo . qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyootayna samir iyo  iimaan kasiiyo  Amiin Amiin
waxaana [...]

Qoska C/laahi Cabde Shube Iyo Jaaliyada gabooye ee kuwait Oo Tacsi U Dirayan Qoyskii(MARXUUN-XASAN MUXUMED SHIDE”

Faafin: Dulmane.com: 1 May, 2010

MARXUUN AXMEDNUUR MAXAMAED DHINBIIL)
Qoska C/laahi Cabde Shube Iyo Jaaliyada gabooye ee kuwait Oo Tacsi U Dirayan Qoyskii(MARXUUN-XASAN MUXUMED SHIDE"  | Akhri Qoraalkan

 
Qoska c/laahi cabde shube Iyo Jaaliyada gabooye ee kuwait Oo Tacsi U Dirayan Qoyski(MARXUUN-XASAN MUXUMED SHIDE”

kuwait-29-Aprill-2010-A anigoo ah”c/rahman axmad shube”kuna hadlaya magaca qoska reer c/laahe cbde shube iyo ka dhamaan jaaliyada gabooye ee ku sugan dalka kuwait waxaan dhambaal tacsi ah u diraynaa eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey.(MARXUUN-XASAN MUXUMED SHIDE”XIID”)oo shalay oo taariikdu ahayd 27.4.2010 [...]

Inaa Lilaahi Wa inaa Illahi Raajicuun

Faafin: Dulmane.com: 29 April, 2010

Inaa Lilaahi Wa inaa Illahi Raajicuun  | Akhri Qoraalkan

Waxaa maalintii Khamis oo ay bisha April ahayd 22deedii ku geeriyoodey magaalada San Diego, CA dalka USA ALLAHA u naxariisto marxuum JAMAC AADAN. Waxaan tacsidiis la ogeysiinayaa dhammaan eheladiis iyo qaraabadiss meel kasta oo ay joogaan.
 Waxaan ilaaheey uga baryeynaa in uu jannadii ka waraabiyo – Aamiin Aamiin Aamiin
INAALILAAHI WAINAAILEEHYI RAAJACUUN

Waxaan tacsi u direynaa SHEIKHA ARDO DIIRIYE FAARAX oo Hooyadeed ku geeryootey. ( Halkan Kasii akhri)

Faafin: Dulmane.com: 23 January, 2010

Waxaan tacsi u direynaa SHEIKHA ARDO DIIRIYE FAARAX oo Hooyadeed ku geeryootey. ( Halkan Kasii akhri)  | Akhri Qoraalkan

SALAAN KADIB ANAGOO AH DADKA HOOS KU QORAN WAXAAN TACSI U DIRAYNAA :-
1 SH MAXAMED SH ISNMACIIL AWCABDI XANAF OO JOOGA HARGEISA
2. XALIIMO MAXAMED CILMI ( INA DULQAS )
3. CIBAADO MAXAMED CILMI ” ”
4 XABIIBA DIIRIYE FAARAX
5 CALI DIIRIYE FAARAX
6. AXMED DIIRIYE FAARAX
WAXAAN KA TACSIYEYNAYNAA GEERIDA AY GEERIYOOTEY HOOYADOOD IYO WALAASHOOD MARXUUMAD SHEIKHA ARDO DIIRIYE [...]

Maxamuud xusen Rayiis oo ku geeryoodey magaalada xamar

Faafin: Dulmane.com: 17 January, 2010

aaskii_raiis1 copy
Maxamuud xusen Rayiis oo ku geeryoodey magaalada xamar  | Akhri Qoraalkan

INAALILAAH WAA INAA ILEEHIIN RAAJACUUN ,(MARXUUN MAXAD XUUSIIN RAYIIS) oo ku geeriyooday magaalada MUQDIISHO waxaanu ilaahay uga baryaynaa inuu marxuumka janatul fardawsa kawaraabiyo . qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan kasiiyo amiin amiinFaafin: Dulmane.com: 9 January, 2010  

INAALILAAH WAA INAA ILEEHIIN RAAJACUUN ,(MARXUUN MAXAD XUUSIIN RAYIIS) oo ku geeriyooday magaalada MUQDIISHO waxaanu ilaahay [...]

Kadhex Raadi waxaad dooni