Faafin: Dulmane.com: 14 February, 2010
Suldaan daakir xassan khaliif oo kamid ah sallaadiinta uugu qiimaha badan beelaha gabooye ayaa waxaa loo doortey suldaanka sanadka.
Bayaan ay ku saxeexan yihiin waxgaradka. Hogaanka dhaqanka iyo aqoonyahanka
Culimada gudiyada haweenka gobolka togdheer oo soo gaadhey xafiiska Dulmane ee magaalada hargeisa ayaa waxaa uu u qornaa sida:
Haddii aanu nahay sallaadiinta, Culimada, waxgaradka, aqoonyahank, beelaha gabooye ee gabolka togdheer waxaanu bayaanka maanta ku cadeyneynaa inaanu sudlaan daakir u dooraney suldaanka sallaadiinta beelaha gabooye,.
1: kadib markii aanu aragney kartidiisa
2: kadib markuu uu dadaal badan ku bixiyey ka shaqeynta arimaha beelaha gabooye
3: kadib markii uu si hagar la’aan ah uula shaqeeyey dhalinyarada beelaha gabooye keeda aqoon yahanka ah iyo keeda wadaadka ahba.
Waxaanu go’aan ku gaadhney inaanu u cumaamadno suldaanka salllaadiinta sanadka.
Allaa mahad leh
( Halkanhoose ka sii aqriso Suldaan Daakir iyo Wax qabadkiisii. )
Afhayeenka beelaha gabooye ee Somaliland
Mudane: Keyse Salleebaan Max,ed
Tell; 002522+4329534 Burco Somaliland
marka hore waxaan salaan aad uqiimo badan usoo jeedinayaa dhamaan holwadeenada websetka dulmane tanlabaad waxaan salaamaya {suldaan daakir}anookuhadlaya magaca jaaliyada beesha {reer shiikh madhibe}eedalka emaaraadka carab ta}