Suugaan

DULMI-DIID Cali Maxamuud Xiirane

Faafin: Dulmane.com: 18 January, 2010

DULMI-DIID Cali Maxamuud Xiirane  | Akhri Qoraalkan

DULMI-DIID
Cali Maxamuud Xiirane
London, UK
Tixdan maansada ah waxaa curiyey Cali Maxamuud Xiirane oo ku nool magaalada London ee carriga ingiriiska, waxayna ku soo biirtay taxanaha Doodwanaag 11/9/2004, Waana maansadii 19aad ee silsiladda Doodwanaag.
Ujeeddo:Maansadu waxay qeexeysaa in addoomaha ilaahay oo idil ay hal aabbo oo Aadan ah (C.S.) ka soo farcameen, sidaa awgeed aysan waxba is dheereyn [...]

Midnimada gabooyana waa lagama maarmaane (Abwaan xassan xusseen Hudle)

Faafin: Dulmane.com: 18 January, 2010

Midnimada gabooyana waa lagama maarmaane (Abwaan xassan xusseen Hudle)  | Akhri Qoraalkan

Gabayga waxaa tiriyay abwaan xassan xusseen hudle wuxuu yidhi;

indhawaydba wataanan marin maansadii gabaye
maskaxday wakaan ka jaray muhashadiisiiye
muftaaxi adkaayeen kuxidhay maanta aan kafuro
macna gabayga loo odhanjiray iyo meel uu leeyahaye
la iskama marduufe sharcibuu maandhaw leeyahaye
kulba xiisaddii muuqataa lagu macneeyaye
magaceeni aasnaa haddii moolka laga saaray
mugdigii haddii laga baxay oo ay maalintahay ciida
dadkii kala maqnaan jiray haddaan meel [...]

Gabaygii Xassan Dadaal ee “Kuul-carro”

Faafin: Dulmane.com: 17 January, 2010

hassan
Gabaygii Xassan Dadaal ee "Kuul-carro"  | Akhri Qoraalkan

Hassan dadaal waa oday boqolsano jor ah, kuna nool Magaalada Goob ee ismaamulka soomaalida etoobiya, gabangan wuxuu ka tiriyey shirkii Beesha Siciid-Kuul/Maxaad Barre ku yeelatay magaalada Gooob.
ka Dhageyso halkan (Guji)

Gabayada

Faafin: Dulmane.com: 17 January, 2010

Gabayada  | Akhri Qoraalkan

Gabayada oo maqal ah

« Previous Page

Kadhex Raadi waxaad dooni