May 2010

Madaxweyne Rayaale Oo xafiiskisa ku qaabiley Hogaanka sare ee beelaha gabooye!

Faafin: Dulmane.com: 29 May, 2010

riyaale
Madaxweyne Rayaale Oo xafiiskisa ku qaabiley Hogaanka sare ee beelaha gabooye!  | Akhri Qoraalkan

(Dulmane) 26/05/2010 Madaxweynaha somaliland Md Daahir rayaale kaahin ayaa xaley xafiiskiisa ku qaabiley hogaanka sare ee beelaha gabooye.
 
haddaba dadka la kulmey madaxweyanaha ayaa waxaa ay iskugu jireen qeybaha kala duwan ee bulsha weynta laheyb_sooco
Boqoradooda,  Sallaadiintooda, Cuqaashooda,  Aqoonyahankooda, iyo sidoo kale dhalinyarada.
 
kulankan ayaa waxaa uu qaatey mudo ku dhaw 3 saacadood kaas oo lagaga wada hadley arimo quseeya [...]

(Dulmane) Ururka Vosomwo oo tababar ku qabtey magaalada berbera

Faafin: Dulmane.com: 29 May, 2010

mamo
(Dulmane) Ururka Vosomwo oo tababar ku qabtey magaalada berbera  | Akhri Qoraalkan

 (Dulmane) Wednesday 26  May 2010(BERBERA)Ururka Codka Haweenka laga tirada badan yahay (Voice Of Somaliland Minority Women Organisation ) (VOSOMWO) ayaa shalay Siminaar ugu qabtay Magaalada Berbera xubno tiradoodu gaadhaysay 30 xubnood oo Ka kala socday qaybaha kala duwan ee bulshada beelaha lahayb sooco ee ku dhaqan magaalada Berbera.
 Siminaarkan ama tobabarkan ay soo qaban qaabiyeen ururka [...]

GOB-ABWAANIMOwaa gabay aan curiyay kadib markii dadka qaar igu (by: Yaxye Yeebaash)

Faafin: Dulmane.com: 20 May, 2010

Untitled-1
GOB-ABWAANIMOwaa gabay aan curiyay kadib markii dadka qaar igu (by: Yaxye Yeebaash)  | Akhri Qoraalkan

Gob Abwaanimo     Salaamu calaykum marka hore, marka xiga anigoo ah Yaxye Yeebaash,
GOB-ABWAANIMO waa gabay aan curiyay kadib markii dadka qaar igu
idhaaheen “abwanimada iyo waxan waa lagu waashaaye iskadaa” markaa
waxaan jeclaaday inaan suugaan ku cabiro uguna jawaa…bo docda uu ka
daganyahay abwaanimadu bulshada iyo waliba aminta iyo goortuu
isticmaalo suugaantiiisa iyo muhiimada ay uu leedahay Abwaanka
suugaantiisa kaasoonu marnaba [...]

Dhageyso Barnaamij ku saabsan Abwaan C/laahi Cabdi Shube!

Faafin: Dulmane.com: 20 May, 2010

shube
Dhageyso Barnaamij ku saabsan Abwaan C/laahi Cabdi Shube!  | Akhri Qoraalkan

     Dhageyso Barnaamij ku saabsan Abwaan C/laahi Cabdi Shube!
Waxaanu dhageystayaal anagoo marwalba ku mashquulsan raali galinta dhagihiin idiin soo gudbineynaa barnaamij khaas ah oo ku saabsan taariikhdii fanka Abwaan C/laahi Cabdi Shube oo kamid ahaa abwaanada uugu caansan beelaha laheybsooco ee somaliyeed,
webka dulmane ayaa hadafkiisu yahay sare u qaadida iyo taabo galinta arimaha beelaha laheybsooco.
haddaba [...]

Wallaal Alle dartii ma u kafaalo qaadan kartaa hooyo Indhool, Curyaan, iyo Goblan ah ?لن تنالو البر حتى تنفقوا مما تحبون وما تنفقو من شىء فان الله به عليم

Faafin: Dulmane.com: 20 May, 2010

caawin
Wallaal Alle dartii ma u kafaalo qaadan kartaa hooyo Indhool, Curyaan, iyo Goblan ah ?لن تنالو البر حتى تنفقوا مما تحبون وما تنفقو من شىء فان الله به عليم   | Akhri Qoraalkan

Wallaal Alle dartii ma u kafaalo qaadan kartaa hooyo Indhool, Curyaan, iyo Goblan ah ?
لن تنالو البر حتى تنفقوا مما تحبون وما تنفقو من شىء فان الله به عليم
Hooyo Aamina Muuse Cismaan waa hooyo indhool ah isla markaana ay u weheliyaan Curyaannimo iyo Goblannimo. micnaha ma laha caruur iyo cudud midnaba.
haddaba hooyadan oo sidaad sawirka [...]

INAALILAAH WAA INAA ILEEHIIN RAAJACUUN ,(MARXUUMDA XABIIBA CSMAN DHABAR)

Faafin: Dulmane.com: 20 May, 2010

INAALILAAH WAA INAA ILEEHIIN RAAJACUUN ,(MARXUUMDA XABIIBA CSMAN DHABAR)  | Akhri Qoraalkan

INAALILAAH WAA INAA ILEEHIIN RAAJACUUN anagoo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoraan yihiin ,waxanu tacsi u diraynaa qoyskii iyo qaraabadii uu kageeriyootay alaha u naxariistee
(MARXUUMADA . XABIIBA CISMAN DHABAR)
oo ku geeriyootay magaalada dubae waxaanu ilaahay uga baryaynaa inuu marxuumada janadi fardawsa kawaraabiyo . qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyootayna samir iyo  iimaan kasiiyo  Amiin Amiin
waxaana [...]

(Dulmane Online) Beelaha Madhibaan oo ka shiray Aayaha bulshada Laheybsooco!

Faafin: Dulmane.com: 20 May, 2010

CIMG3183
(Dulmane Online) Beelaha Madhibaan oo ka shiray Aayaha bulshada Laheybsooco!  | Akhri Qoraalkan

(Dulmane Online) 17/05/2010 hargiesa waxaa maalinti shaley aheyd hotel hadhwanaag ee magaalada hargeisa ka dhacay shir aad u ballaadhan oo ay iskugu yimaadeen qeybaha kala duwan ee beelaha madhibaan.
shirkan ayaa waxaa uu ajandihiisi uugu weyni ahaa sidaa beelaha madhibaan aayahooda uuga tashan lahaayeen isla markaana ay u sameyn lahaayeen isku xidh weyn oo ka dhexdhasha [...]

(Dulmane Hargeysa) :: Siyaasada xisbiga kulmiye ee beelaha laheyb_sooco

Faafin: Dulmane.com: 7 May, 2010

kaboole
(Dulmane Hargeysa) :: Siyaasada xisbiga kulmiye ee beelaha laheyb_sooco

  | Akhri Qoraalkan

Siyaasada xisbiga kulmiye ee beelaha laheyb_sooco
waxaa dhawaan lagu qabtey hotel maansoor ee magaalada hargeisa xaflad aad u ballaadhan oo lagu soo bandhigayey barnaamijka siyaasada xisbiga kulmiye ee doorashada madaxtooyada somaliland.
xafladan ayaa waxaa dadkii ka soo qeybgaley loogu qeybiyey buugaag ay ku xardhan tahay waxqabadka xisbiga iyo siyaasadiisa mustaqbalka. buugaagtan yaryar oo si heer sare ah [...]

Qoska C/laahi Cabde Shube Iyo Jaaliyada gabooye ee kuwait Oo Tacsi U Dirayan Qoyskii(MARXUUN-XASAN MUXUMED SHIDE”

Faafin: Dulmane.com: 1 May, 2010

MARXUUN AXMEDNUUR MAXAMAED DHINBIIL)
Qoska C/laahi Cabde Shube Iyo Jaaliyada gabooye ee kuwait Oo Tacsi U Dirayan Qoyskii(MARXUUN-XASAN MUXUMED SHIDE"  | Akhri Qoraalkan

 
Qoska c/laahi cabde shube Iyo Jaaliyada gabooye ee kuwait Oo Tacsi U Dirayan Qoyski(MARXUUN-XASAN MUXUMED SHIDE”

kuwait-29-Aprill-2010-A anigoo ah”c/rahman axmad shube”kuna hadlaya magaca qoska reer c/laahe cbde shube iyo ka dhamaan jaaliyada gabooye ee ku sugan dalka kuwait waxaan dhambaal tacsi ah u diraynaa eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey.(MARXUUN-XASAN MUXUMED SHIDE”XIID”)oo shalay oo taariikdu ahayd 27.4.2010 [...]

Suldaan Daakir Oo Shahaado Sharaf Gudoonsiiyey Siilaanyo!

Faafin: Dulmane.com: 1 May, 2010

2.suldaan daakir iyo g.axmed siilaanyo
Suldaan Daakir Oo Shahaado Sharaf Gudoonsiiyey Siilaanyo!  | Akhri Qoraalkan

Suldaan Daakir Oo Shahaado Sharaf Gudoonsiiyey Siilaanyo!
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimey isla markaana lagu qabtey hote maansoor ee magaalada hargeisa laguna soo bandhigayey barnaamijka siyaasadeed ee xisbiga kulmiye doorashada madaxtooyada ayaa waxaa ka soo qeybgalay qeybaha kala duwan ee bulshada iyadoo cadadka ka soo qeybgalayaashu ahaayeen ku dhawaad 700 oo qof.
Xafladan ayaa [...]

Gabey xiiso badan oo uu tiriyey (Maxamed Xasan Maxamuud “Yalam”)

Faafin: Dulmane.com: 1 May, 2010

Gabey xiiso badan oo uu tiriyey (Maxamed Xasan Maxamuud "Yalam")  | Akhri Qoraalkan

Geesiga Reer Wardheere ee
Giliyo Dhagaxbuur degaa
Gashaantida Reer Isaaq
Wuxuunan u geyin ma garan?
                                                                                               Awoowgaa lama gubee
                                                                                                Go’e aan ahayn iga xishoo
                                                                                                Geel buunan lahayn ha odhan
Gureys Hawlaha ku dhaqan
Barbaarkiisa gaammurayi
Garays-xidhatada Jidwaaq
Wuxuunan u geyin ma garan?
                                                                                                Awoowgaa lama gubee
                                                                                                Go’e aan ahayn iga xisho
                                                                                                Gallayduu fashaa ha odhan
Gabadha Madhiibaanku dhalay
Ee Gaalkacayo xarragoon
Isgabihii Cumar Maxmuud
Wuxuunan u gayin [...]

(Dulmane Burco) Suldaan Daakir Helyey ka soo dhex baxay Beelaha Laheyb_sooco!

Faafin: Dulmane.com: 1 May, 2010

Suldaan Daakir xassan khliif
(Dulmane Burco) Suldaan Daakir Helyey ka soo dhex baxay Beelaha Laheyb_sooco!  | Akhri Qoraalkan

Suldaan Daakir Helyey ka soo dhex baxay Beelaha Laheyb_sooco!
Suldaan Daakir Xassan Khaliif oo kamid ah sallaadiinta beelaha gabooye gaar ahaan kuwooda uugu cad cad xaga dhaqdhaqaaqa xuquuqdooda siyaasiga ah, Tacliinta, Deegaameynta, Kobcinta dhaqaalaha iyo xirfadahooda u gaarka ah ee ay ku caano maaleen.
Waxaa bulshada intooda badan aaminsan tahay iney beelaha gabooye yihiin kuwo ay iskaga [...]

Kadhex Raadi waxaad dooni