" />
Faafin: Dulmane.com: 28 October, 2012
Akademiga Horumarka iyo Waxbarashada oo Gudoomiye Cusub Doortay Waxa xalay ka Xarunta guud ee Akademiga Horumarka iyo Waxbarashada Bulshada Laheyb-sooco ka dhacday Doorasho lagu dooranayey Gudoomiye emCusub oo Akademigaasi yeelan doono kadib markii ay dhamaatey mudadii xilka ee Gudoomiyihii hore, Doorashadan oo ay goob joog ka ahaayeen dad bulshad ku dhex leh qiimo weyn isla [...]
Faafin: Dulmane.com: 24 October, 2010
Justice for Somalia’s Oppressed Minority In Africa, Charlie Edwards, Politics, Society, UK on October 6, 2010 at 5:26 pm Charlie Edwards writes about the torture of Somali minorities in Human Rights atrocities in Somaliland. In a protest outside Downing Street, a hundred Somali protesters gathered on Whitehall. When I enquired what they were doing, a [...]
Faafin: Dulmane.com: 30 September, 2010
Maqalkan taariikhiga waxaa soo diyaarisey Gabadh Soomaaliyeed oo runti si dhab ah uga xun dhibaatada haysta dhamaan Soomaalida oo islamarka dareentey xiligi ay yaradey meeja dhibkasi uu ka soo jeedo in ay tahay dulmiga Soomaalida badhked lagu hayo, sida dhacdada ka muuqata maqalka ay soo diyaarisey Fatxiya M. Cabsiiye, oo runti xanbarsen arrin qofki maqla [...]
Faafin: Dulmane.com: 7 February, 2010
Burco(Oodweynenews)- Beelaha Gabooye ee gobolka Togdheer ayaa maanta Shir Jaraa’id ay ku qabteen magaalada Burco waxba kama jiraan iyo Been abuur ku tilmaamay war ay qaar ka mid ah Saxaafada ku baahiyeen Laba madax-dhaqameed oo ka tirsan beelaha Gabooye gaar ahaa Jilibka madhibaan kuwaas oo la yidhaado Suldaan Saxardiid Faarax Buteeye iyo Caaqil Kaariye Xirsi Samatar, kaas [...]
Faafin: Dulmane.com: 3 February, 2010
Ururka Uswo oo Shahaado Sharaf gudoonsiiyey Webka Dulmane! Khadra Yusuf Cige Ururka Uswo oo kamid ah ururada ka shaqeeya arimaha beelaha laheyb_sooco ayaa waxaa uu shahaado sharaf gudoonsiiyey webka Dulmane. Gudoonka shahaadadan ayaa waxaa ay ka dhacdey xafiiska ururka Uswo ee magaalada hageisa. Haddaba waxaa ugu horeyntiiba ka hadley gudoonsiinta shahaadadan iyo waxaa uu webku [...]
Faafin: Dulmane.com: 23 January, 2010
Wararkii sanadahii tagey ?Fadlan Alle Dartii uugu gargaar wiilkan Naafada ah ?Dhageyso Wareysi Qiiro Qoomama iyowaliba qosolbadan Leh kuna saabsan Quudhsiga ? Xisbiga daryeelka iyo cadaalada ee Ucid ayaa waxaa uu shalay galab qalab waxbarasho oo ka kooban 36 kursi uugu deeqay madaariska Quba ee kuyaala xaafada daami ee magaalada hargeisa. ?Ururka Uswo oo kamid ah [...]
| M | T | W | T | F | S | S |
|---|---|---|---|---|---|---|
| « Oct | ||||||
| 1 | 2 | |||||
| 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 |
| 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 |
| 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 |
| 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 |