" /> DAAWO VIDEO: SULDAN DAAKIR HASSAN KHALIF OO SHIR JARAAID SAAKA KU QABTAY BURCO, SI WEYNNA U DHALIILAY CULIMADA SOMAALILAND. | Dulmane.com

DAAWO VIDEO: SULDAN DAAKIR HASSAN KHALIF OO SHIR JARAAID SAAKA KU QABTAY BURCO, SI WEYNNA U DHALIILAY CULIMADA SOMAALILAND.

Faafin: Dulmane.com: 29 August, 2011

DAAWO VIDEO: SULDAN DAAKIR HASSAN KHALIF OO SHIR JARAAID SAAKA KU QABTAY BURCO, SI WEYNNA U DHALIILAY CULIMADA SOMAALILAND.  | Akhri Qoraalkan

Qoraallo La Xiriira

  • No Related Post

(Hadhwanaagnews) Monday, August 29, 2011
Burco(HWN)Suldaan Daakir Hassan khaliif oo ka mid ah Salaadiinta Beelaha Gabooye ayaa Saaka Shir jaraaid ku qabtay Hotel Barwaaqo ee Magaalada Burco,Shirkan Jaraaid ayuu Suldaanku kaga Hadlay Arrimo ay ka mid yihiin Waxyaabaha Islaamnimada Buriya iyo weliba Hab dhaqanka xun ee Bulshadu ku hayso Beelaaha Gabooye.

DAAWO VIDEO: SULDAN DAAKIR HASSAN KHALIF OO SHIR JARAAID SAAKA KU QABTAY BURCO, SI WEYNNA U DHALIILAY CULIMADA SOMAALILAND.

 

Burco(HWN)Suldaan Daakir Hassan khaliif oo ka mid ah Salaadiinta Beelaha Gabooye ayaa Saaka Shir jaraaid ku qabtay Hotel Barwaaqo ee Magaalada Burco,Shirkan Jaraaid ayuu Suldaanku kaga Hadlay Arrimo ay ka mid yihiin Waxyaabaha Islaamnimada Buriya iyo weliba Hab dhaqanka xun ee Bulshadu ku hayso Beelaaha Gabooye.

Readers Comments

  1. abdulkadir says:

    asalaamu caleykum warahmatulahi wabarakatuhu runti aduunka alaah waxuu noogu siidiray imtixaan ,mid xanun ayaa ku imtixamaa bal inu kasbro iyo inkale mid faqri ,mid colaad, Lowest price cialis mid caruur laan mid ba nooc lakin kiii sabro rsc ws wuxuu leyeehay kii sabro ee raali kunoqdo qadartaas ilaahey u qadary wuxuu leyahay ridaa macanha raali ahaasho ki caroodaana alaha waa kacarodaa marka dhibaatooyinka badan ee dhulkeeni heysato oo aan ilaaheey kasugeyno inoow naa dulqaadey kamid tahay in qof la quursado ,in qabiil leykugu eexdo, in daris ladulmiyo , in aan wadankaba lo sineeyn ,runtina maanta somali dhibka heysto waxu kabilowday anaa kanasab san wanaa dad walaaloo ah lakin jahligaa usbabab ah marka aan sabarno wlayaaal anigu qurbahaan ku nolahay haben kastana qalbigeeyga wadanki ayuu jiraa

  2. WAAD SALAAMAN TAHAY GUDOOMIYE SULDAAN DAAKIR HASSAN KHALIIF . MASHA ALLEH AAD AYAANU UGU FARAX NEY WAX QABAD KAAGA GEESINIMO ILLAHEY HAKOLA QABTO WA BILAAHI TOW FIIQ USA

  3. Salaan kadib: In badan ayay lahayeen Diinta ha la barto, laakiin wale mar dhaw runta ayaa wax looga sheegi doona kuwa is moodey in ay kaligood wax yaqanaan. Suldaan Dakir hadalkisu waa sax laakiin ma maqleyaan?

  4. abujamaaal says:

    waxaaad moodaa inuu fanaankan yahay muwad sax oo ay ka muuqato wadanimo laaakiin waxaa is wey diiin leh somaliland ma dowalad baaaaa??

  5. asaya cali says:

    asalaamu calaykum maa shaa alaah aad iyo aad ayaan ugu mahad calinayaa geesiga suldaan daakir walaal waa in la Cialis online taageeraa ninka wada waxa fiican ee umada u adeegaya wakhtina ku bixinaaya waa jiraan dadkale lakiin suldaan daakir waa suldaan u adeega bulshada anigu waan taageersanahay kuma taageersani qabiil wa shaqsi ka soo baxay gabooye yaan la hilmaamin siiba dadka ka madhan caadifada ayaan la hadlayaa

  6. ilahay ha ku dayo suldaan xuquuqda dadka danyartana waaliiga uu duud uu udagalan in shaa allaah

    hadan dunidan xaq uu duud tahay waxaa lagu mudayaa in aad mucariid tahay amaa aad ka so hurjiidid dawlada
    ilahay haynogu simu maliintan xaquuq diinaa uu dhan aan hiilaynu in shaa allah
    amiiiiiiiiiiiin

:: :: :: Warka Wajigaa Hore :: :: ::

Recent Comments

Taariikha

October 2014
M T W T F S S
« Oct    
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031