Faafin: Dulmane.com: 20 May, 2010
INAALILAAH WAA INAA ILEEHIIN RAAJACUUN anagoo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoraan yihiin ,waxanu tacsi u diraynaa qoyskii iyo qaraabadii uu kageeriyootay alaha u naxariistee
(MARXUUMADA . XABIIBA CISMAN DHABAR)
oo ku geeriyootay magaalada dubae waxaanu ilaahay uga baryaynaa inuu marxuumada janadi fardawsa kawaraabiyo . qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyootayna samir iyo iimaan kasiiyo Amiin Amiin
waxaana tacsi tiiraanyo leeh u direynaa anagoo kala ah ,,
1-Axmad c/laahe shube
2-Adan c/laahe shube
3-Cabderahman axmad shube
4-Axmad salaad ciige
5-Rashiid axmad shube
6-C/resaq ciid osman
7-Yaxya ali osman
8- Adan qarad
9-Ali osman esmaciil
10-Basra bare ali
11-Xayad c/laahi shube
12-Khadra ciige esmaciil
13-Amun adan shube
14-Maxamad axmad shube
15-Maxamd abi shube.
16-MAWLIID ADAN DHABAR
Dadkaa soo dhamaantood ku nool dalka kuwait.
qore:c/rahman axmad shube
Email: shube@ymail.com
KUWAIT