Faafin: Dulmane.com: 20 May, 2010
Gob Abwaanimo Salaamu calaykum marka hore, marka xiga anigoo ah Yaxye Yeebaash,
GOB-ABWAANIMO waa gabay aan curiyay kadib markii dadka qaar igu
idhaaheen “abwanimada iyo waxan waa lagu waashaaye iskadaa” markaa
waxaan jeclaaday inaan suugaan ku cabiro uguna jawaa…bo docda uu ka
daganyahay abwaanimadu bulshada iyo waliba aminta iyo goortuu
isticmaalo suugaantiiisa iyo muhiimada ay uu leedahay Abwaanka
suugaantiisa kaasoonu marnaba [...]
Faafin: Dulmane.com: 1 May, 2010
Geesiga Reer Wardheere ee
Giliyo Dhagaxbuur degaa
Gashaantida Reer Isaaq
Wuxuunan u geyin ma garan?
Awoowgaa lama gubee
Go’e aan ahayn iga xishoo
Geel buunan lahayn ha odhan
Gureys Hawlaha ku dhaqan
Barbaarkiisa gaammurayi
Garays-xidhatada Jidwaaq
Wuxuunan u geyin ma garan?
Awoowgaa lama gubee
Go’e aan ahayn iga xisho
Gallayduu fashaa ha odhan
Gabadha Madhiibaanku dhalay
Ee Gaalkacayo xarragoon
Isgabihii Cumar Maxmuud
Wuxuunan u gayin [...]
Faafin: Dulmane.com: 13 March, 2010
QAREEN waa maanso uu 05 03 2010 tiriyay cabdiraxmaan maxamed dheere si koobana uga hadlaysa takoornaanta ay bulshada ka takooran yihiin dad aan la aqoon waxa loo tuurayo (dadyawga tirada yar ee ku dhex nool soomaalida) isla markaana aan la garanaynin waxa looga hor joogo waxay xaqa u leeyihiin xag-dhaqan xag-dhaqaale iyo xag-nololeedba.
waxay tidhi
Qareen waa [...]
Faafin: Dulmane.com: 6 March, 2010
Wareysigii shaacirhalkan kadhageyso
Dhageyso Abwaan Shaacir Oo Ka waramayaa Sugaanyahankii Beelaha Gabooye!
http://dulmane.com/suganta/codka
/dulmanahalaqursadey.ram
http://dulmane.com/suganta/codka/shacir.ram
Faafin: Dulmane.com: 23 January, 2010
Hayb Sooc: Dhaqan liita oo lid ku ah bani’aadamnimada
Waxa falanqeeyay
Ismaaciil C. Xasan “Khaliil”
June 17, 2007
Haybsooc waa maanso uu tiriyay Abwaan Maxamed Hirad 18 ka bishiii April ee 2002. Waa gabay ka hadalaya hayb sooca ama sinji takoorka oo ah dhaqan aad u liita oo lid ku ah bani’aadanimada. Waa mid si cad uga soo horjeeda [...]
Faafin: Dulmane.com: 18 January, 2010
Dulmane gabey
Caydaruus mahamed Dhuux
Dhageyso Gabeygan.
Yusuf Osman Abdulle ( Shacir)
Saciidkuul2 shirkii 2005
Caydaruus mahamed Dhuux
Aduunyo gabey
Caydaruus mahamed Dhuux
Tallaamiin
Caydaruus mahamed Dhuux
La iiga beerey
Caydaruus mahamed Dhuux
Saciid kuul
Caydaruus mahamed Dhuux
Qaran
C/qaadir Xirsi Yamyam
Dabadher
C/qaadir Xirsi Yamyam
Isha marodiga
C/qaadir Xirsi Yamyam
Rundhageyso
C/qaadir Xirsi Yamyam
Wariye
C/qaadir Xirsi Yamyam
[...]