FADLAN KA SOO QEYB QAADO MADIINA MASJIID IYO MADARASADIISA DUGSIGA MADIINA OO U BAHAN GARGAAR IYO DAYACTIIr/BURCO.

Faafin: Dulmane.com: 8 February, 2010

madina masjid
FADLAN KA SOO QEYB QAADO MADIINA MASJIID IYO MADARASADIISA DUGSIGA MADIINA OO U BAHAN GARGAAR IYO DAYACTIIr/BURCO.  | Akhri Qoraalkan

Weyneeso Masawirka ( Xiix masawirka korkiisa)

  • No Related Post
FADLAN KA SOO QEYB QAADO MADIINA MASJIID IYO MADARASADIISA DUGSIGA MADIINA OO U BAHAN GARGAAR IYO DAYACTIIr/BURCO.
Toranto-03-Febaury-2010(gabooyenews.com)FADLAN KA SOO QEYB QAADO MASAAJID U BAHAN DAYACTIIR WAANA SADAQAD KU ANFACEYSA account-num- D5596-burco togdheer.IF IYO AAKHIRABA/MIISAANKAGA AAKHIRANA ALLAH,SWT,HA KUU SIYAADIYO.AAMIIINNNNNNNN.Burco-17-October-2009(Gabooyenews)Fadlan ka soo qeyb qaado Masaajid u baahan dayactiir iyo madarasad ay u baahanyihiin caruur iskugu jira agoon iyo danyarba oo hada quraanka loogu dhigo masaajidka gudihiisa.magaalada burco ee gobolka togdheer jsld.

masjid madiina مسجد مدينه

iyo madarisada dhugsiga madiina, مدرسة مدينه .

Walaalahayaga muslimiinta ah waxaanu halkan idiinku soo bandhigeynaa barnaamij khayri ah .oo ah masaajid u baahan dayactiir iyo caruur iskugu jira agoon iyo danyarta beelaha gabooye ee magaalada burco oo wax logu dhigo quraanka kariimka masaajidka dhexdiisa una baahan in lo dhiso madariisad xifdul quraan,

masaajidkan oo magaciisa layiraahdo ,MADIINA MASJIID,kuna yaala xaafada ay u badanyihiin beelaha gabooye ee magaalada burco oo la dhisey sanadkii -bishi sadexaad -1997-kii oo dayactiir la aan dhaqaaalo darni uu masaajidkaasi u dayacanyahey mudo badan oo aad ku arki doontaan sawirada laga soo qaadey masaajidka ,

waxaa masaajidka sawiradiisa aad ku arki doontaan burbur iyo dumis qeybo ka mida masaajidka oo u baahan dayac tiir iyo dibu habeyn .

waxaa kaloo u baahan dayac tiir barkadii biyaha loogu shubaayey masaajidka ee aheyd biyihii loogu talo galey in lagu wey seysto.

waxaa darbiyada masaajidka ka muuqda dumis xoogleh iyo dilaacyo fara badan oo haddii si dhekhsaha wax looga qaban waayo u haliis ah inuu kolba ini dunto masaajidka .

waxaa kaloo u baahan in laga caawiyo ardey hada quraankla kariimka loogu dhigo masaajidka gudihiisa oo u baahan in loo dhiso madariisad ardeydaas wax loogu dhigo ,ardeydaas oo ay noo xaqiijiyeen mar aanu wareysi kala yeelaney maamulka gacanta ku haya ,masaajidka madiina iney ardeydaasi yihiin inka badan ,250-ardey oo iskugu jira agoon iyo danyarta beesha gabooye ee aan awoodeynin iney fiiga ka bixiiyaan caruurtooda madarisadaha kale .

waxaa kaloo ay noo xaqiijiyeen maamulka masajidka madiina iney jireen dadka waaaweyn oo u badan haweenka oo ay habeenkii quraanka ugu dhigijireen qeybo ka mida masaajidka madiina ,,nasiib darase dhaqaalo darni iyo madarisad la aan ay keentayey iney haweenkii waayeen meel wax logu dhigo iyo cid ka gargaarta xaga macalimiinta oo iyagu wax ku barayey bilaash balse hada ay dhibaatooyinkaas owgod haweenkii quraanka habeenkii lagu bari jirey ay meesha ka baxdey.dhaqaali dari iyo mmadariis la aanba.

dhibaatoyinka heysta ardeyda ayaa waxaa ka mida madariisad la ,aan iyo kuraas la aan iyo agabkii wax barasho dhamantoodba .

waxaa ardeyda masaajidka madiina ,wax ugu dhiga si mutadawacnimo bilaasha macaliimiin gaaraya shan macaliin oo aan midna laga gargaariin xaga dhaqaalaha una baahan ciddii alah dartii macalimiintas wax ka tari kara ay ugu baahanyihiin walaalahooda muslimiinta ee soomaaliyeed,

hadaba waxaanu walaalayaga muslimiinta meelkasta oo aay joogaanba u soo bandhigeynaa barnaamijkan kheyriga ah ee ah sadaqad if iyo aakhiraba ina anfaceysa iney qeyb ka qaadaatan dayactirka masaajidka iyo dhismalah madariisada masaajidka ee madiina ee caruurta agoonta quraanka loogu dhiigo.iyo xaga macalimiintaba cidii gargaar u helikartaba .

allah darti ninkii allah agtiisa wax kheyr ah ka doonayoow fadlan ka qeeybqaado sadaqadan ku anficidoonta if iyo aakhiraba ee masaajidkan logu sameeynayo dayactiirka iyo dhismahan madaarisada quraanka caruurta ee ku yaala xaafada ay daganyihiin una badan beelaha gabooye ee magaalada burco gabolka togdheer..

waxaanad kala xiriiri kartaan maamulka gacanta ku haya iyo madaxa abaabulka barnaamijkan kheyriga ah oo kala ah ,

1: sheekh axmed cawil cali “axmed tardaa” maamulka masaajidka madiina ee magaalada burco gobalka togdheer.

emailkisa :axmedtardaa@hotmail.com.

burco togdheer.

iyo madaxa abaabulka qaban qaabiyaha guud ee barnaamijkan kheyriga ah ,mudane axmed maxamed dhinbiil ,oo ah ,gudoomiyaha guud ee qurba joogta beesha reer sheekh muse dhariye .

email:dhinbil200@hotmail.com.

doha qadar .

FADLAN KA SOO QEYB QAADO MASAAJID U BAHAN DAYACTIIR WAANA SADAQAD KU ANFACEYSA IF IYO AAKHIRABA/MIISAANKAGA AAKHIRANA ALLAH,SWT,HA KUU SIYAADIYO.AAMIIINNNNNNNN.WAXANAD CAAWIMADADA UGU HAGAAJISA ACCOUNTAGA NUMBERKA AY KU LEEHYIHIIN MASAAJIDKA MADIINA SHIRKADA XAWAAALADA DAHABSHIIL EE HOOS KU QORAAN .

account-num- D5596-burco togdheer..

masjid madiina مسجد مدينه

iyo madarisada dhugsiga madiina, مدرسة مدينه . wabilaahi toowfiiq.

waxaana idin soo diyaariyey barnaamijkan kheyriga ah shabakada (Gabooyenews.com)iyo mr gaboye..

                                                  
Qoraaga: Tafatirah(Gabooyenews)Mr Gaboye…. February 3, 2010

Readers Comments




Kadhex Raadi waxaad dooni