News

Arin go’aan doonaysa doodgarangar ma,bogsiiso?

Faafin: Dulmane.com: 9 March, 2010

caliyabarak
Arin go'aan doonaysa doodgarangar ma,bogsiiso?   | Akhri Qoraalkan

Arin go’aan doonaysa doodgarangar ma,bogsiiso? 
Aringo’aan ubaahan dood garaangar mabogsiiso?  
maah maahdan murtideedu waxay kutaaranaysaa
xaajada laga dooda hadii aan go’aan laga gaadhin garangar ugarowshiimo xal uma noqdo uurxumo iyo murug un bay taarataa dadkay saamaynayso arintaasi waxaana layidhi (biiq caruuri qabatay isna waa ku quurgooyo iyana waa laciyaar.) hadaba arintaa dooda aan go’aanka aan lahayni waxaa ay [...]

Dhageyso Abwaan Yuusuf Shaacir Oo Ka waramayaa Sugaanyahankii Beelaha Gabooye!

Faafin: Dulmane.com: 6 March, 2010

yusuf sacir
Dhageyso Abwaan Yuusuf Shaacir Oo Ka waramayaa Sugaanyahankii Beelaha Gabooye!  | Akhri Qoraalkan

 
Wareysigii shaacirhalkan kadhageyso
Dhageyso Abwaan Shaacir Oo Ka waramayaa Sugaanyahankii Beelaha Gabooye!
 http://dulmane.com/suganta/codka
/dulmanahalaqursadey.ram
 http://dulmane.com/suganta/codka/shacir.ram

Fadlan wallaal Alle Dartii Ku Caawi Gabadhan Dhibtu ku Habsatey

Faafin: Dulmane.com: 6 March, 2010

shugri
Fadlan wallaal Alle Dartii Ku Caawi Gabadhan Dhibtu ku Habsatey

  | Akhri Qoraalkan

Fadlan wallaal Alle Dartii Ku Caawi Gabadhan Dhibtu ku Habsatey
قال تعالى :
(مثل الذين ينفقون أموالهم  في سبيل الله كمثل حبة أنبتت سبع سنابل  في كل سنبلة مئة حبة
والله يضاعف لمن يشاء والله واسع عليم)
Shugri Axmed Xaashi waa gabadh aad uula dhiban xanuun kaga habsadey dhinaca cunaha iyo qoorta shugri waxa ay kamid tahay danyarta degan [...]

Ururka Quba oo Madarasadii 5aad iyo Masaajidkeedi ka hirgaliyey xaafada Daami

Faafin: Dulmane.com: 6 March, 2010

quda madarasa
Ururka Quba oo Madarasadii 5aad iyo Masaajidkeedi ka hirgaliyey xaafada Daami

  | Akhri Qoraalkan

Ururka Quba oo Madarasadii 5aad iyo Masaajidkeedi ka hirgaliyey xaafada Daami!
Ururka quba oo kamid ah ururada ka shaqeeya arimaha waxbarashada iyo samafalka ayaa waxaa uu ka hirgaliyey xaafada daami ee magaalada hargeisa Madarasadii 5aad iyo masaajikeedi.
Dhismaha madarasada iyo masaajidka ayaa waxaa ka qeyb qaadatey haayada Alhuda oo saldhigeedu yahay magaalada hargeisa.
Tallaabadan ayaa waxa ay ku [...]

SOMALIYEEY GAR MIYAA SIDAASI? (ODAYAASHA BEELAHA GABOOYE EE)

Faafin: Dulmane.com: 3 March, 2010

calisamatar
SOMALIYEEY GAR MIYAA SIDAASI? (ODAYAASHA BEELAHA GABOOYE EE)  | Akhri Qoraalkan

________________________________________
Mon, March 1, 2010 9:47:59 PM
SOMALIYEEY GAR MIYAA SIDAASI?
WAXA YIDHI ABWAANKA HAL ABUURKA AH EE CISMAAN DUCAALE,
WAXAAN KA DABA LEENAHAY GAR MAAHA SIDAASI,
ANAGOO AH ODAYAASHA BEELAHA GABOOYE EE KU SUGAN WAQOOYIGA AMEERIKA (AMERICA) USA IYO CANADA,
HADALKAY KOR UGU DHAWAAQDAY FANAANNADA WEYN EE SAADO CALINA WAA GAR,
WAXAAN GARAHAYN OO KALE IN LA YIDHAA XABBADII DISHAY HEBEL
WAXAA [...]

Maqaal:Waa Cadaalad Daro In La Ashkateeyo General Cali Samter Kaligii

Faafin: Dulmane.com: 28 February, 2010

Maxamed%20Cali%20Samatar
Maqaal:Waa Cadaalad Daro In La Ashkateeyo General Cali Samter Kaligii   | Akhri Qoraalkan

Maqaal:Waa Cadaalad Daro In La Ashkateeyo General Cali Samter Kaligii
(Minneapolis) 27.02-10 Marka hore waxaan salaamay dadka ku hadla afka somaliga. Marlabaad ka waxaan jeclahay inaan kahadlo dacwada ladoonayo in lagu qaado general maxamed cali samter ee kasocota dalka maraykanka, waa wax caadiya in qofkastoo dhibane ahi ba uu dambi kusoo oogo qofkii dhibta u gaystay,
Marlabaad [...]

Dhageyso Gabeygii Dul_Gariir Iyo Abwaan Hadraawi

Faafin: Dulmane.com: 27 February, 2010

Hadraawi Iyo Barkhad
Dhageyso Gabeygii Dul_Gariir Iyo Abwaan Hadraawi

  | Akhri Qoraalkan

Dhageyso Gabeygii Dul_Gariir Iyo Abwaan Hadraawi
Qormadan Maanta ayaa waxaanu dhageystayaasha sharafta leh ee Radio Dulmane uugu soo gudbineynaa Gabeyga Dhul_Gariir
Qaybtii kowaad 
       ( Halkan Ka Dhageyso: )
                         Wiiga soo socda la soco Qaybta labaad

Xildhibaan Jirde Siciid Oo Fariin u diray Beelaha Gabooye

Faafin: Dulmane.com: 27 February, 2010

jirde
Xildhibaan Jirde Siciid Oo Fariin u diray Beelaha Gabooye  | Akhri Qoraalkan

Xildhibaan Jirde Siciid Oo Fariin u diray Beelaha Gabooye
Xildhibaan Jirde Siciid Max,ud oo kamid ah xildhibaanada Goolaha Guurtida Somaliland isla markaana ah xubinta kaliya ee uugu jirta beelaha gabooye ayaa wareysi khaas ah oo uu siiyey shabakada wararka ee Dulmane baaq uugu diray qurba joogta beelaha gabooye waxaanu u dhacay waraysigu sidan:
Su: Xildhibaan maxaad jeceshahay [...]

Suldaanka Guud Ee Beelaha Gabooye Oo Hambalyeeyey Suldaan Daakir Iyo Beeshiisa!

Faafin: Dulmane.com: 24 February, 2010

Suldaan Iid
Suldaanka Guud Ee Beelaha Gabooye Oo Hambalyeeyey Suldaan Daakir Iyo Beeshiisa!  | Akhri Qoraalkan

Suldaanka guud ee beelaha gabooye Suldaan Iid C/laahi Xirsi ayaa waxaa uu dhambaal hambalyo ah u diray suldaan daakir xassan khaliif oo bulsha weynta Somaliland u aqoonsatay suldaanka sanadka.
Dhambaalka hambalyada ah ee suldaanka ayaa waxaa uu ka danbeeyey dhawaan markii saxaafada Somaliland si badan loogu soo qoray suldaan daakir xassan khaliif taas oo lagaga [...]

Sigaarka Iyo Dhibaatooyinkiisa

Faafin: Dulmane.com: 23 February, 2010

smoking
Sigaarka Iyo Dhibaatooyinkiisa  | Akhri Qoraalkan

Sigaarka Iyo Dhibaatooyinkiisa
 
Waxaa diyaariyey
Cabdiqani M. Calixagaa (qardhaawi)
Sigaarku wuxuu ka mid yahay waxyaalaha lagu tiriyo in uu keeno cudurada khatarta ah kuwaasoo waxyeelo u keena qofka naftiisa, haddaba inta aanan u fiirin maxay diintu ka qabtaa aan ku hor marno waxyaalaha iyo sida ay dadka aqoon yahanada ah iyo cidii kasta oo baaritaan ku samaysay ay [...]

Next Page »

Kadhex Raadi waxaad dooni