Faafin: Dulmane.com: 24 February, 2010
Suldaanka guud ee beelaha gabooye Suldaan Iid C/laahi Xirsi ayaa waxaa uu dhambaal hambalyo ah u diray suldaan daakir xassan khaliif oo bulsha weynta Somaliland u aqoonsatay suldaanka sanadka.
Dhambaalka hambalyada ah ee suldaanka ayaa waxaa uu ka danbeeyey dhawaan markii saxaafada Somaliland si badan loogu soo qoray suldaan daakir xassan khaliif taas oo lagaga [...]
Faafin: Dulmane.com: 20 February, 2010
Waxaanu aad uga xunahay dhibaatada sii kordhaysa ee ka haysata dadka laga tirada badanyahay Somaliland gaar ahaan magaaladda Hargeysa. Waxaa kale oon aad uga xumahay dadka u dhasho Somaliland ee Gabooyaha ah ee ka haajiray magaaladda Hargeysa, taasoo ay sababtay dil, dhac, boob, xidhig, cabudhin, cadaalad la’aan iyo xoog sheegasho lagu hayo dadkaas. Iyadoo inta [...]
Faafin: Dulmane.com: 14 February, 2010
Suldaan daakir xassan khaliif oo kamid ah sallaadiinta uugu qiimaha badan beelaha gabooye ayaa waxaa loo doortey suldaanka sanadka.
Bayaan ay ku saxeexan yihiin waxgaradka. Hogaanka dhaqanka iyo aqoonyahanka Culimada gudiyada haweenka gobolka togdheer oo soo gaadhey xafiiska Dulmane ee magaalada hargeisa ayaa waxaa uu u qornaa sida:
Haddii aanu nahay sallaadiinta, Culimada, waxgaradka, aqoonyahank, beelaha [...]
Faafin: Dulmane.com: 7 February, 2010
Burco(Oodweynenews)- Beelaha Gabooye ee gobolka Togdheer ayaa maanta Shir Jaraa’id ay ku qabteen magaalada Burco waxba kama jiraan iyo Been abuur ku tilmaamay war ay qaar ka mid ah Saxaafada ku baahiyeen Laba madax-dhaqameed oo ka tirsan beelaha Gabooye gaar ahaa Jilibka madhibaan kuwaas oo la yidhaado Suldaan Saxardiid Faarax Buteeye iyo Caaqil Kaariye Xirsi Samatar, kaas [...]
Faafin: Dulmane.com: 27 January, 2010
Baaq Ay Soo Saartay Beesha Maxaad-Barre Ee Qurbaha:
Asalaamu calaykum waraxmatulaah
Shir ay beeshu ku yeelatay magaalada soomaalidu u badan tahay ee Minneapolis, MN si ay uga tashato, marba waaqica taagan ee ay manta ku sugan tahay beeshu. Waxaa ugu muhiimsanaa ee shirkan looga hadlay arinta baryahan ku badatay websaydyadda ee ah in beesha maxaad- Barre ka [...]
Faafin: Dulmane.com: 22 January, 2010
Halkan ka dhageyso Waraysigii boqor ahmed iman uu siyey radio dulmane
Safiirka NewZealand oo loo Doortey Shaqsiga Sanadka 2010
Safiirka NewZealand u fadhiya Somaliland mudane: Cabdi Xassan Faarax Buuni isla markaana ka soo jeeda beelaha gabooye ayaa waxaa loo doortey shaqsiga sanadka cusub,
Bayaan ay ku saxeexan yihiin qeybaha kala duwan ee bulsha weynta beelaha gabooye ayaa waxaa [...]