July 2010

Muuse Dhariyo, Cidina uma Maqna Ceelna Uma Qodna! (By: Khadar Xussein Gabiley )

Faafin: Dulmane.com: 31 July, 2010

Khadar Xusein Gabiley
Muuse Dhariyo, Cidina uma Maqna Ceelna Uma Qodna! (By: Khadar Xussein Gabiley )  | Akhri Qoraalkan

Muuse Dhariyo, Cidina uma Maqna Ceelna Uma Qodna!
Marka hore waxaan salaamayaa shacbi weynaha muuse dhariyo meelkasta oo ay joogaan waxaanan leeyahay Asallaamu caleykum waraxmatullaahi wa barakaatu,
Sallaan kadib anigoo kamid ah dhalinyarada aqoonyahanka beesha muuse dhariyo waxaan maanta jecleystey inaan si dhab ah qalinka uugu duugo wax badan oo ka dhex guuxaya dareenka guud ahaan beesha muuse [...]

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO (URURKA WADANIGA AH EE VOSOMWO)

Faafin: Dulmane.com: 28 July, 2010

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO (URURKA WADANIGA AH EE VOSOMWO)  | Akhri Qoraalkan

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
URURKA WADANIGA AH EE VOSOMWO IYO SHAQAALAHIISA OO UU UGU HOREEYO GUD. NIMCO IID SALAAN WAXAY HAMBALY U DIRAYAAN  AQOONYAHANADA U SOO BAXAY BEESHA GABOOYE.
MARKA HORE WAXAAN HALKAN KA SALAAMAYAA MAAMUMULKA SHABAKADAHA WARARKA GABOOYE NEWS, BARIISLE.COM IYO DULMANE.COM  IYO  WALIBA SHAQAALAHOOGABA.
INTAA KA DIB MAANTA WAXAAN KALKAN HAMBALYO UGA DIRAYNAA DHAMAAN ARDAYDA JAAMACADA HARGEISA [...]

MAAMULKA IYO BAHDA(GABOOYENEWS)WAXEY HAMBALYO U DIREYSA AQOONYAHANKEENA GABOOYE EE KA QALIIN JABIYEY JAAMACADA HARGEYSA

Faafin: Dulmane.com: 25 July, 2010

MAAMULKA IYO BAHDA(GABOOYENEWS)WAXEY HAMBALYO U DIREYSA AQOONYAHANKEENA GABOOYE EE KA QALIIN JABIYEY JAAMACADA HARGEYSA  | Akhri Qoraalkan

MAAMULKA IYO BAHDA(GABOOYENEWS)WAXEY HAMBALYO U DIREYSA AQOONYAHANKEENA GABOOYE EE KA QALIIN JABIYEY JAAMACADA HARGEYSA
Toranto-23-July-2010(Gabooyenews.com)   ASC, marka ugu horeysa waxaanu salaameynaa dhaman akhristayaashayada soo booqda aalaba shabakadan wararka ee madaxa banaan “”gabooyenews.com”salaan ka diib haddii aanu nahey maamulka iyo bahda hawlwadeenada shabakadan madaxa banaan ee (Gabooyenews.com)waxaanu hambalyo iyo bogaadiin aanan soo koobi kariin hawada u marineyna [...]

ARDAYDA JALIIYDA SOMALIYA EE DALKA KUWAIT OO XAFLAAD LO DHIIGAY DHALIYRADA NAJAXDEY SANADKAAN 2010

Faafin: Dulmane.com: 25 July, 2010

xafladaa.jpg3
ARDAYDA JALIIYDA SOMALIYA EE DALKA KUWAIT OO XAFLAAD LO DHIIGAY DHALIYRADA NAJAXDEY SANADKAAN 2010  | Akhri Qoraalkan

ARDAYDA JALIIYDA SOMALIYA EE DALKA  KUWAIT OO XAFLAAD LO DHIIGAY DHALIYRADA NAJAXDEY SANADKAAN 2010
OO 5 DHALINYARO OO GABOOYA AH  KU JIRAN 
MABROOOOOOOOOOOOOOOOK
1-MAHAD ADAN CISMAN DHABAR 
2-MOWLIID XARBI MOGE 
3-MOBARIK COMAR CISMAN DHABAR
4-EIDLI  MAHAD  AYAANLE
5-XAMODE  XARIIR XAJI C/LAAHE
WAXAN LINAHEY MAABROOOK OO HORE OO MARA WALIGIIN 
WABLAHE ALTIOWFIIQ 
C/RAXMAN AXMAD SHUBE

Umadd waliba waxay heshaa maamulkay istaahisho!! (by: Hayaan Cabdisalaam Ismaaciil, Sweden)

Faafin: Dulmane.com: 25 July, 2010

Umadd waliba waxay heshaa maamulkay istaahisho!! (by: Hayaan Cabdisalaam Ismaaciil, Sweden)  | Akhri Qoraalkan

Umadd waliba waxay heshaa maamulkay istaahisho!! 
Waxaa dhowaan la xusay sanadguuradii 50aad ee aasaaskii dowladii Soomaaliya. Waa la wada soconaa marxaladihii Soomaaliya soo martay intay soo jirtay. Jiilkeenii dhashay 70-tanaadkii iyo intii naga danbeysay wax badan oo wanaag ah kamaan arag dowladnimida.
Waxbarasho sii xumaanaysay, musuqmaasuq, cadaadin, dagaalo iyo barakac. Hadana soomaalidu waxay lahayd dal lagu yaqaan [...]

(Dulmane) Foolatee Maxaa Lafilayaa? (By Qareen Barqad)

Faafin: Dulmane.com: 11 July, 2010

Qareen Barkhad Jama hirsi
(Dulmane) Foolatee Maxaa Lafilayaa? (By Qareen Barqad)  | Akhri Qoraalkan

Foolatee Maxaa Lafilayaa?
Waxaan maanta waxyar rabaa inaan ka xasuusiyo bulsha weynta beelaha laheyb_sooco dareenka xisbiga kulmiye iyo ahmiyada weyn ee uu u hayo dadkeena.
waxaa laga joogaa mudo gaaban kadib markii Siilaanyo oo ahaa gudoomiyaha xisbiga kulmiye loo doortey Madaxweynaha Somaliland, waxaanu intii ololaha doorashadu socdey faqaare kasta iyo fooq kastaba kaga waramayey kaalinta iyo miisaanka [...]

(Dulmane) Suldaan Daakir Xassan Khaliif oo wareysi siiyey WaryaaTV.

Faafin: Dulmane.com: 4 July, 2010

(Dulmane) Suldaan Daakir Xassan Khaliif oo wareysi siiyey WaryaaTV.  | Akhri Qoraalkan

Hogaanka dhaqanka beelaha gabooye, culimada, aqoonyahanada, safiirkooda, oo shir aad u balladhan ku yeeshay hotel dalxiis ee magaalada hargeysa!

Faafin: Dulmane.com: 3 July, 2010

gudoomiye
Hogaanka dhaqanka beelaha gabooye, culimada, aqoonyahanada, safiirkooda, oo shir aad u balladhan ku yeeshay hotel dalxiis ee magaalada hargeysa!  | Akhri Qoraalkan

Hogaanka dhaqanka beelaha gabooye, culimada, aqoonyahanada, safiirkooda, oo shir aad u balladhan ku yeeshay hotel dalxiis ee magaalada hargeysa!
Waxaa dhawaan ka dhacay hotel dalxiis ee magaalada hargeysa shir aad u ballaadhan oo ay ka soo qeybgaleen hogaanka dhaqanka ee beelaha gabooye, culimada, aqoonyahanada, dhalinyarada iyo sidoo kale safiirka cusub ee dalka newzealand  Mudane: Cabdi Xassan [...]

(dulmane) Hambalyo Ku Socota Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo.

Faafin: Dulmane.com: 2 July, 2010

gabooyha
(dulmane) Hambalyo Ku Socota Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo.  | Akhri Qoraalkan

Hambalyo Ku Socota Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo.
Anagoo ah muwaadiniinta reer s/land ee gabooye ee ku nool magaalada kuwait
waxaanu salaan iyo bogaadin hawada uga soo diraynaa Madaxweynaha Cusub Mudane Axmed Mohamed (siilaanyo) oo doorashadii ka qabsoontay wadanka 26kii June uu ku Guulaystay iyadoo si aad iyo aad u qiimo iyo qaderin leh ugu amaanan yihiin [...]

Kadhex Raadi waxaad dooni