March 2010

Ururka”VOSOMWO”Kulan Looga Hadlayey Sidii Dadka Laga Tirada BadanYahay Uga Qaybqaadan Lahaayeen Siyaasadda Talada Dalka.

Faafin: Dulmane.com: 27 March, 2010

nimco
Ururka"VOSOMWO"Kulan Looga Hadlayey Sidii Dadka Laga Tirada BadanYahay Uga Qaybqaadan Lahaayeen Siyaasadda Talada Dalka.  | Akhri Qoraalkan

Ururka”VOSOMWO”Kulan Looga Hadlayey Sidii Dadka Laga Tirada BadanYahay Uga Qaybqaadan Lahaayeen Siyaasadda Talada Dalka.
Kulan uu soo qaban qaabiyey Ururka Codka haweenka laga tirade badan yahay ee VOSOMWO isla markaana Maalgalisay Hay,adda “NED”Kulanka oo lagu gorfanaynayey sidii dadka Lahayb-sooco uga qaybqaadan lahayeen hoggaaminta siyaasadeed ee talada dalka, ayaa shalay oo Salaasa ahayd ka furmay hotel Imperial [...]

Guduney imaad goyseen haddii aanu badhkey kugu jirin!! Afhayeenka Beelaha Gabooye ee Europe iyo W/America

Faafin: Dulmane.com: 27 March, 2010

Mooge1
Guduney imaad goyseen haddii aanu badhkey kugu jirin!! Afhayeenka Beelaha Gabooye ee Europe iyo W/America  | Akhri Qoraalkan

More:   Qoraaladii Qadar  Halkan Kafiirso  iyo warbaxinadiisii
Dulmane: March 2010 (LONDON) Haddii aan wax yar ka idhaahdo arinta maalmahan ka socotay Magaalada Hargeisa ee ku saabsan Magtii Khader Aden Osman Dhabar. Arintaas oo muran badani ka taaganyahay sababtuna ay tahay Qoladii wax dishay oo dooneysa in Inankoodii la soo daayo Qoyskii uu Marxuunku ka dhashay wadan-ka [...]

Halakn ka dhageyso Quraanka kana xulo sheekh ad jeceshahay

Faafin: Dulmane.com: 20 March, 2010

Halakn ka dhageyso Quraanka kana xulo sheekh ad jeceshahay  | Akhri Qoraalkan

The science of “Qiraa’aat” (various recitations)

 

Hafs from ‘Aasem

 

Reciters 

Reciters 

Reciters 

Reciters 

‘Aadil Al-Kalbaani

‘Aadil As-Snayd

‘Aasem Al-Maghribi

‘Abdul-’Azeez Al-Ahmad

‘Abdul-’Azeez Ar-Rawdhaan

‘Abdul-’Azeez Nadaa

‘Abdul-Baari Ath-Thubayti

‘Abdul-Baasit ‘Abdus-Samad

‘Abdul-Hakeem Al-’Usaymi

‘Abdul-Hameed Mahmood

‘Abdul-Kareem Ad-Diwaani

‘Abdul-Muhsin Al-’Ejeymi

‘Abdul-Muhsin Al-Qaasim

‘Abdul-Waahid Al-Maghribi

‘Abdul-Wadood Haneef

‘Abdullaah ‘Awaad Al-Juhani

‘Abdullaah Al-Battaah

‘Abdullaah Al-Khayfi

‘Abdullaah Basfar

‘Abdullaah Buqiyaan

‘Abdullaah Khayyaat

‘Abdullah Al-Matrood

‘Abdur-Rahmaan As-Sudays

‘Abdur-Rasheed Soofi

‘Abdus-Salaam Al-Hamdaan

‘Adbul-Haadi Al-Kanaakri

‘Adnaan Baanaafi’

‘Ali ‘Abdullaah Jaabir

‘Ali Al-’Ashbaan

‘Ali As-Suwaysi

‘Ali Az-Zahraani

‘Eesaa Al-’Ajmi

‘Umar ‘Abdul-’Azeez Al-Qubaysi

‘Umar ‘Abdul-’Azeez Al-Qubaysi

‘Uthmaan Siddeeqi

Aadel Moslem

Aadil Rayyaan

abbas-Althabety

Abdul atheem Zaher

Abdul Aziz Al Naser

Abdul Aziz [...]

Deeq lacageed oo la gaadhsiiyeey gabadhii cunuha ka dhibaneyd!

Faafin: Dulmane.com: 20 March, 2010

gabadh
Deeq lacageed oo la gaadhsiiyeey gabadhii cunuha ka dhibaneyd!

  | Akhri Qoraalkan

Deeq lacageed oo la gaadhsiiyeey gabadhii cunuha ka dhibaneyd!
Waxaa laga joogaa mudo gaaban markii ay websiteka Dulmane.com u bandhigey akhristayaashiisa sharafta leh gabadh somaliyeed oo dhibaato xanuun kaga habsadey qoorta ama cunaha sidaad sawiradan ku aragtaaan.  Gabadhan ayaa magaceedu yahay shugri axmed xaashi waxaaney degan tahay magaalada hargeisa gaar ahaan xaafada daami.  Shugri axmed xaashi [...]

Beesha Dhaxan-Tire ee beelaha Siciidkuul oo ka dhabaysay magaca Illahay Haybada iyo naxiibka u siiyey.

Faafin: Dulmane.com: 19 March, 2010

goobPicture 024
Beesha Dhaxan-Tire ee beelaha Siciidkuul oo ka dhabaysay magaca Illahay Haybada iyo naxiibka u siiyey.  | Akhri Qoraalkan

Beesha Dhaxan-Tire ee beelaha Siciidkuul oo ka dhabaysay magaca Illahay Haybada iyo naxiibka u siiyey.
Sawiradda oo dhan halkaan ka daawo
Dhaxan_tire waan maqli jirey oo kaliya laakin sida aad sawiradan ka aragtaan beeshani waxay si geesanimo leh ugu soo dhawaysay magaalada ay dagan yihiina kuna marti galisay shirkii beesha Siciidkuul ku go’aansatay inaysan ahayn, dhalasho ahaana [...]

Dhageyso Boqor Axmed Oo ka waramay Xadhigii Nimcaan Aadan Ee hargeisa

Faafin: Dulmane.com: 13 March, 2010

Boqor Axmed
Dhageyso Boqor Axmed Oo ka waramay Xadhigii Nimcaan Aadan Ee hargeisa

  | Akhri Qoraalkan

 Boqor Axmed      

 
 
 
 Boqor Axmed
Dhageyso Boqor Axmed Oo ka waramay Xadhigii Nimcaan Aadan Ee hargeisa

Dhageyso Shugri Oo deeq lacageed Marlabaad Gaadhey!

Faafin: Dulmane.com: 13 March, 2010

shugri
Dhageyso Shugri Oo deeq lacageed Marlabaad Gaadhey!

  | Akhri Qoraalkan

 Wareysiga Shugri

Dhageyso Shugri Oo deeq lacageed Marlabaad Gaadhey!
Maasha Allaah
Fadlan haddii aad rabto inaad waxtarto gabadhan kala xidhiidh:
Tell: 002522+4482999 Hargeisa/ 4421178

QAREEN waa maanso si koobana uga hadlaysa takoornaanta ay bulshada ka takooran yihiin ( uu 05 03 2010 tiriyay Cabdiraxmaan Maxamed Dheere )

Faafin: Dulmane.com: 13 March, 2010

QAREEN waa maanso si koobana uga hadlaysa takoornaanta ay bulshada ka takooran yihiin ( uu 05 03 2010 tiriyay Cabdiraxmaan Maxamed Dheere )  | Akhri Qoraalkan

QAREEN waa maanso uu 05 03 2010 tiriyay cabdiraxmaan maxamed dheere si koobana uga hadlaysa takoornaanta ay bulshada ka takooran yihiin dad aan la aqoon waxa loo tuurayo (dadyawga tirada yar ee ku dhex nool soomaalida) isla markaana aan la garanaynin waxa looga hor joogo waxay xaqa u leeyihiin xag-dhaqan xag-dhaqaale iyo xag-nololeedba.
waxay tidhi

Qareen waa [...]

Arin go’aan doonaysa doodgarangar ma,bogsiiso?

Faafin: Dulmane.com: 9 March, 2010

caliyabarak
Arin go'aan doonaysa doodgarangar ma,bogsiiso?   | Akhri Qoraalkan

Arin go’aan doonaysa doodgarangar ma,bogsiiso? 
Aringo’aan ubaahan dood garaangar mabogsiiso?  
maah maahdan murtideedu waxay kutaaranaysaa
xaajada laga dooda hadii aan go’aan laga gaadhin garangar ugarowshiimo xal uma noqdo uurxumo iyo murug un bay taarataa dadkay saamaynayso arintaasi waxaana layidhi (biiq caruuri qabatay isna waa ku quurgooyo iyana waa laciyaar.) hadaba arintaa dooda aan go’aanka aan lahayni waxaa ay [...]

Dhageyso Abwaan Yuusuf Shaacir Oo Ka waramayaa Sugaanyahankii Beelaha Gabooye!

Faafin: Dulmane.com: 6 March, 2010

yusuf sacir
Dhageyso Abwaan Yuusuf Shaacir Oo Ka waramayaa Sugaanyahankii Beelaha Gabooye!  | Akhri Qoraalkan

 
Wareysigii shaacirhalkan kadhageyso
Dhageyso Abwaan Shaacir Oo Ka waramayaa Sugaanyahankii Beelaha Gabooye!
 http://dulmane.com/suganta/codka
/dulmanahalaqursadey.ram
 http://dulmane.com/suganta/codka/shacir.ram

Fadlan wallaal Alle Dartii Ku Caawi Gabadhan Dhibtu ku Habsatey

Faafin: Dulmane.com: 6 March, 2010

shugri
Fadlan wallaal Alle Dartii Ku Caawi Gabadhan Dhibtu ku Habsatey

  | Akhri Qoraalkan

Fadlan wallaal Alle Dartii Ku Caawi Gabadhan Dhibtu ku Habsatey
قال تعالى :
(مثل الذين ينفقون أموالهم  في سبيل الله كمثل حبة أنبتت سبع سنابل  في كل سنبلة مئة حبة
والله يضاعف لمن يشاء والله واسع عليم)
Shugri Axmed Xaashi waa gabadh aad uula dhiban xanuun kaga habsadey dhinaca cunaha iyo qoorta shugri waxa ay kamid tahay danyarta degan [...]

Ururka Quba oo Madarasadii 5aad iyo Masaajidkeedi ka hirgaliyey xaafada Daami

Faafin: Dulmane.com: 6 March, 2010

quda madarasa
Ururka Quba oo Madarasadii 5aad iyo Masaajidkeedi ka hirgaliyey xaafada Daami

  | Akhri Qoraalkan

Ururka Quba oo Madarasadii 5aad iyo Masaajidkeedi ka hirgaliyey xaafada Daami!
Ururka quba oo kamid ah ururada ka shaqeeya arimaha waxbarashada iyo samafalka ayaa waxaa uu ka hirgaliyey xaafada daami ee magaalada hargeisa Madarasadii 5aad iyo masaajikeedi.
Dhismaha madarasada iyo masaajidka ayaa waxaa ka qeyb qaadatey haayada Alhuda oo saldhigeedu yahay magaalada hargeisa.
Tallaabadan ayaa waxa ay ku [...]

jeeroon midgaan iyo tumaal meel isugu keeno tirin maayo maansadaad igu tuhmeeysaa

Faafin: Dulmane.com: 4 March, 2010

jeeroon midgaan iyo tumaal meel isugu keeno tirin maayo maansadaad igu tuhmeeysaa  | Akhri Qoraalkan

Waxaa cad oo marag madoona in cadawgeenu hadaynu  nahay beesha gabooye uu inaga soo weeraray jiha kasta  tab iyo xeeladkasta oo uu heli karayayna inoo adeegsaday. dhaqaale, hub,af iyo adinba mar walbana uu isugu geeyo sidii uu inoo wax yeelaynlahaa, waxaad se moodaa in dadka sidaa loogu tashaday ayna laba soconba shirqoolka loo maleegayo ,oo [...]

SOMALIYEEY GAR MIYAA SIDAASI? (ODAYAASHA BEELAHA GABOOYE EE)

Faafin: Dulmane.com: 3 March, 2010

calisamatar
SOMALIYEEY GAR MIYAA SIDAASI? (ODAYAASHA BEELAHA GABOOYE EE)  | Akhri Qoraalkan

________________________________________
Mon, March 1, 2010 9:47:59 PM
SOMALIYEEY GAR MIYAA SIDAASI?
WAXA YIDHI ABWAANKA HAL ABUURKA AH EE CISMAAN DUCAALE,
WAXAAN KA DABA LEENAHAY GAR MAAHA SIDAASI,
ANAGOO AH ODAYAASHA BEELAHA GABOOYE EE KU SUGAN WAQOOYIGA AMEERIKA (AMERICA) USA IYO CANADA,
HADALKAY KOR UGU DHAWAAQDAY FANAANNADA WEYN EE SAADO CALINA WAA GAR,
WAXAAN GARAHAYN OO KALE IN LA YIDHAA XABBADII DISHAY HEBEL
WAXAA [...]

Kadhex Raadi waxaad dooni