" />
Faafin: Dulmane.com: 22 January, 2012
Somaliland Waanu ku dhalanay, waanu ku dhaqanahay, waanu ku dhimaneynaa, oo waa dhiigayaga! Qoraal rasmi ah oo naga soo gaadhay xafiiska Lataliyaha Madaxweynaha Arimaha Bulshada laheyb-sooco isla markaana uugu jawaabayo xubno ka qeybgalay kana hadlay shirkii taleex kuwaas oo sheegay iney maqan yihiin xuquuqihii bulshada laheyb-sooco ee Somaliland | Akhri Qoraalkan Somaliland Waanu ku dhalanay, waanu ku dhaqanahay, waanu ku dhimaneynaa, oo waa dhiigayaga! Qoraal rasmi ah oo naga soo gaadhay xafiiska Lataliyaha Madaxweynaha Arimaha Bulshada laheyb-sooco isla markaana uugu jawaabayo xubno ka qeybgalay kana hadlay shirkii taleex kuwaas oo sheegay iney maqan yihiin xuquuqihii bulshada laheyb-sooco ee Somaliland Qoraalkan ayaa waxaa uu u dhignaa sidan: [...]
Faafin: Dulmane.com: 24 September, 2011
BAAQ TAAGEERA AH OO U SOO SAARAY MID KAMID AH MASUULIYIINTA BEELAHA GABOOYE KHADAR NADIIF MAXAMED Waxaan halkan ugu horayn ka salaamayaa madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland iyo guud ahaan bahda saxaafadda Somaliland, Waxaan halkan BAAQ TAAGEERA AH UGA DIRAYAA SULDAAN DAAKIR XASSAN KHALIIF oo kamid ah salaadiinta muxtarimka ah ee dalkani jamhuuriyada Somaliland uu ku faano [...]
Faafin: Dulmane.com: 28 August, 2011
XADIISYO LAGA WERIYEY RASUULKII (SCW) 1. “Dunida waad ka guuraysaan, waxaadna u guuraysaan xagga daar weligeed jiraysa; haddaba ka guura idinkoo wata camal khayr badan; waxaa na loo sheegay in dhagax lagu tuuray salka jahannama uu sii socon doono toddobaatan sano isagoon weli salkeeda gaadhin; wallaahay in la buuxin doono ma la yaabteen? Wallaahay waxaa [...]
Faafin: Dulmane.com: 20 August, 2011
LET US BE GOOD MUSLIMS Allah commands the Muslims to be true believers, adopt good manners and behave well at all times. The glorious Koran provides the Muslims with laws and regulations to guide them to the right path of Islam. Surat Al-Hujurat, section 30, verses 6, 9, 10, 11, 12 and 13, Allah lays [...]
Faafin: Dulmane.com: 14 August, 2011
WACYI GELIN ISLAAMI AH (ISLAAMIC GUIDANCE) Alle wuxuu mu’miniinta Quraanka kariimka ah ugu sheegay wax-walba oo khayr iyo wanaag ugu jiro. Sidoo kale, wuxuu uga digay oo ka reebay wax-walba oo dhibaato iyo wax-yeello ugu jirto. Islamarkaasna wuxuu Alle u dejiyey qaanuun iyo sharci cad oo la raaco iyo xuduud aan la dhaafi karin. Banii [...]
Faafin: Dulmane.com: 13 August, 2011
GOORMAY FARSAMO CEEB NOQOTAY? Waxaa loo baahan yahay oo daruuri ah in qof kastaa barto farsamo ama sanco ama xirfad uu ku shaqaysto dadkana ugu adeego. Qofkii farsamo yaqaan ah badanaa shaqo ma waayo. Midda kale, waa la qaderiyaa qofka farsamo yaqaanka ah maxaayeelay waa qof sancada iyo farsamada uu yaqaan loo baahanyahay had iyo [...]
Faafin: Dulmane.com: 13 August, 2011
Ururka codka haweenka beelaha la hayb sooco ee VOSOMWO oo la aasaasay 2004. Waa urur horumarineed waddani ah, sharciyaysan oo ay aasaaseen hablo muwaadiniin ah oo ka soo jeeda beelaha la hayb sooco, kuwaasoo iskood isu abaabulay, una kacay si ay ugu adeegaan hurumarinta iyo xuquuqda dadka laga tirada badan yahay. Ururku muddada uu jiray [...]
Faafin: Dulmane.com: 24 July, 2011
asc waxan salamayaa dhamaan walalahayga dhibateesan salaan kaddib waxaan jeclahay inaan ka qaybqaato dulmigaan sidii loo joojin lahaa wixii talo iyo tusaale ah hiil iyo hooba waxaan ahay Muslim ,Somali fiyoow oo aaminsan in somalidu kala sareen laguna kala sareeyo sida Allaah loogu kala dhow yahay walalayaal dulmigaan wuxuu dhacay xilli hore oo daku [...]
Faafin: Dulmane.com: 2 January, 2011
Kulan Lagaga Hadlayey Dadka La Hayb-sooco sidii ay uga qaybqaadan lahaayeen horumarka bulshadooda iyo Guddi Isugu Jirta Xukuumadda iyo Madax-dhaqameedyo Oo kulankaas lagu Abuuray. Maayarka degmada ceergaabo mudane,ismaaciil xaaji nuur ayaa uga furay aqoon is waydaarsi ku saabsan horumarinta iyo ilaalinta xuquuqda dadka laga tirada badan yahay ama la hayb sooco, kaas oo lagu qabtay [...]
Faafin: Dulmane.com: 26 December, 2010
Ku: Shirka indheergaratada Somaliyeed ee ka socda D-Jibuuti ayaamahan. Aniguse waxaaan u aqaanaa Somaalidu in aanay waxba is aqoon dheerayn. Waxaase jira inta isku magacawday indheergarata waxa uu mid kasta oo ka mid ahi intaa waxa uu bartay waa waxa uu ku shaqaystee mase jiro wax kale oo uu dheer yahay somaliga geeliisa iska jirta [...]
Faafin: Dulmane.com: 20 November, 2010
QEYB KA MID AH HAGARDAAMOOYINKA DHAQANKA INOO GALAY !! Dhowaan in badan waxa dadweynaha mareykanka Saxaafadda iyo Telefishnnaduba u soo bandhigeen dhibaatada ay keento waxa af ingiriiska loo yaqaan BULLY ama BULLYING. Sida la ogyahay waxaa arrintaas daraadeed nafta isaga qaaday dhowrkii todobaad oo la soo dhaafay ilaa lix dhallinyaro ah oo mareykan ah,markey u [...]
Faafin: Dulmane.com: 3 November, 2010
Waayaha dadka la hayb-sooco iyo duruufaha ku xeeran ee xuquuqda ka qaybgalka siyaasada. Waa maqaal si xidhiidh ah ugu soo baxa Jamhuuriya saabsan oo ku horumarinta iyo xuquuqda dadka haybsooco, waxaa soo diyaariyey ururka codka haweenka beelaha la hayb-sooco (voice of Somaliland minority women organization ‘’VOSOMWO’’), waxaana maalgalinta ka taageeray haayadda NED. Ururka codka haweenka [...]
Faafin: Dulmane.com: 24 October, 2010
Justice for Somalia’s Oppressed Minority In Africa, Charlie Edwards, Politics, Society, UK on October 6, 2010 at 5:26 pm Charlie Edwards writes about the torture of Somali minorities in Human Rights atrocities in Somaliland. In a protest outside Downing Street, a hundred Somali protesters gathered on Whitehall. When I enquired what they were doing, a [...]
Faafin: Dulmane.com: 2 October, 2010
Shabakada (Gabooyenews.com) Oo U Aqoonsatey Halyeyga Sanadka Mudan”SULDAAN DAAKIR XASAN KHALIIF”Geesiga Umadiisa Guusha U Horseeda Geeridaa Dishaa Geedka Haboon. Kitchener-01-October-2010(Gabooyenews.com)Shabakada Madaxa Banaan Ee Wararka()Gabooyenews.com)Oo U Aqoonsatahey Halyeyga Sanadka Mudan”SULDAAN DAAKIR XASAN KHALIIF”Geesiga Umadiisa Guusha U Horseeda Geeridaa Dishaa Geeska Haboon. Taariikhda aduunyadu waa sheyga kaliya ee wax lagu qiimeeyo wanaag iyo xumaan wixii dunida soo [...]
Faafin: Dulmane.com: 30 September, 2010
Maqalkan taariikhiga waxaa soo diyaarisey Gabadh Soomaaliyeed oo runti si dhab ah uga xun dhibaatada haysta dhamaan Soomaalida oo islamarka dareentey xiligi ay yaradey meeja dhibkasi uu ka soo jeedo in ay tahay dulmiga Soomaalida badhked lagu hayo, sida dhacdada ka muuqata maqalka ay soo diyaarisey Fatxiya M. Cabsiiye, oo runti xanbarsen arrin qofki maqla [...]
Faafin: Dulmane.com: 18 September, 2010
Taanu maqalnaaba tii hore ka daran Laba dumar ah oo ka tirsan labada beelood ee kala ah Madhibaan iyo Muse Dhariyo ayaa la hor keenay maxkamad ku taala Ceel Afwayn oo ka tirsan goboka Caynaba. Hadaanu nahay odayaasha beelaha Gabooye ee ku sugan waqooyiga Ameerika waxaanu maqalynay wax wixii hore ee naloogaysan jiray sanadaha badan [...]
Faafin: Dulmane.com: 22 August, 2010
Badhtamihii 90kii ayaan gurigayga usoo galab hoyday. Fadhiga markaan imi ayaan markiiba Tv ga daaray,( Teletexte) ka ayaan indhaha marshay. Markaan marayey wararka dhaqaalaha ayaa qodobka u horeeyay wuxuu ahaa shirkada baabuurta ee Peugeot ayaa 150kun oo gaadhi daafaha dunida kalasoo noqonaysa, kuwaas oo qalab ku xidhan joojiyahu xun yahay halisna ku ah dadka wata. [...]
Faafin: Dulmane.com: 22 August, 2010
Inta Maanku Gaajeysan Yahay Guuli Waa Wali! Bulsha weynta beelaha laheyb_sooce ee somaliyeed ayaa meelkasta oo daafaha dunida ay ka joogaan ah kuwo intooda badan talada iyo isku xidhnaanta ka dhaxeysa somali ay yihiin kuwo dhexdooda ay ku yar tahay taasna waxaa ay dhaxalsiisey arimo dhowr ah oo ay kamid yihiin: A) Deegaan la’aan B) [...]
Faafin: Dulmane.com: 15 August, 2010
Doorka Maanta ah sadexbaa Dalkeenii loogu dowgalay Ii Doorta aan idin dilee, I Daaya aan dalka gubee , Ha Doodin Diinta aan Qaldee Waxaa arin lays waydiiyo mudan dhibaatada baahsan ee dhinac walba oo nololeed dalka soomaaliya ka haysata yaa sababteeda leh maxayse tahay waxa loo la.yahay xal waara oo maruun la helo? Qof waliba [...]
Faafin: Dulmane.com: 31 July, 2010
Muuse Dhariyo, Cidina uma Maqna Ceelna Uma Qodna! Marka hore waxaan salaamayaa shacbi weynaha muuse dhariyo meelkasta oo ay joogaan waxaanan leeyahay Asallaamu caleykum waraxmatullaahi wa barakaatu, Sallaan kadib anigoo kamid ah dhalinyarada aqoonyahanka beesha muuse dhariyo waxaan maanta jecleystey inaan si dhab ah qalinka uugu duugo wax badan oo ka dhex guuxaya dareenka guud ahaan [...]
Faafin: Dulmane.com: 25 July, 2010
Umadd waliba waxay heshaa maamulkay istaahisho!! Waxaa dhowaan la xusay sanadguuradii 50aad ee aasaaskii dowladii Soomaaliya. Waa la wada soconaa marxaladihii Soomaaliya soo martay intay soo jirtay. Jiilkeenii dhashay 70-tanaadkii iyo intii naga danbeysay wax badan oo wanaag ah kamaan arag dowladnimida. Waxbarasho sii xumaanaysay, musuqmaasuq, cadaadin, dagaalo iyo barakac. Hadana soomaalidu waxay lahayd dal [...]
Faafin: Dulmane.com: 8 June, 2010
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Halkan ka dhageyso wareesigii cismaan iyo BBC. Maqaal:Waa Cadaalad Daro In La Ashkateeyo General Cali Samter Kaligii (Minneapolis) 27.02-10 Marka hore waxaan salaamay dadka ku hadla afka somaliga. Marlabaad ka waxaan jeclahay inaan kahadlo dacwada ladoonayo in lagu qaado general maxamed cali samter ee kasocota dalka maraykanka, waa wax caadiya in qofkastoo dhibane ahi ba [...]
Faafin: Dulmane.com: 29 April, 2010
Waxaa maalintii Khamis oo ay bisha April ahayd 22deedii ku geeriyoodey magaalada San Diego, CA dalka USA ALLAHA u naxariisto marxuum JAMAC AADAN. Waxaan tacsidiis la ogeysiinayaa dhammaan eheladiis iyo qaraabadiss meel kasta oo ay joogaan. Waxaan ilaaheey uga baryeynaa in uu jannadii ka waraabiyo – Aamiin Aamiin Aamiin INAALILAAHI WAINAAILEEHYI RAAJACUUN
Faafin: Dulmane.com: 10 April, 2010
Jaamacow Saado Cali daaye dib u jalleec waayaaha A/Calaykum WWT, waxan mar kale salaamayaa guud ahaan soomaali oo idil, salaan kaddib aniga oo tix-raacaya qormada walaalkey Jaamac C/laahi Suleymaan ee ku jirta bogga: http://somalifans.net/2010/04/07/faallo-130/#more-24454 iyo http://somalifans.net/2010/04/06/faallo-128/ Taas oo ku saabsan Saado Cali Warsame,waxan ku billaabayaa qormadeyda: Walaal Jaamac, aniga oo soomaali ah, oo haddana saado [...]
Faafin: Dulmane.com: 19 March, 2010
Beesha Dhaxan-Tire ee beelaha Siciidkuul oo ka dhabaysay magaca Illahay Haybada iyo naxiibka u siiyey. Sawiradda oo dhan halkaan ka daawo Dhaxan_tire waan maqli jirey oo kaliya laakin sida aad sawiradan ka aragtaan beeshani waxay si geesanimo leh ugu soo dhawaysay magaalada ay dagan yihiina kuna marti galisay shirkii beesha Siciidkuul ku go’aansatay inaysan ahayn, [...]
Faafin: Dulmane.com: 4 March, 2010
Waxaa cad oo marag madoona in cadawgeenu hadaynu nahay beesha gabooye uu inaga soo weeraray jiha kasta tab iyo xeeladkasta oo uu heli karayayna inoo adeegsaday. dhaqaale, hub,af iyo adinba mar walbana uu isugu geeyo sidii uu inoo wax yeelaynlahaa, waxaad se moodaa in dadka sidaa loogu tashaday ayna laba soconba shirqoolka loo maleegayo ,oo [...]
Faafin: Dulmane.com: 3 March, 2010
________________________________________ Mon, March 1, 2010 9:47:59 PM SOMALIYEEY GAR MIYAA SIDAASI? WAXA YIDHI ABWAANKA HAL ABUURKA AH EE CISMAAN DUCAALE, WAXAAN KA DABA LEENAHAY GAR MAAHA SIDAASI, ANAGOO AH ODAYAASHA BEELAHA GABOOYE EE KU SUGAN WAQOOYIGA AMEERIKA (AMERICA) USA IYO CANADA, HADALKAY KOR UGU DHAWAAQDAY FANAANNADA WEYN EE SAADO CALINA WAA GAR, WAXAAN GARAHAYN OO [...]
Faafin: Dulmane.com: 26 February, 2010
Ma U Dabaal Dagnaa Mawlidka Mise?!! Bismillah Raxmaani Raxiim Waxaa laga yaabaa in dad badani ku wareeraan is jiid jiidka Mawliidka, qaarna leeyihiin waa bidco, qaarna leeyihiin mayee waa arin qof waliba oo muslim ah ay lagama maarmaan tahay inuu ku farxo dhalashadii rasuulka Muxammad sallallaahu calayhi wasallam. Balse walaallayaal aanu arinta si kale u [...]
Faafin: Dulmane.com: 24 February, 2010
SUULI QUURSIGA AAN QIILKA LAHEYN Dhab ahaan aad baan u xanuunsaday markii aan aqristay qoraal lagu soo bandhigay Shabakaddaha wararka ee Soomaalida oo ka hadlayey Lamaane guur damcay oo ku kala guuray heybta qabiil, taasoo igu dhalisay inaan qalinkeyga u qaato, jiilka soo korayana ugu baaqo iney ka shaqeeyaan dabar goynta dhaqankaasi xun ee cudurka [...]
Faafin: Dulmane.com: 24 February, 2010
Suldaanka guud ee beelaha gabooye Suldaan Iid C/laahi Xirsi ayaa waxaa uu dhambaal hambalyo ah u diray suldaan daakir xassan khaliif oo bulsha weynta Somaliland u aqoonsatay suldaanka sanadka. Dhambaalka hambalyada ah ee suldaanka ayaa waxaa uu ka danbeeyey dhawaan markii saxaafada Somaliland si badan loogu soo qoray suldaan daakir xassan khaliif taas oo lagaga [...]
| M | T | W | T | F | S | S |
|---|---|---|---|---|---|---|
| « Oct | ||||||
| 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | ||
| 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 |
| 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 |
| 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 |
| 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | ||