Faafin: Dulmane.com: 4 March, 2010
Waxaa cad oo marag madoona in cadawgeenu hadaynu nahay beesha gabooye uu inaga soo weeraray jiha kasta tab iyo xeeladkasta oo uu heli karayayna inoo adeegsaday. dhaqaale, hub,af iyo adinba mar walbana uu isugu geeyo sidii uu inoo wax yeelaynlahaa, waxaad se moodaa in dadka sidaa loogu tashaday ayna laba soconba shirqoolka loo maleegayo ,oo [...]
Faafin: Dulmane.com: 3 March, 2010
________________________________________
Mon, March 1, 2010 9:47:59 PM
SOMALIYEEY GAR MIYAA SIDAASI?
WAXA YIDHI ABWAANKA HAL ABUURKA AH EE CISMAAN DUCAALE,
WAXAAN KA DABA LEENAHAY GAR MAAHA SIDAASI,
ANAGOO AH ODAYAASHA BEELAHA GABOOYE EE KU SUGAN WAQOOYIGA AMEERIKA (AMERICA) USA IYO CANADA,
HADALKAY KOR UGU DHAWAAQDAY FANAANNADA WEYN EE SAADO CALINA WAA GAR,
WAXAAN GARAHAYN OO KALE IN LA YIDHAA XABBADII DISHAY HEBEL
WAXAA [...]
Faafin: Dulmane.com: 26 February, 2010
Ma U Dabaal Dagnaa Mawlidka Mise!!
Bismillah Raxmaani Raxiim
Waxaa laga yaabaa in dad badani ku wareeraan is jiid jiidka Mawliidka, qaarna leeyihiin waa bidco, qaarna leeyihiin mayee waa arin qof waliba oo muslim ah ay lagama maarmaan tahay inuu ku farxo dhalashadii rasuulka Muxammad sallallaahu calayhi wasallam.
Balse walaallayaal aanu arinta si kale u eegno, annagoo isla [...]
Faafin: Dulmane.com: 24 February, 2010
SUULI QUURSIGA AAN QIILKA LAHEYN
Dhab ahaan aad baan u xanuunsaday markii aan aqristay qoraal lagu soo bandhigay Shabakaddaha wararka ee Soomaalida oo ka hadlayey Lamaane guur damcay oo ku kala guuray heybta qabiil, taasoo igu dhalisay inaan qalinkeyga u qaato, jiilka soo korayana ugu baaqo iney ka shaqeeyaan dabar goynta dhaqankaasi xun ee cudurka geliyay [...]
Faafin: Dulmane.com: 24 February, 2010
Suldaanka guud ee beelaha gabooye Suldaan Iid C/laahi Xirsi ayaa waxaa uu dhambaal hambalyo ah u diray suldaan daakir xassan khaliif oo bulsha weynta Somaliland u aqoonsatay suldaanka sanadka.
Dhambaalka hambalyada ah ee suldaanka ayaa waxaa uu ka danbeeyey dhawaan markii saxaafada Somaliland si badan loogu soo qoray suldaan daakir xassan khaliif taas oo lagaga [...]
Faafin: Dulmane.com: 23 February, 2010
Sigaarka Iyo Dhibaatooyinkiisa
Waxaa diyaariyey
Cabdiqani M. Calixagaa (qardhaawi)
Sigaarku wuxuu ka mid yahay waxyaalaha lagu tiriyo in uu keeno cudurada khatarta ah kuwaasoo waxyeelo u keena qofka naftiisa, haddaba inta aanan u fiirin maxay diintu ka qabtaa aan ku hor marno waxyaalaha iyo sida ay dadka aqoon yahanada ah iyo cidii kasta oo baaritaan ku samaysay ay [...]
Faafin: Dulmane.com: 30 January, 2010
Waa maqaal si xidhiidh ah ugu soo baxa wargayska Jamhuuriya oo ku saabsan xaquuqda ula sinaanta iyo ka qaybgalka horumarka iyo siyaasadda dalka ee beelaha la hayb sooco, waxaa soo diyaariyey Ururka Codka Haweenka beelaha la hayb sooco ee VOSOMWO waxaana maalgelinta ka taageeray NED.
Ururka Codka haweenka dadka Laga tirada badan yahay Voice of Somaliland [...]
Faafin: Dulmane.com: 30 January, 2010
Maamulitaanka Wakhtiga
Abdiqani Haji Ali (Albanna).
abdilqani@hotmail.com
Waxaa mahad iska leh Ilaaha uumay ee unkay khalqiga kiisa xun iyo kiisa wanaagsan, Ilaaha ay nimcadiisa ku dhamaadaan wanaagyadu waxaa kaloo ammaan iyo sharaf u sugnaatay macallinkayagii, hogaamiyahayagii, tusaalahayagii, xabiibkayagii, Nebi Muxamad Naxariis iyo Nabadgalyo korkiisa ha ahaatee iyo intii ku raacday wanaaga.
Axmaqnino wakhtiga kaaga tagay oohin kugu reebye Ayaantii [...]
Faafin: Dulmane.com: 29 January, 2010
http://www.youtube.com/watch?v=ZgVRNXN4I3U&feature=related
walaalayaal bal ila fiirsada fiidyowgan, masiibooyinka Illaahay keenaa waxay cibro u tahay inta nool, wax badan Illahay waa ka dhaafay dadka oo wuu u naxariisanayaa, waayo runtii maanta aduunka waxaa ku batay macaasidii iyo dambigii. dhagihii waansan baa waanada qaata ee Allahow na garansii wad
Faafin: Dulmane.com: 27 January, 2010
Baaq Ay Soo Saartay Beesha Maxaad-Barre Ee Qurbaha:
Asalaamu calaykum waraxmatulaah
Shir ay beeshu ku yeelatay magaalada soomaalidu u badan tahay ee Minneapolis, MN si ay uga tashato, marba waaqica taagan ee ay manta ku sugan tahay beeshu. Waxaa ugu muhiimsanaa ee shirkan looga hadlay arinta baryahan ku badatay websaydyadda ee ah in beesha maxaad- Barre ka [...]