Haddaanu nahay qurba joogta beesha kuul carre waxaan aad u soo dhoweynaynaa shir saxaafadeedkii ay qabteen qaar ka mid ah salaadiinta beesha madhibaan,
taasoo ay kaga cabanayeen suldaan Daakir Xasan Khaliif.
iyagoo sheegay inuu ku been abuurtay magaca beesha madhibaan meelna uga dhacay, sharafta beeshaas oo aanu asal ahaan ka soo jeedin, hase yeeshee uu ka dhashay [...]