Faafin: Dulmane.com: 7 February, 2010
Burco(Oodweynenews)- Beelaha Gabooye ee gobolka Togdheer ayaa maanta Shir Jaraa’id ay ku qabteen magaalada Burco waxba kama jiraan iyo Been abuur ku tilmaamay war ay qaar ka mid ah Saxaafada ku baahiyeen Laba madax-dhaqameed oo ka tirsan beelaha Gabooye gaar ahaa Jilibka madhibaan kuwaas oo la yidhaado Suldaan Saxardiid Faarax Buteeye iyo Caaqil Kaariye Xirsi Samatar, kaas [...]
Faafin: Dulmane.com: 3 February, 2010
Ururka Uswo oo Shahaado Sharaf gudoonsiiyey Webka Dulmane!
Khadra Yusuf Cige
Ururka Uswo oo kamid ah ururada ka shaqeeya arimaha beelaha laheyb_sooco ayaa waxaa uu shahaado sharaf gudoonsiiyey webka Dulmane. Gudoonka shahaadadan ayaa waxaa ay ka dhacdey xafiiska ururka Uswo ee magaalada hageisa.
Haddaba waxaa ugu horeyntiiba ka hadley gudoonsiinta shahaadadan iyo waxaa uu webku ku muteystay gudoomiyaha [...]
Faafin: Dulmane.com: 23 January, 2010
Wararkii sanadahii tagey
►Fadlan Alle Dartii uugu gargaar wiilkan Naafada ah
►Dhageyso Wareysi Qiiro Qoomama iyowaliba qosolbadan Leh kuna saabsan Quudhsiga
► Xisbiga daryeelka iyo cadaalada ee Ucid ayaa waxaa uu shalay galab qalab waxbarasho oo ka kooban 36 kursi uugu deeqay madaariska Quba ee kuyaala xaafada daami ee magaalada hargeisa.
►Ururka Uswo oo kamid ah ururada ka shaqeeya arimaha [...]