Dulmane.com » Maqaallo
	<language>en</language>
	<sy:updateFrequency>1</sy:updateFrequency>
Umadd waliba waxay heshaa maamulkay istaahisho!! (by: Hayaan Cabdisalaam Ismaaciil, Sweden)
		<dc:creator>Dulmane</dc:creator>
		<description><![CDATA[Umadd waliba waxay heshaa maamulkay istaahisho!! 
Waxaa dhowaan la xusay sanadguuradii 50aad ee aasaaskii dowladii Soomaaliya. Waa la wada soconaa marxaladihii Soomaaliya soo martay intay soo jirtay. Jiilkeenii dhashay 70-tanaadkii iyo intii naga danbeysay wax badan oo wanaag ah kamaan arag dowladnimida.
Waxbarasho sii xumaanaysay, musuqmaasuq, cadaadin, dagaalo iyo barakac. Hadana soomaalidu waxay lahayd dal lagu yaqaan [...]]]></description>
		<slash:comments>0</slash:comments>
(Wareysigii Cismaan  iyo BBC)   Waa Cadaalad Daro In La Ashkateeyo General Cali Samter Kaligii:
		<dc:creator>Dulmane</dc:creator>
		<description><![CDATA[Halkan ka dhageyso wareesigii cismaan  iyo BBC.
Maqaal:Waa Cadaalad Daro In La Ashkateeyo General Cali Samter Kaligii (Minneapolis) 27.02-10 Marka hore waxaan salaamay dadka ku hadla afka somaliga. Marlabaad ka waxaan jeclahay inaan kahadlo dacwada ladoonayo in lagu qaado general maxamed cali samter ee kasocota dalka maraykanka, waa wax caadiya in qofkastoo dhibane ahi ba uu [...]]]></description>
		<slash:comments>9</slash:comments>
Inaa Lilaahi Wa inaa Illahi Raajicuun
		<dc:creator>Dulmane</dc:creator>
Waxaa maalintii Khamis oo ay bisha April ahayd 22deedii ku geeriyoodey magaalada San Diego, CA dalka USA ALLAHA u naxariisto marxuum JAMAC AADAN. Waxaan tacsidiis la ogeysiinayaa dhammaan eheladiis iyo qaraabadiss meel kasta oo ay joogaan.
 Waxaan ilaaheey uga baryeynaa in uu jannadii ka waraabiyo – Aamiin Aamiin Aamiin
INAALILAAHI WAINAAILEEHYI RAAJACUUN
		<slash:comments>4</slash:comments>
Maqaal Jawaab u ah Qoraa wax Ka Qoray Fanaanada wayn ee Saado Cali Warsame (By: Maxamed Cabdi Adam)
		<dc:creator>Dulmane</dc:creator>
		<description><![CDATA[Jaamacow Saado Cali daaye dib u jalleec waayaaha
A/Calaykum WWT, waxan mar kale salaamayaa guud ahaan soomaali oo idil, salaan kaddib aniga oo tix-raacaya qormada walaalkey Jaamac C/laahi Suleymaan ee ku jirta bogga: http://somalifans.net/2010/04/07/faallo-130/#more-24454  iyo http://somalifans.net/2010/04/06/faallo-128/    
Taas oo ku saabsan Saado Cali Warsame,waxan ku billaabayaa qormadeyda:
Walaal Jaamac, aniga oo soomaali ah, oo [...]]]></description>
		<slash:comments>2</slash:comments>
Beesha Dhaxan-Tire ee beelaha Siciidkuul oo ka dhabaysay magaca Illahay Haybada iyo naxiibka u siiyey.
		<dc:creator>Dulmane</dc:creator>
Sawiradda oo dhan halkaan ka daawo
Dhaxan_tire waan maqli jirey oo kaliya laakin sida aad sawiradan ka aragtaan beeshani waxay si geesanimo leh ugu soo dhawaysay magaalada ay dagan yihiina kuna marti galisay shirkii beesha Siciidkuul ku go’aansatay inaysan ahayn, dhalasho ahaana [...]]]></description>
		<slash:comments>1</slash:comments>
jeeroon midgaan iyo tumaal meel isugu keeno tirin maayo maansadaad igu tuhmeeysaa
		<dc:creator>Dulmane</dc:creator>
		<slash:comments>3</slash:comments>
SOMALIYEEY GAR MIYAA SIDAASI?  (ODAYAASHA BEELAHA GABOOYE EE)
		<dc:creator>Dulmane</dc:creator>
Mon, March 1, 2010 9:47:59 PM
SOMALIYEEY GAR MIYAA SIDAASI?
WAXA YIDHI ABWAANKA HAL ABUURKA AH EE CISMAAN DUCAALE,
WAXAAN KA DABA LEENAHAY GAR MAAHA SIDAASI,
ANAGOO AH ODAYAASHA BEELAHA GABOOYE EE KU SUGAN WAQOOYIGA AMEERIKA (AMERICA) USA IYO CANADA,
HADALKAY KOR UGU DHAWAAQDAY FANAANNADA WEYN EE SAADO CALINA WAA GAR,
WAXAAN GARAHAYN OO KALE IN LA YIDHAA XABBADII DISHAY HEBEL
WAXAA [...]]]></description>
		<slash:comments>10</slash:comments>
Ma U Dabaal Dagnaa Mawlidka Mise‏!!
		<dc:creator>Dulmane</dc:creator>
		<description><![CDATA[Ma U Dabaal Dagnaa Mawlidka Mise‏!!
Bismillah Raxmaani Raxiim
Waxaa laga yaabaa in dad badani ku wareeraan is jiid jiidka Mawliidka, qaarna leeyihiin waa bidco, qaarna leeyihiin mayee waa arin qof waliba oo muslim ah ay lagama maarmaan tahay inuu ku farxo dhalashadii rasuulka Muxammad sallallaahu calayhi wasallam.
Balse walaallayaal aanu arinta si kale u eegno, annagoo isla [...]]]></description>
		<slash:comments>0</slash:comments>
SUULI QUURSIGA AAN QIILKA LAHEYN (Cali Muxiyaddiin Cali)
		<dc:creator>Dulmane</dc:creator>
		<description><![CDATA[SUULI QUURSIGA AAN QIILKA LAHEYN
Dhab ahaan aad baan u xanuunsaday markii aan aqristay qoraal lagu soo bandhigay Shabakaddaha wararka ee Soomaalida oo ka hadlayey Lamaane guur damcay oo ku kala guuray heybta qabiil, taasoo igu dhalisay inaan qalinkeyga u qaato, jiilka soo korayana ugu baaqo iney ka shaqeeyaan dabar goynta dhaqankaasi xun ee cudurka geliyay [...]]]></description>
		<slash:comments>0</slash:comments>
Suldaanka Guud Ee Beelaha Gabooye Oo Hambalyeeyey Suldaan Daakir Iyo Beeshiisa!
		<dc:creator>Dulmane</dc:creator>
		<description><![CDATA[ Suldaanka guud ee beelaha gabooye Suldaan Iid C/laahi Xirsi ayaa waxaa uu dhambaal hambalyo ah u diray suldaan daakir xassan khaliif oo bulsha weynta Somaliland u aqoonsatay suldaanka sanadka.
Dhambaalka hambalyada ah ee suldaanka ayaa waxaa uu ka danbeeyey dhawaan markii saxaafada Somaliland si badan loogu soo qoray suldaan daakir xassan khaliif taas oo lagaga [...]]]></description>
		<slash:comments>9</slash:comments>
Sigaarka Iyo Dhibaatooyinkiisa
		<dc:creator>Dulmane</dc:creator>
		<description><![CDATA[Sigaarka Iyo Dhibaatooyinkiisa
Waxaa diyaariyey
Cabdiqani M. Calixagaa (qardhaawi)
Sigaarku wuxuu ka mid yahay waxyaalaha lagu tiriyo in uu keeno cudurada khatarta ah kuwaasoo waxyeelo u keena qofka naftiisa, haddaba inta aanan u fiirin maxay diintu ka qabtaa aan ku hor marno waxyaalaha iyo sida ay dadka aqoon yahanada ah iyo cidii kasta oo baaritaan ku samaysay ay [...]]]></description>
		<slash:comments>0</slash:comments>
Sidee Lagu Baabiin Karaa Takoorka iyo Quudhsiga Lagu Hayo Beelaha La Hayb-sooco?
		<dc:creator>Dulmane</dc:creator>
		<description><![CDATA[Waa maqaal si xidhiidh ah ugu soo baxa wargayska Jamhuuriya oo ku saabsan xaquuqda ula sinaanta iyo ka qaybgalka horumarka iyo siyaasadda dalka ee beelaha la hayb sooco, waxaa soo diyaariyey Ururka Codka Haweenka beelaha la hayb sooco ee VOSOMWO waxaana maalgelinta ka taageeray NED.
 Ururka Codka haweenka dadka Laga tirada badan yahay Voice of Somaliland [...]]]></description>
		<slash:comments>0</slash:comments>
Maamulitaanka Wakhtiga‏
		<dc:creator>Dulmane</dc:creator>
		<description><![CDATA[Maamulitaanka Wakhtiga‏
Abdiqani Haji Ali (Albanna).
abdilqani@hotmail.com
Waxaa mahad iska leh Ilaaha uumay ee unkay khalqiga kiisa xun iyo kiisa wanaagsan, Ilaaha ay nimcadiisa ku dhamaadaan wanaagyadu waxaa kaloo ammaan iyo sharaf u sugnaatay macallinkayagii, hogaamiyahayagii, tusaalahayagii, xabiibkayagii, Nebi Muxamad Naxariis iyo Nabadgalyo korkiisa ha ahaatee iyo intii ku raacday wanaaga.
Axmaqnino wakhtiga kaaga tagay oohin kugu reebye Ayaantii [...]]]></description>
		<slash:comments>1</slash:comments>
Dhulgariirkii Haiti, waa Cibra qaadasho
		<dc:creator>Dulmane</dc:creator>
		<description><![CDATA[http://www.youtube.com/watch?v=ZgVRNXN4I3U&feature=related
walaalayaal bal ila fiirsada fiidyowgan, masiibooyinka Illaahay keenaa waxay cibro u tahay inta nool, wax badan Illahay waa ka dhaafay dadka oo wuu u naxariisanayaa, waayo runtii maanta aduunka waxaa ku batay macaasidii iyo dambigii. dhagihii waansan baa waanada qaata ee Allahow na garansii wad
		<slash:comments>1</slash:comments>
Baaq Ay Soo Saartay Beesha Maxaad-Barre Ee Qurbaha
		<dc:creator>Dulmane</dc:creator>
Asalaamu calaykum waraxmatulaah
Shir ay beeshu ku yeelatay magaalada soomaalidu u badan tahay ee Minneapolis, MN si ay uga tashato, marba waaqica taagan ee ay  manta ku sugan tahay beeshu. Waxaa ugu muhiimsanaa ee shirkan looga hadlay arinta baryahan ku badatay websaydyadda ee ah in beesha maxaad- Barre ka [...]]]></description>
		<slash:comments>6</slash:comments>