" />
Faafin: Dulmane.com: 28 October, 2012
Akademiga Horumarka iyo Waxbarashada oo Gudoomiye Cusub Doortay Waxa xalay ka Xarunta guud ee Akademiga Horumarka iyo Waxbarashada Bulshada Laheyb-sooco ka dhacday Doorasho lagu dooranayey Gudoomiye emCusub oo Akademigaasi yeelan doono kadib markii ay dhamaatey mudadii xilka ee Gudoomiyihii hore, Doorashadan oo ay goob joog ka ahaayeen dad bulshad ku dhex leh qiimo weyn isla [...]
Faafin: Dulmane.com: 1 December, 2011
Akademiga horumarka iyo waxbarashada dadka laheyb-sooco oo Gudoomiye Cusub loo doortey Akademiga Horumarka iyo Waxbarashada Dadka Laheyb-sooco ayaa shir balaadhan oo ay iskugu yimaadeen dhamaan xubnaha Akademiga lagu doortey Gudoomiye Cusub kadib markii Gudoomiyihii hore ee Akademigaasi si rasmi ah xilkii Gudoomiyenimo iskaga casilay, Is casilaada Gudoomiyihii hore ee Akademiga ayaa waxa ay timid [...]
Faafin: Dulmane.com: 20 November, 2011
HAMBALYO AYAAN LEENAHAY GUDDOMIYAHA CUSUB EE ACADEMY-GA ADEM MUDANE: HUSEIN IBRAHIM HASAN Waxaa dhambaal hambalyo ah na soo gaadhsiiyey masuuliyiinta qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada hargeysa iyo guud ahaan Somaliland Masuuliyiinta war-saxaafadeedkani hambalyada ah na soo gaadhsiiyey waxaa kamid ah Suldaan daakir xasan khaliif oo kamid ah salaadinta qiimaha badan ee Somaliland [...]
Faafin: Dulmane.com: 31 July, 2011
Gudoomiyaha komishanka xuquuqul insaanka ee somaliland Marwo Aamina Cabdillahi Axmed ayaa shalay Gudoonsiisay Barkhad Jama Hirsi shahaado sharaf uu komishanka xuquuqul insaanku ku siiyey dhiirigalinta barnaamijka cadaalada oo wiigi hal mar si toos ah uuga baxa Telfishanka Caalamiga ah ee Horn Cable Tv kaas oo si qurux badan uu uuga soo tabiyo Barkhad Jamac, Barnaamijkan [...]
Faafin: Dulmane.com: 10 July, 2011
Masaajid laga dhisay xaafada jaama laaye ee Berbera oo si rasmi ah xadhiga looga jaray! Masaajid magaciisu yahay Al Ansaar oo uu dhisay mid kamid ah qurbajoogta dalka magaciisana la idhaahdo C/raxmaan Axmed Shube isla markaana uu u dhisay Hooyadii Siraad barre oo dhawaan geeriyootey ayaa waxaa si rasmi ah xadhiga uuga jaray Gudoomiye ku [...]
Faafin: Dulmane.com: 26 June, 2011
Gudoomiyaha Xaafada Daami oo ilaa iyo labaatan sanno uu ahaa nin kale ayaa waxaa maayirka caasimada hargeisa u magacaabey Jamaca Khadar C/laahi oo ahaa Gudoomiyaha Naadiga Kubada Cagta ee Shubayaasha. Talaabadacan magacaabista Gudoomiyaha ayaa ka dhalatey kadib markii ay dadaal dheeraad ah ku bixiyeen maamulka sare ee Akademiga Horumarka iyo waxbarashada Dadka Laheyb-sooco iyo qaar [...]
Faafin: Dulmane.com: 8 January, 2011
Maamulka Shabakada(Gabooyenews)Oo Hambalyo Iyo Mahad Celin U Diraya Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Dalka Sweden. Ottawa-07-January-2011(Gabooyenews.com) ASC-Salaan ka diib..Hadii aanu nahey maamulka iyo masuuliyiinta iyo dhamaan bahda hawl-wadeenada shabakada wararka ee(gabooyenews.com)qurba joogta beelaha gaboooye ee yurub iyo waqooyiga america waxaanu salaan hambalyo kal iyo laaba aanu hawada u marineyna dhamaan madaxda iyo masuuliyinta iyo xubnaha jaaliyada soomaaliyeed [...]
Faafin: Dulmane.com: 20 November, 2010
Wasiir Buuri Oo Hambalyeeyey Maayirka Magaalada Jig Jiga! Wasiir kuxigeenkii hore Wasaarada Caafimaadka iyo Shaqada Somaliland Mudane: Mahdi Osman Abdullaahi Buuri ayaa dhamaal Hambalyo, Duco, iyo Waano Waayeelnimo ah u diray Maajirka Cusub ee Magaalada Jig Jiga Mudane: Eng: Guuleed Dheeg Max,ed, Qoraalka Wasiirka ayaa waxaa uu u dhignaa sidan: Anigoo marka hore salaamaya dhamaan [...]
Faafin: Dulmane.com: 16 November, 2010
Suldaan Daakir oo Dhambaal Hambalyo ah u diraaya Umada Islaamka! Suldaaan Daakir Xassan khalif oo kamid ah Sallaadiinta Beelaha Somaliland Guud ahaan Gaar ahaanna Beelaha gabooye ayaa waxaa uu dhambaal hambalyo ah u dirayaa ciidal Odxada darteed umada Islaamka ah ee daafaha Dunida ku kala nool. Suldaanka ayaa waxaa uu si gaar ah uugu dirayaa [...]
Faafin: Dulmane.com: 13 November, 2010
Akademiga horumarka iyo waxbarashada dadka laheyb-sooco ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan (ADEM) Academic for Development and Education of Minorities (Adem) ayaa kulan khaas ah oo si heer sare ah loo soo agaasimay u qabtey hogaanka sare ee beelaha laheyb-sooco. kulankan ayaa waxaa uu ahaa mid salka ku haya sidii umada laheyb-sooca miisan mugleh [...]
Faafin: Dulmane.com: 7 November, 2010
Akademiga Horumarka iyo Waxbarshada Beelaha Gabooye oo Amaan korka ka saarey Qurba joogta Beelaha Gabooye! Akademiga Adem ayaa warmurtiyeed maanta ka soo baxay xaruntooda Hargeisa amaan guudka kaga saare dhamaan qurba joogta beelaha gabooye kuwaas oo intooda badan jawi fiican ku qaabiley Akademiyada iyo Aasaaskeeda cusub. War-Murtiyeedkan oo uu ku saxeexnaa Gudoomiyaha Guud ee Akademiyada [...]
Faafin: Dulmane.com: 30 October, 2010
Akadhimiyada Aqoonyahanka Beelaha Gabooye Oo Hargeisa Lagaga Dhawaaqey! waxay aheyd galab jimce ah kuna beeganeyd 30/10/10 jawiguna ahaa mid aad u qurux badan oo falaadhaha cedceedu si fiican u hayso hotelka hadhwanaag ee uu ka dhacay shirka Aqoonyahanka dhalinta beelaha laheyb-sooco. wajiyo qurux iyo farxad badan. ka muuqato madal aad u wacan. madax aan la [...]
Faafin: Dulmane.com: 28 July, 2010
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO URURKA WADANIGA AH EE VOSOMWO IYO SHAQAALAHIISA OO UU UGU HOREEYO GUD. NIMCO IID SALAAN WAXAY HAMBALY U DIRAYAAN AQOONYAHANADA U SOO BAXAY BEESHA GABOOYE. MARKA HORE WAXAAN HALKAN KA SALAAMAYAA MAAMUMULKA SHABAKADAHA WARARKA GABOOYE NEWS, BARIISLE.COM IYO DULMANE.COM IYO WALIBA SHAQAALAHOOGABA. INTAA KA DIB MAANTA WAXAAN KALKAN HAMBALYO UGA DIRAYNAA DHAMAAN [...]
Faafin: Dulmane.com: 25 July, 2010
MAAMULKA IYO BAHDA(GABOOYENEWS)WAXEY HAMBALYO U DIREYSA AQOONYAHANKEENA GABOOYE EE KA QALIIN JABIYEY JAAMACADA HARGEYSA Toranto-23-July-2010(Gabooyenews.com) ASC, marka ugu horeysa waxaanu salaameynaa dhaman akhristayaashayada soo booqda aalaba shabakadan wararka ee madaxa banaan “”gabooyenews.com”salaan ka diib haddii aanu nahey maamulka iyo bahda hawlwadeenada shabakadan madaxa banaan ee (Gabooyenews.com)waxaanu hambalyo iyo bogaadiin aanan soo koobi kariin hawada u [...]
| M | T | W | T | F | S | S |
|---|---|---|---|---|---|---|
| « Oct | ||||||
| 1 | 2 | |||||
| 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 |
| 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 |
| 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 |
| 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 |