Faafin: Dulmane.com: 23 January, 2010
MIDGAHAA KA MUDAN INTII MAGAC NASABNIMO KU MARMARSOON JIRTAY
Ereygan Midgaan ayaa ah mid soomaaliyi intii mudo ah dad gaar ah isticmaali jirtay, tanoo dhaxalsiisay dadkii loo qoondeeyay magacan in umadii soomaaliyeed ee kale laga sinji sooco iyadoo wax walba oo xuna la caadeystay in dhabarka loo saaro dadkan, waxa la bilaabay in dadkii soomaaliyeedi meel [...]
Faafin: Dulmane.com: 19 January, 2010
Hayb-soocu waa dulmi culimada qaar ay qayb ka yihiin!
Faafin: Dulmane.com: 18 January, 2010
WHO ARE THE MIDGAANS? WHERE IS THEIR LAND? AND WHY DISCRIMINATION?
The Wonderful Land of Punt (Somalia)
Punt was a legendary land, previously known by Egyptians as the “Land of the God”, “Land of perfume” and “land of ancestors” as mentioned in the “Book of the Dead”.
“The Lands of the Gods see thee, they could write [concerning [...]
Faafin: Dulmane.com: 18 January, 2010
Quudhsiga ma diidnaa.
intii ka horeysya soo bixidii,diinta islaamka iyo rasuulka (scw), carabtu waxay ahayd dad aad u dhaqano xun xun, wax kasta oo markaasi la oran karo waa xun yahayna waxay ahaayen kuwo leh,oo intiina wax akhrida waad ogtihiin,sida bugaagtu u tiraabto ugana sheekayso dhaqamadii
waagaasi ka jiray carabiya.waxay ahayeen kuwo ku dagaalami jiray arimo yar [...]
Faafin: Dulmane.com: 18 January, 2010
HALA GUURSADO HABLAHA KA SOO JEEDA BEELAHA DULMAN
(Olole looga soo horjeedo xaqiraadda Dumarkaas)
Dood xiiso badan oo ku saabsan xaqiraadda, yasidda, quursiga ama takoorka bani’aadanimada ka baxsan ee loo geysto dadka ka soo jeeda beelaha dulman ayaa hareysay meel lagu shaaho oo aan joogay, waxaana halkaas fikradahooda toosin ka soo jeedinayay aqoonyahanno Soomaaliyeed oo ay arrintani [...]
Faafin: Dulmane.com: 18 January, 2010
Waxyaabaha Dalkii Hooyo Dumiyeey oo Burburka Sababay waxaa ugu weynaa
Nidaamkii Cadaalad daradda, Sinaan la , aanta iyo Eexd ku Dhisnaa, Ummadana u kala Saaran Qeybo Kala Mudan Iyadoo la ogyahay in Alle Simay, Dagaaladii iyo Dulmigii Weyn ee Dadka loo geeystay Xiligii Xukunkii Kacaanka ee Siyaad Barre iyo Falalkii Xasuuqeed ee ka dhacay-Gobolada Mudug,Nugaal,Goboladii Waqooyi, [...]
Faafin: Dulmane.com: 18 January, 2010
BURKABA MIYAAN BAHAL KA FISHAY!!
Si aad u ogaato waxa aan ka hadlayaa inay waaqici tahay, waxa jirtay muddo sannado ka hor inaan anigoo Hargeisa jooga maqaal ka ka akhriyay wargeysaka Jamhuuriya, Maqaalku waa qiso lagu soo bandhigay bogga akhritayaasha oo aniga markaa iila muuqday inuu ahaa maqaal malo awaal ah (fiction). Maqaalku wuxuu ka sheekaynayey [...]
Faafin: Dulmane.com: 18 January, 2010
Waxaan ahay Nabad!
Maqaal Xiisa Badan
Argagaxa, naxdinta, kufsiga, dilka iyo boobka ka jira waddanka macaluusha, iyo dhimashada ka imaanaysa qoriga afkiisa waa wax aniga la igu canaadayo.
Xamar mar hore ayaan ka qaxay, saaxiibkey Siyaad Bare waan kasii horeeyey kadib markii uu khilaaf nasoo kala dhex galay aniga iyo asaga… way jirtay inaan dhowr jeer soo noqnoqday [...]
Faafin: Dulmane.com: 18 January, 2010
Ilmadii Dagaalka Sokeeye
A. M. Yusuf
Copyright© u dhowrsan qoraaga | wayeel@operamail.com
Ibraahim Faarax Cabdi (Shaarib) ayaa yiri:
Isin beena urur aan wax qaban uunka maqashiiya
Labadii is aamini jirt’aad kala irdheyseen’e…
Wax’aad tihiin Amxaara nala jirta oo na aynabay’e
Aqligaad kawada foorartaan sida Ibleyskii’e
Utun raagtay aaqiro dad baa eed la yuurara’e
Aduunyada dusheeda na dad baa eersigiin qaba’e
Ifk’aad nagu kadeedeen shar b’aad [...]
Faafin: Dulmane.com: 18 January, 2010
Dad ka Soo Jeedaa Koonfurta Somaaliya iyo Dalka Itoobiya ayaa Hab Tabreebeed Loogu Keena Degaamo ka Mid ah P/Land Siiba-Magaalada Boosaaso oo Xeebaheeda Lagaga Daabulo Doonyaha Dhimashada si loogu Tabriibiyo Dalka Yamen, Muddo eey Soconeeysay Arrintaasu, Dad Somaali Iyo Itoobiyaan u Badnaa Haween,Caruur iyo Rag Waaweynba, Waxaana lagu Tilmaami Karaa Dhacdooyinka ugu Xun ee Dadka [...]