Faafin: Dulmane.com: 20 May, 2010
(Dulmane Online) 17/05/2010 hargiesa waxaa maalinti shaley aheyd hotel hadhwanaag ee magaalada hargeisa ka dhacay shir aad u ballaadhan oo ay iskugu yimaadeen qeybaha kala duwan ee beelaha madhibaan.
shirkan ayaa waxaa uu ajandihiisi uugu weyni ahaa sidaa beelaha madhibaan aayahooda uuga tashan lahaayeen isla markaana ay u sameyn lahaayeen isku xidh weyn oo ka dhexdhasha [...]
Faafin: Dulmane.com: 7 May, 2010
Siyaasada xisbiga kulmiye ee beelaha laheyb_sooco
waxaa dhawaan lagu qabtey hotel maansoor ee magaalada hargeisa xaflad aad u ballaadhan oo lagu soo bandhigayey barnaamijka siyaasada xisbiga kulmiye ee doorashada madaxtooyada somaliland.
xafladan ayaa waxaa dadkii ka soo qeybgaley loogu qeybiyey buugaag ay ku xardhan tahay waxqabadka xisbiga iyo siyaasadiisa mustaqbalka. buugaagtan yaryar oo si heer sare ah [...]
Faafin: Dulmane.com: 1 May, 2010
Qoska c/laahi cabde shube Iyo Jaaliyada gabooye ee kuwait Oo Tacsi U Dirayan Qoyski(MARXUUN-XASAN MUXUMED SHIDE”
kuwait-29-Aprill-2010-A anigoo ah”c/rahman axmad shube”kuna hadlaya magaca qoska reer c/laahe cbde shube iyo ka dhamaan jaaliyada gabooye ee ku sugan dalka kuwait waxaan dhambaal tacsi ah u diraynaa eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey.(MARXUUN-XASAN MUXUMED SHIDE”XIID”)oo shalay oo taariikdu ahayd 27.4.2010 [...]
Faafin: Dulmane.com: 1 May, 2010
Suldaan Daakir Oo Shahaado Sharaf Gudoonsiiyey Siilaanyo!
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimey isla markaana lagu qabtey hote maansoor ee magaalada hargeisa laguna soo bandhigayey barnaamijka siyaasadeed ee xisbiga kulmiye doorashada madaxtooyada ayaa waxaa ka soo qeybgalay qeybaha kala duwan ee bulshada iyadoo cadadka ka soo qeybgalayaashu ahaayeen ku dhawaad 700 oo qof.
Xafladan ayaa [...]
Faafin: Dulmane.com: 1 May, 2010
Suldaan Daakir Helyey ka soo dhex baxay Beelaha Laheyb_sooco!
Suldaan Daakir Xassan Khaliif oo kamid ah sallaadiinta beelaha gabooye gaar ahaan kuwooda uugu cad cad xaga dhaqdhaqaaqa xuquuqdooda siyaasiga ah, Tacliinta, Deegaameynta, Kobcinta dhaqaalaha iyo xirfadahooda u gaarka ah ee ay ku caano maaleen.
Waxaa bulshada intooda badan aaminsan tahay iney beelaha gabooye yihiin kuwo ay iskaga [...]
Faafin: Dulmane.com: 29 April, 2010
Waxaa maalintii Khamis oo ay bisha April ahayd 22deedii ku geeriyoodey magaalada San Diego, CA dalka USA ALLAHA u naxariisto marxuum JAMAC AADAN. Waxaan tacsidiis la ogeysiinayaa dhammaan eheladiis iyo qaraabadiss meel kasta oo ay joogaan.
Waxaan ilaaheey uga baryeynaa in uu jannadii ka waraabiyo – Aamiin Aamiin Aamiin
INAALILAAHI WAINAAILEEHYI RAAJACUUN
Faafin: Dulmane.com: 11 April, 2010
Dhagey Ciyaartoydii ( Shube cod )
Ciyaar lagu Xusay Abwaan C/laahi Cabdi Shube oo hargeisa ka dhacdey!waxaa maalintii khamiista lagu qabtey goroonka kubada cagta ee xawaadle ciyaar aad u heer sareysa isla markaana ay iskaga hor yimaadeen Kooxda Shubayaasha iyo Kooxda Xawaadle.
ciyaartan ayaa waxaa ay aheyd mid aad u raali galisa daawadayaashii iyadoo labada kooxoodna soo bandhigeen [...]
Faafin: Dulmane.com: 10 April, 2010
Rayiisle Dood badan dhaliyey oo laga furay Hargeisa!
kasokow horumarka iyo ilbaxnimada kolba la yaanqada sanadkeeda ayaa waxaa dhawaanahan danbe aad moodaa iney bulshadu ka soo bislaaneyso waxyaabihii manfaca lahaa ee dhaqanka somaliyeed dhidibka u dhigey.
waxaa marag madoon ah iney dadka qaar ku dhiiradaan iney shaqeystaan laakiin ay hortaalo caqab aaney gees u dhaafi kareynin taas [...]
Faafin: Dulmane.com: 3 April, 2010
Dhageyso Gudoomiyaha Vosomwo Oo ka warameysa waxqabadka Ururkooda
Wareysi anu kasoo qaadney gudoomiyaha Ururka VOSOMWO
Nimco Iid Salaan Guddoomiyaha
Ururka VOSOMWO
Dhageyso Gudoomiyaha Vosomwo Oo ka warameysa waxqabadka Ururkooda!
» MAXAA KA HORTAAGAN BEELAHA LA HAYB SOOCO KA QAYBGALKA SIYAASADDA DALKA?
» Warbixiin Ay Bilkasta Ururka”VOSOMWO” Ka Soo Saaraan Heerka Takoorka Iyo Tacadiyada Xuquuqda Dadka La Hey-sooco Somalilnd
Barkhad jama [...]
Faafin: Dulmane.com: 3 April, 2010
Sarkaal Mareykan ah oo la shiray hogaanka dhaqanka ee beelaha gabooye!
Sarkaal ka tirsan haayad dhinaca shuruucda caalamiga ah ka shaqeysa oo magaceeda la idhaahdo Public International law and policy group loona soo gaabiyo (PILPG) oo fadhigeedu yahay dalka mareykanka isla markaan dhinaca sharci dajeinta ka caawisa goolayayaasha Somaliland ayaa waxaa uu shir albaabadu u xidhan yihiin [...]
Faafin: Dulmane.com: 27 March, 2010
Ururka”VOSOMWO”Kulan Looga Hadlayey Sidii Dadka Laga Tirada BadanYahay Uga Qaybqaadan Lahaayeen Siyaasadda Talada Dalka.
Kulan uu soo qaban qaabiyey Ururka Codka haweenka laga tirade badan yahay ee VOSOMWO isla markaana Maalgalisay Hay,adda “NED”Kulanka oo lagu gorfanaynayey sidii dadka Lahayb-sooco uga qaybqaadan lahayeen hoggaaminta siyaasadeed ee talada dalka, ayaa shalay oo Salaasa ahayd ka furmay hotel Imperial [...]
Faafin: Dulmane.com: 27 March, 2010
More: Qoraaladii Qadar Halkan Kafiirso iyo warbaxinadiisii
Dulmane: March 2010 (LONDON) Haddii aan wax yar ka idhaahdo arinta maalmahan ka socotay Magaalada Hargeisa ee ku saabsan Magtii Khader Aden Osman Dhabar. Arintaas oo muran badani ka taaganyahay sababtuna ay tahay Qoladii wax dishay oo dooneysa in Inankoodii la soo daayo Qoyskii uu Marxuunku ka dhashay wadan-ka [...]
Faafin: Dulmane.com: 20 March, 2010
Deeq lacageed oo la gaadhsiiyeey gabadhii cunuha ka dhibaneyd!
Waxaa laga joogaa mudo gaaban markii ay websiteka Dulmane.com u bandhigey akhristayaashiisa sharafta leh gabadh somaliyeed oo dhibaato xanuun kaga habsadey qoorta ama cunaha sidaad sawiradan ku aragtaaan. Gabadhan ayaa magaceedu yahay shugri axmed xaashi waxaaney degan tahay magaalada hargeisa gaar ahaan xaafada daami. Shugri axmed xaashi [...]
Faafin: Dulmane.com: 19 March, 2010
Beesha Dhaxan-Tire ee beelaha Siciidkuul oo ka dhabaysay magaca Illahay Haybada iyo naxiibka u siiyey.
Sawiradda oo dhan halkaan ka daawo
Dhaxan_tire waan maqli jirey oo kaliya laakin sida aad sawiradan ka aragtaan beeshani waxay si geesanimo leh ugu soo dhawaysay magaalada ay dagan yihiina kuna marti galisay shirkii beesha Siciidkuul ku go’aansatay inaysan ahayn, dhalasho ahaana [...]
Faafin: Dulmane.com: 13 March, 2010
Boqor Axmed
Boqor Axmed
Dhageyso Boqor Axmed Oo ka waramay Xadhigii Nimcaan Aadan Ee hargeisa