Faafin: Dulmane.com: 6 March, 2010
Wareysigii shaacirhalkan kadhageyso
Dhageyso Abwaan Shaacir Oo Ka waramayaa Sugaanyahankii Beelaha Gabooye!
http://dulmane.com/suganta/codka
/dulmanahalaqursadey.ram
http://dulmane.com/suganta/codka/shacir.ram
Faafin: Dulmane.com: 27 February, 2010
Dhageyso Gabeygii Dul_Gariir Iyo Abwaan Hadraawi
Qormadan Maanta ayaa waxaanu dhageystayaasha sharafta leh ee Radio Dulmane uugu soo gudbineynaa Gabeyga Dhul_Gariir
Qaybtii kowaad
( Halkan Ka Dhageyso: )
Wiiga soo socda la soco Qaybta labaad
Faafin: Dulmane.com: 8 February, 2010
Labaddii Oday ee markhaati beenalayaasha ahaa ee doraad ka hadlay idaacadaha oo uu soo daayay Suldaan Daakin Xassan Khaliif, kadib markii ay Suldaanka raali galiyeen kadibna ay balan qaadeen in aysan mar dambe ku kicin falkaas oo kale. Suldaan Daakir wuxuu had iyo jeer u taagan yahay wax u qabadka beelaha uu mas’uulka ka yahay.
Halkan ka Akhriso [...]
Faafin: Dulmane.com: 23 January, 2010
Hayb Sooc: Dhaqan liita oo lid ku ah bani’aadamnimada
Waxa falanqeeyay
Ismaaciil C. Xasan “Khaliil”
June 17, 2007
Haybsooc waa maanso uu tiriyay Abwaan Maxamed Hirad 18 ka bishiii April ee 2002. Waa gabay ka hadalaya hayb sooca ama sinji takoorka oo ah dhaqan aad u liita oo lid ku ah bani’aadanimada. Waa mid si cad uga soo horjeeda [...]
Faafin: Dulmane.com: 23 January, 2010
MIDGAHAA KA MUDAN INTII MAGAC NASABNIMO KU MARMARSOON JIRTAY
Ereygan Midgaan ayaa ah mid soomaaliyi intii mudo ah dad gaar ah isticmaali jirtay, tanoo dhaxalsiisay dadkii loo qoondeeyay magacan in umadii soomaaliyeed ee kale laga sinji sooco iyadoo wax walba oo xuna la caadeystay in dhabarka loo saaro dadkan, waxa la bilaabay in dadkii soomaaliyeedi meel [...]
Faafin: Dulmane.com: 18 January, 2010
Waa Wareysi qiimo badan kasoo ka hadlaya taeiiqda dhaqbta aheyd ee beelha la haybsooco
►Dhageyso Wareysi Qiiro Qoomama iyowaliba qosolbadan Leh kuna saabsan Quudhsiga SHABAASH
Faafin: Dulmane.com: 18 January, 2010
Halkan ka xulo
Dulmane gabey
Caydaruus mahamed Dhuux
Dhageyso Gabeygan.
Yusuf Osman Abdulle ( Shacir)
Saciidkuul2 shirkii 2005
Caydaruus mahamed Dhuux
Aduunyo gabey
Caydaruus mahamed Dhuux
Tallaamiin
Caydaruus mahamed Dhuux
La iiga beerey
Caydaruus mahamed Dhuux
Saciid kuul
Caydaruus mahamed Dhuux
Qaran
C/qaadir Xirsi Yamyam
Dabadher
C/qaadir Xirsi Yamyam
Isha marodiga
C/qaadir Xirsi Yamyam
Rundhageyso
C/qaadir Xirsi Yamyam
[...]
Faafin: Dulmane.com: 18 January, 2010
Abwaan Bacadle oo gabay dheer ka tiriyay beelaha Nasabkooda la dulmiyay (INA AKRAMAKUM CIN DALLAAH ATQAAKUM MA INKIRTEEN.?)
Abwaan Abshir Nuur Faarax Bacadle oo aad uga barateen gabayada iyo shiribyada ka tarjumaya xaaladdaha taagan ee uu dalka Soomaaliya marayo iyo weliba dhacdooyinka kale ee u baahan in laga hadlo ayaa waxa uu gabay dheer ka tiriyay [...]
Faafin: Dulmane.com: 18 January, 2010
Assalama calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu.
Waxaan jeclahay inaan halkan ku soo gudbiyo sida aan run ahaantii u arko suugaan qiimo badan leh taariikh dhaxal-gal ahna u ah ummadeena dulman.
intii aan joogey itoobiya waxyaabihii aan aadka u xiiseeynaayey, ayaa waxaa ka mid ahaa suugaanta eey tiriyeen abwaano gabooye ah, kuwaasoo munaasabado kala duwan iyo sifooyin kala gedisan uga [...]
Faafin: Dulmane.com: 18 January, 2010
gabaygan waxaa tiriyay Axmed Fure ooka tisan beesha dulman axmed waxa uu layaaban yahay raguu la noolaa iyo ragii kadan beeyay siday ukala du wan yihiin iyo isbadalka dhacay wuxuu yidhi.
inaydunidu shiigiitahoon laga shuf siinaayo
ama inuu shil keedii galoon shaynakahadhaynin
shiidaadi mooyee inuu sharafka leexeeyay
shidadii qiyaamuu inay sheedakacadaatay
shuftadaba ragiilaga bartiyo sharaxa duulaanka
gobooyaa shinbirahaa noqdoo shicibku laayaaye
shankun [...]