Comments on: Xildhibaan Jirde Siciid Oo Fariin u diray Beelaha Gabooye

By: Mustafa Ismaaciil Dhinbiil
Waxaan u mahad celinayaa qoladan Dulmane iyo xildhibaanka taas ka dibna waxaan leeyahay waa markii ugu horaysay ee aan kaa aragno saxaafada nooc kasta oo ay tahay waana talaabo in badan la sugayey in mar uun aad ku dhiirato oo aad hadashid

Hadalkaaguna waa mid macquul ah oo soojiidasho leh waxaanad mooda inuu yahay canaan meesha ku haboon

Waxaanse aan aad u jeclaa Xildhibaanow inaad ogaatid inay tahay markii ugu horeeyey ee hadalkaaga iyo muuqaagaba la arko iyada oon aan horena loo arag Xildhibaan Jirde oo wax movement ah haba yaraate samaynaya golayaasha iyo dowlada midna aan codkiisa laga maqal wax moshin ah oo tabashooyinka iyo himilooyinka beeshan oo aad u ildaran marna aan kaga hadlin ama aan hor keenin dowlada

Waxaanse rabaa inaan kuu muujiyo in qurba joogtu ku garab taagan tahay hadii tani tahay talaabo bilow ah oo aad doonaysid inaad activity ku samaysid albaab walbana garaacaysid adiga oo huwan haybada iyo magaca beelahan oo in badan u ooman inay muujiyaan magacooda iyo himilooyinkooda canaanta aad soo jeedisayna waa mid meesha taala oo aan cidna dafiri karin

Waanad mahadsan tahay

By: AHMED MOHAMED DHINBIL
Aslamu caleykum, waxaan salaamaya mamulka shabakada dulmane iyo xildhibaanka jirde Siciid, aad ayaad ugu mahad santahay inaad markii ugu horeysay ee aad la hadasho qurba joogta besha gabooye oo aad fahmsiisey wadciga ka jira wadanka iyo in wax laga qabsado,xag siyaasadeed iyo xag dhaqaaleba,adigu gabooye ayaad matashaa waxaa lagaga baahan yahay inaad mooshino arimah gabooye ku saabsan haad soo hordhitid golah guurtida una hadashid qadiyada gabooye, sidii ay xubnakale u heli lahaayeen, iyo baarlamankaba , halka aad joogto waa halgii wadanka looga talinayey ee wax qabadkaagu waa inuu muuqdaa , waad mahad santahey

wabilahi toofiiq

By: c/raxmad axmad c/laahi shube
waxaan marka hore sallaan aad u qiimo badan u dirayaa dhamaan maamulka iyo shaqaalaha shabakada wararka ee dulmane mar labad waxaan salaamaya  Xildhibaan Jirde Siciid Max,ud oo kamid ah xildhibaanada Goolaha Guurtida Somaliland isla markaana ah xubinta kaliya .

waxana ka raba shabakda dulmane eny wax garadka & odaiyashu gabooye ay mar waliiba wariysatoo bil wabaa mid gar ah oo tariikhda lagaa qoro

wa bilah altawfiiq

c\raxman axmad shube

By: osman dahir
waxaan salaamaya xildhibaanka,inkastoo aanan aqoon u lahayn.waxaan leeyahay qodobada uu xildhibaanku ka hadley waa dhab.waxaadna moodaa in ay weli ina haysatoo maahmaahda ajigu yiraahdaan oo ah midgaan iyo waraabe waxaa lagaga nool yahay talo xumo.inkastoo mutacalimiin badani ku firirsan yihiin dacalada aduunka misane waxa ina haystaa maahmaahda kor ku xusan.hadaba waxaan talo ku soo jeedainayaa war sidii wax loogu qaban lahaa ardyda,dadka danyarta ah waa in inteena qurbaha ku nooli la sameeyo intii meel joogtaaba guddi caawisaa dadkaas xildhibaanku ka hadley.mida kale waa in wadanka aynu wax ka qabsano,oo lala tartano dadka kale ee ku nool oo laga yaabo qaarkood ineynu ka aqoon badanahay.war fadhiga ka kaca.

By: maxamud
waxaan halkan ka salaamayaah dadka gabooye waxaan leeyahay cadaalat xumida SOMALI.LAN.waxaad ku ogaataah ,dowladii .maxamed siyaad bare,imisa wasiir ayay lahay ;ilaa sodon .wasiir bey laheyd,kii gabooye bay dacweyen markaas bal eeg,,daahir riyaale kaahin.waxuu ahaa dadku way ogyihiin laa kii waa qabiil buu ka dhashay ,markaas cadaalad xumida ISAAQ, ma wax loo adkesakaro baah dadyaho ISAAQ,MAXEYNU KU  SAMENAY OO INOO COLAADSHAAN

By: maxamud
waxan halkan ka salaamayaa dhamaan dadka gabooye meel kastas oo joogaan. waxaan xildhibaanka beeshuu doonaba ah ahaadee wuxuu ka hadlay arimo badan waxaas uu ka hadlay oo dhan .dawadeeda,waa COLAAD,EE,MA SAMEYNASAAH,markaas,waxaad yeelatay ,deegaan,oo qasab ah waxaad noqotay,mid qasab ah, dhankaas ka eeg si kale waxba ku heli meyno maalita colaadu timaado waxaa lagaa dhigayaah  madax weyne ku xigeen kuwo kale oo badana w.siiro.xaqaaqa waad helasaah taas baan qabaah