February 2010

Muran ka Aloosan Masuuliyadda Xadhig Lagula Kacay Wiil ka Tirsan Qurbo-joogga Beelaha Gabooye

Faafin: Dulmane.com: 7 February, 2010

katiinad
Muran ka Aloosan Masuuliyadda Xadhig Lagula Kacay Wiil ka Tirsan Qurbo-joogga Beelaha Gabooye  | Akhri Qoraalkan

Hargeysa: Muran ka Aloosan Masuuliyadda Xadhig Lagula Kacay Wiil ka Tirsan Qurbo-joogga Beelaha Gabooye
Hargeysa (Jam)- Suldaan guud ee beesha Muuse-Dheriyo oo ka tirsan beel-weynta Gabooye Suldaan Naasir Cabdillaahi, ayaa ku eedeeyey Guddoomiye-ku-xigeenka Komishanka Xuquuqal-Insaanka Qaranka Mr. Xasan Sheekh Maxamed iyo Boqor Axmed-iid Warsame xadhigga wiil lagu magacaabo Nimcaan Aadan Cismaan oo ah qurbo-joog ka soo [...]

BAAQ AY SOO SAAREEN AAKHIRO joogta

Faafin: Dulmane.com: 7 February, 2010

BAAQ AY SOO SAAREEN AAKHIRO joogta  | Akhri Qoraalkan

Haddaanu nahay qurba joogta beesha kuul carre waxaan aad u soo dhoweynaynaa shir saxaafadeedkii ay qabteen qaar ka mid ah salaadiinta beesha madhibaan,
taasoo ay kaga cabanayeen suldaan Daakir Xasan Khaliif.
iyagoo sheegay inuu ku been abuurtay magaca beesha madhibaan meelna uga dhacay, sharafta beeshaas oo aanu asal ahaan ka soo jeedin, hase yeeshee uu ka dhashay [...]

Beesha Gabooye Ee Gobolka Togdheer Oo Beeniyay War Suldaankooda Guud, Ee Suldaan Daakir Lagu Weeraray Oo uu Baahiyey. (Mr: Cudurqabe.)

Faafin: Dulmane.com: 7 February, 2010

gabooye
Beesha Gabooye Ee Gobolka Togdheer Oo Beeniyay War Suldaankooda Guud, Ee Suldaan Daakir Lagu Weeraray Oo uu Baahiyey. (Mr: Cudurqabe.)  | Akhri Qoraalkan

Burco(Oodweynenews)- Beelaha Gabooye ee gobolka Togdheer ayaa maanta Shir Jaraa’id ay ku qabteen magaalada Burco waxba kama jiraan iyo Been abuur ku tilmaamay war ay qaar ka mid ah Saxaafada ku baahiyeen Laba madax-dhaqameed oo ka tirsan beelaha Gabooye gaar ahaa Jilibka madhibaan kuwaas oo la yidhaado Suldaan Saxardiid Faarax Buteeye iyo Caaqil Kaariye Xirsi Samatar, kaas [...]

Ururka USWO Oo Shahaado Sharaf Gudoonsiiyey Shabakadda Dulmane OO Ah Webka kaliya Ee U Taagan Ladagaalanka Hayb-sooca :

Faafin: Dulmane.com: 3 February, 2010

shahado
Ururka USWO Oo Shahaado Sharaf Gudoonsiiyey Shabakadda Dulmane OO Ah Webka kaliya Ee U Taagan Ladagaalanka Hayb-sooca :  | Akhri Qoraalkan

Ururka Uswo oo Shahaado Sharaf gudoonsiiyey Webka Dulmane!
Khadra Yusuf Cige
Ururka Uswo oo kamid ah ururada ka shaqeeya arimaha beelaha laheyb_sooco ayaa waxaa uu shahaado sharaf gudoonsiiyey webka Dulmane. Gudoonka shahaadadan ayaa waxaa ay ka dhacdey xafiiska ururka Uswo ee magaalada hageisa.
Haddaba waxaa ugu horeyntiiba ka hadley gudoonsiinta shahaadadan iyo waxaa uu webku ku muteystay gudoomiyaha [...]

« Previous Page

Kadhex Raadi waxaad dooni