SOMALIYEEY GAR MIYAA SIDAASI? (ODAYAASHA BEELAHA GABOOYE EE)

Faafin: Dulmane.com: 3 March, 2010

calisamatar
SOMALIYEEY GAR MIYAA SIDAASI? (ODAYAASHA BEELAHA GABOOYE EE)  | Akhri Qoraalkan

Weyneeso Masawirka ( Xiix masawirka korkiisa)

  • No Related Post

________________________________________
Mon, March 1, 2010 9:47:59 PM

SOMALIYEEY GAR MIYAA SIDAASI?
WAXA YIDHI ABWAANKA HAL ABUURKA AH EE CISMAAN DUCAALE,
WAXAAN KA DABA LEENAHAY GAR MAAHA SIDAASI,
ANAGOO AH ODAYAASHA BEELAHA GABOOYE EE KU SUGAN WAQOOYIGA AMEERIKA (AMERICA) USA IYO CANADA,

HADALKAY KOR UGU DHAWAAQDAY FANAANNADA WEYN EE SAADO CALINA WAA GAR,

WAXAAN GARAHAYN OO KALE IN LA YIDHAA XABBADII DISHAY HEBEL
WAXAA RIDAY MIDGAAN  EE HA LA SOO QABTO.

WAXAAS OO DULMIYA IYO WAX KA SII BADAN OO NALAGU HAYO DEEGAAN KASTA IYO MAAMUL KASTA OO SOMAALI AH WAXAAS OO DULMI AH URUURSO SOMAALIYEY,

WAXAY TAARIIKHDU INOO SHEEGAYSAA IN UMMADDA KU DHAQANTA CADDAALAD LA’AAN IN UU ALLAHA AWAADDA ISKA LIHI KOR KA EEGAAYO
CADHADIISUNA KU SOO DEGEYSO WAANA TAA GEES KA GEES KA DEGI LA’
KA DIB BURBURKII SIYAAD BARRIHII EE AANEY KA RAYSAN BALSE AY UDARSATAY SOOMAALIYA ILAA HADDA OO LAGA JOOGO 20 SANNO,

HADDABA XAGEEBAY CUQUBADAASI IYO CADHADAAS ALLE KA SOCOTAA?
WAXAAN SI SHAKI KU JIRIN U HUBNAA IN AY KA IMANEYSO DULMIGA AAD NAGU HAYSAAN IYO GEFKA IYO DUUDSIGA JOOGTADA AH BOQOLAALKA (100) SANO NALAGU HAYO, SIDII DAD U EEKAYAAL AANSE DAD LA QIIMO AHAYN AMA HADAAN SI KALE U DHIGO WAX AAN IBNA’AADAMKA LA KUF IYO QIIMATOONA LA’ AHAYN,

KA DIB BURBURKII SOOMAALIYA WAXA DHEXDEEDA KA SOCDAA WAA CADHO ALLE OO KA IMANEYSA IN LA QUUDHSADO QAYB KA MID AH IBNA’AADAMKA UU YIDHI ALLAHA AWOODA ISKA LIHI SHARAFTA IYO KARAAMADA AAN IBNA’AADAMOW KU SIIYEY WAAD U SIMAN TIHIIN XAGAYGANA WAXA UGU QIIMO WEYN KIINA IIGU CABSIDA BADAN OO CIBAADADEYDA BADIYA ,

ALAHAYOW CIDNA KUGU DIRI KARI MAYNO OO ADIGAA WAX WALBA ARKAAYA OO U JEEDA, ALAHAYOW NOOGA HIILI ISLA WEYNTA NA DULMAYSA .

WA BILLAAHI TOWFIIQ

ODAYAASHA BEELAHA GABOOYE EE
NORTH AMERICA IYO CANADA

Readers Comments

  1. fowsi says:

    somaliyey waxad tihin umad {rabigi} aburay
    naxaris iyo danbi dhaf ka raba oo hadana
    idinka anu idinka laa nahay war nadaya
    war naa aman galiya war islan nimada nagu dhafa war wale nagaga xiishoda cadkayagi xalasha aha ayad xaran ka dhigten
    alleh waa arka waxad nagu haysan
    naxaris alleh ayad rabtan anaguna wanu idinka laa nahay xasbiyalahu wanic ma wakilan yaaa allah yaa kariim yaa waduud

  2. Faarax says:

    ASCW, walaahi baanay cadaalad u ahayn in Mudane Cali Samatar dusha laga saaro wixii ka dhacay dalka oo dhan. Insha Allah TAALO ayaa loo dhisi doonaa halyey Cali Samatar. Soomaali oo dhan ayaa garab taagan.
    wscw

  3. farah says:

    shame on you Galal. you are a war criminal and one day you will bring to the justice and justices will be done insha Allaaah either in somalia or in Huge. you are more severe then Alshabab and any other killer in the world

    waxaad rufyaana utahay Ethopian, oo ku tiri halyaygaas ku marqanti fur. adiga maxkamadayntaaada ayaa cid walba ka horaysa adigaaa dagaalkii ahliga ahaaa ka qaybqaatay oo umada aan waxba galabsana laayay.

  4. shaxle says:

    Waxaa wax cad ah oo Soomaali oo dhan ka dharagsan tahay inuu Galaal ruufiyaan Itoobiyaan uu yahay, halka Itoobiya ay kala dagaashan tahay M.C.Samatarna ay tahay 77 iyo dagaaladii Soomaaliya iyo Itoobiya dhexmaray Gen. Samatar casharo adag oo lama illaawan ah ku siiyey Itoobiyaanka.

  5. waxaan kaso hor jeda eedaynta lugu haysto cali samatar oo ahaa hal yaygi ama geesiyadi somali ugu qalisana ok had dhacday in manta max kamad laso tagay ayna sotagen dadka cuqdad somslinimsda qaba waxan oran laha haday ta ku andoco nayan cali aya nalayay haddi ay dhacdayba marka waxay ahayeen jabhad somsli diida wax danbi ah ugaystayna oo cad majiro byyyyyyyyyyy

  6. waan isla socon, xalay ayay ahayd markan laha dadkale ayaa shookanta ku jira, waayo maxaa mar kaste hadlada cilad abuurka ah ad uu qadataan.

  7. abdulmajiid says:

    cali samatar waa halyey soomaaliyeed, masuulna kama aha dambiyadii ka dhexdhacay dowladii hore ee soomaaliya,hadey ka tagi weyso waa bini aadam oo dembi wuu geli karaa, balse haddii la joojin waayo dacwada hada la dhoobdhoobayo, galaal ayaa ka dembi badan, 1977 galaal waxuu ahaa ninkii amar ku bixiyey rag halyeyo ahaa ee xoreynayey gobolka soomaaliyeed ee axmaaradu gumeysato,ragaas la laayey waxay dhamaayeen ilaa 200 oo halyey wuxuuna amar ku bixiyey in la laayo iyagoo aan dambi gelin si uu u minjaxaabiyo halganka lagu xoreynayey gobolkaas, galaal wuxuu ka qayb qaatay burburkii wadanka soomaaliya, oo itoobiya ula soo heshiiyey sidii qarankan loo burburin lahaa,galaal waa nin had iyo jeer ku hawlan in ayasan soomaaliya ka dhalan dowlad,waa nin qabyaaladiiste ah,waana nin nacab ku ah wax kasta oo soomaaliya dowlad xalaala ku noqoneysa,midna waxaan leenahay galaalow u soo diyaar garow in lagula xisaabtamayo oo aan lagaaga hadheynin dembiyada aad ka gashay qaranka soomaaliyeed.
    midna waxaan leeyahay walaalaha soomaaliyeed ee gabooyaha walaalayaal cid idin dulmin kartaa ma jirto dadkuna way siman yihiin ee cuqdada iska saara.
    wabilaahi towfiiq

  8. cabdicasiis says:

    asc.wr.hadii aan waxku darsado qadiyada mudane cali samatar.waa la wada yaqaanaa cali samatar waxii uu dalka usoo qabtay iyo intii uu talada dalka waxka hayay sida dalka uu ahaa. markii eey meesha ka baxday dowladii uu ka mid ahaana siduu xaaladu isku badashay waa la wada garanayaa,balse waxaa wax laga xumaado ah in dowlad dhan oo 21 sano dalka talineeysay shaqsi kaliya laga bartilmaamsado oo la yiraahdo asiga ayaa waxaan haleeyay ayadoo waliba eeysan meesha ka marneeyn arin qabiil,aniga aragtideeyda waa wax sii kala fogeeynaya soomaalida oo sii kala dilaya, soomaalida dulmigii eey horey isugu geeysteen ayaa isuga filan ee mid cusub oo horleh looma baahna waa in kii horre leeyska cafis weeydiistaa.

  9. saalax says:

    ALLAAH waa CAADIL
    waxaan aad uga xumahay in maanta Marshal cali samatar lagu eedeeyo dacwad isaga oo loogu marmarsiyoonaya waa ninka ugu jilicsan ee lagu soo oogi karo dacwo laakin taasi aan u arko la jiifiyaana banaan la joojiyaana banaan cali samatar waa Soomaali ee maahan qabiil ee dadka ay la tahay waa nin beel hubeysan ka dhalanin riyo maalmeed ayay ku jiraan ee riyada iska daaya viva cali samatar viva soomaali weyn.

  10. Deeqa says:

    Somaliyeey run mise been beesha Ali samatar idinkaa dulmiyey nin beesha ka sii jeedana AMA madax ha ahaado AMA yuu ahaan cidna waxba kuma sameeyaan wa masaakiin marka dulmi aaad geysateeen maxa Ali samatar loo saari sow dulmi kale maaha dulmi diiidoow sow dulmi dion maad noqon intaan adi maxkamada aduunka lagu saarin raga iyagoo noool ku gubteen hargeysa dhexdeeda inaa Ali samatar oo waxaas oo dhan loo geystey shacabkiisa hadana isagii beeen laga abuuro hadaba Ali samatar madax wuu ahaa laakiin weligiis cidna muu dilin dhibna CID umu geysan ma waxaa loo dacweynayaa beesha is wada daba raaciya oo cidi yey ka harin???? Wa su’aal waayo besha horaa loo soo dulmay wax looks haray maba jirto aaad baan uga xumAhay waxa dhacayana walee ilashay Kama qarsoona balse anigu wAxaan leeyahay meesha m Ali samatar loogu tashanayey ilaahay kamuu maqneyn ilhaaay dhibaatada iyo beladay la rabaan Ali samatar ha ku celiyo si deg deg ah inshaa alaaah weyna ku dhici iiidoor dhibkaaas waayo waa umad intey qofka muslimka ah layso hadana adigoo oo dhiban oo ay ku dulantey bay hadana dacwo kaga horeyneysaa wa wAx aan caqliga bani asdamka geli karin
    ragooda riyaale iyo Ismail Ali abokor ka mid yihiin ha la soo taago maxkamada aduunka




Kadhex Raadi waxaad dooni