Qoska C/laahi Cabde Shube Iyo Jaaliyada gabooye ee kuwait Oo Tacsi U Dirayan Qoyskii(MARXUUN-XASAN MUXUMED SHIDE”
Faafin: Dulmane.com: 1 May, 2010
Qoska C/laahi Cabde Shube Iyo Jaaliyada gabooye ee kuwait Oo Tacsi U Dirayan Qoyskii(MARXUUN-XASAN MUXUMED SHIDE" |
Akhri Qoraalkan

Qoska c/laahi cabde shube Iyo Jaaliyada gabooye ee kuwait Oo Tacsi U Dirayan Qoyski(MARXUUN-XASAN MUXUMED SHIDE”
kuwait-29-Aprill-2010-A anigoo ah”c/rahman axmad shube”kuna hadlaya magaca qoska reer c/laahe cbde shube iyo ka dhamaan jaaliyada gabooye ee ku sugan dalka kuwait waxaan dhambaal tacsi ah u diraynaa eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey.(MARXUUN-XASAN MUXUMED SHIDE”XIID”)oo shalay oo taariikdu ahayd 27.4.2010 ku geeriyooday magaysa hargaysa. inaalilaaha wa inaa ilayhu raajucuun. waxaan marxuunka uga baryaynaa ilaahay inuu siiyo naxariistii jano ,ehladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ka siiyo aamiin aamiin aamiin.. |
c/rahman axmad shube
shube@ymail.com
kuwait
Readers Comments
انالله ؤانالله النه راجعون
Inagoo Kala ah Hibaaq Xuseen Digaale iyo Odaygeeda iyo Carryyrteyda ,,,
Hassan Xuseen Digaale iyo Dhaamaan Carruurtiisa .
Sahra Xuseen Digaale iyo Odaygeeda Xaaji Cali Faahiye iyo Carruurtooda..
Cabdullaahi Xuseen Digaale Xaaskiisa Iyo Dhamaan Carruurtiisa..
Cawo Xuseen Digaale iyo Dhaamaan Carruurteeda waxaanu Tacsi Tiiraanyo lihi U direynaa Qoyskii iyo Eheladii uu ka geeriyooday Allah u Naxariisayga Il Marxuum Axmed Maxamed Dhimbil Geerida sudfada ah ee ku timmi …ee Waxaanu Leenahay Qaali Ismaaciil Dhimbil ilaahay samir iyo imaan ha inaga wada siiyo Janadii Fardowsaana ilaahay ha ka waraabiyo…Aamiin Aamiin
Qoska C/laahi Cabde Shube Iyo Jaaliyada gabooye ee kuwait Oo Tacsi U Dirayan Qoyskii(MARXUUN HAYBA MIRE )
waxa aan halkan tacsi uga dirayaa dhamaan qoyska reer hayba
mire iyo intay dhaleen waxaanan
uga tacsiyadaynayaa alla ha u naxariisto eh
atigay
abdillaahi habe mire oo shalay ku geeriyooday magaalada
hargaysa marxuunka ilaahay jana fardawsa ha ka waraabiyo
aamiin carruurtii uu
dhalay
iyo dhamaan ehlayaddana samir iyo iimaan ha ka siiyo aamiin.
c\rahman axmad shube
waxaa halkan tacsi kadiraya dhamaan
dhalinyarada ssc darwiishland ee magalada buuhoodle ilahay haunaxariisto mr shide samir iyo iimana hainaga siiyo
inaalilaahi wa ilaahay rajuun waxa tacsidaan diraya dhamaan reer aw’dan muhamed warfa meelkasta oy kala joogaan geerida tiiranyada badan oo ku timid walalkood ahmed mohamed dhinbil ilaahay naxariistii jano ha siiyo qabrigiisana ilaahy ha u waasiciyo samir iyo iimaanka ilaahy inuu ka siiyo walaashooda qaaliga ah iyo caruurteeda aamiin aamiin
bahda dulmane waxey tacsi u dirayaan dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryoodey marxuum Ahmed mahamed dhinbil.
samir iyo iimaan allaha kasiiyo dhamaantood.
MAAMULKA SHABAKADA (GABOOYENEWS.COM)IYO JAALIYADA GABOOYAHA CANADA OO TACSI U DIRAYA QOYSKI-GUDOOMIYIHI QURBA JOOGTA MUSE DHARIYE(MARXUUN-AXMEDNUR MAXAMED-DHINBIIL).
INAALILAAH WAA INAA ILEEHIIN RAAJACUUN .
Kitchener-28-Aprill-2010-(Gabooyenews.com)- bahda shabakada gabooyenews iyo jaaliyada gabooyaha dalka canada ku nooli waxaanu tacsi tiiraanyo leeh
, GUDOOMIYIHII QURBA JOOGTA BEESHA REER SHEEKH MUSE DHARIYE (MARXUUN-AXMED MAXAMED DHINBIIL))oo ku geeriyoodey magaalada Doha,qadar .
waxaana tacsida diraaya anagoo kala ah ,,
,
1:caaqil xasan heybe caateeye iyo xaaskiisa ,
2:jaamac diiriye cawaale iyo xaaskiisa,,
3:maxamed cisman buraale iyo xaaskiisa.
4:rashiid cisman buraale iyo xaaskisa.
5:cali siciid cabdi cawaale.
6:barkhad xaaji cabdi cige & xaaskiisa .
7:cabdi gaani cige & xaaskiisa ,
8:iskandar cabdi gamame & xaaskiisa ,
9:keyd ibraahiim maxamud iyo xaaskisa.
10:cabdiqaadir cumar bade iyo xaaskiisa.
11:idiris rashiid cumar ,,talaabacade.
12:foosiya xaaji xuseen ,
13: iyo seynab axmed odowaa ,
dadkaasoo dhamantood ku nool dalka canada,waxey dhamaantood tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ,qoyskii & qarabadii uu ka geeriyoodey allah ha u naxariistee ,
,, GUDOOMIYIHII QURBA JOOGTA BEESHA REER SHEEKH MUSE DHARIYE (MARXUUN-AXMED MAXAMED DHINBIIL))
oo goor dhaweyd ku geeriyoodey Maanta oo ay Taarriikhdu tahey-28-April-22010-magaalada “DOHA’Qadar.,waxaanu tacsi tiiraanyo leh u dirayan dhamaan beesha gabooye meelkasta oo ay kala joogaan ,gaar ahaan qoyskii & qaraabadii uu ka geeriyoodey marxuunkaas iyo xaaskiisii (QAALI ISMAACIIL DHINBIIL )& caruurtiisa oo ku nool magaalada ,DOHA QADAR. ,
waxaanu leehnahey ilaahey samir & iimaan sadaqa ha inaga wada siiyo dhamantenba ,marxuumkana ,ilaahey janadii fardoowsa ha ka waraabiyo,, aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin aamiiiiiiiiiiiiiiiiinnnnnnn aamiiiiiiiinnnnnnnnnn.
Editorka Guud Ee Shabakada Isha Wararka Ee (Gabooyenews.com)Mr Gaboye….
Email: abokoriye1@hotmail.com.
Email: mrg@Gabooyenews.com.
Haed Office ,Kitchener Ontario Canada…
INAALI LAAHI WA INAA ILAHEY RAJUCUUN,
YAA AYUTUHA ALNAFSAN MUDMO INTU IRJICEE ILAA RABIKE
RAABIYATAN MUDMA INA WA ADKHULII BI CIBAADI WA ADKHULII JANATA,
SADAQALAAHU CADIIM
ALLE HA U NAHARIISTEE AHMEDNUUR MAHAMED DHINBIIL OO KU GEERIYOODEY DOHA QATAR WAXA AAN KA TACSIYADAYNAYNAA XAASKIISA QAALI ISMAACIIL DHINBIIL IYO CARUURTIISII IYO QARABADIISIIBA IN ILAAHEY SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO ISAGANA ALLE JANADII KA WARAABIYO AMIIN AMIIN WAXA TACSIDAN U DIRAAYA
1-XAAJI MUUSE CABDI MIRE IYO XAASKIISA SHUKRI HAYABE IYO DHAMAAN REER XAAJI MUUSE MEEL KASTA OO AY JOOGAAN
2-RIYAAD XAAJI MUUSE IYO XAASKIISA
3-AHMED HASSAN COLAAD IYO XAASKIISA NAADIYA XAAJI MUUSE
4-CADAR AW CALI SIRAAD
5-IJINEER SAHARDIID MAHAMED DIIRYE IYO XAASKIISA ANIISA MUHUMED
INAALI LAAHI WA INAALILAHEY RAJICUUN