Cagtii Joogsan waydaa Marbay Ceeb La Kulantaa!!!!

Faafin: Dulmane.com: 8 February, 2010

waraqadii lagu soo daayay
Cagtii Joogsan waydaa Marbay Ceeb La Kulantaa!!!!  | Akhri Qoraalkan

Weyneeso Masawirka ( Xiix masawirka korkiisa)

  • No Related Post

Labaddii Oday ee markhaati beenalayaasha ahaa ee doraad ka hadlay idaacadaha oo uu soo daayay Suldaan Daakin Xassan Khaliif, kadib markii ay Suldaanka raali galiyeen kadibna ay balan qaadeen in aysan mar dambe ku kicin falkaas oo kale. Suldaan Daakir wuxuu had iyo jeer u taagan yahay wax u qabadka beelaha uu mas’uulka ka yahay.

Halkan ka Akhriso warqaddii uu badhasaabka gobolka Togdheer ka saxeesay labadaa nin ee caadaqaadayaasha ah ee aan dhowran mansabkii odaynimo iyo dhaqan ee lagu yaqaanay odayada sharafta leh ee soomaaliyeed. ciqaabtuna waxay uga timi xaga Rabbi markii ay ku kaceen dambi been abuura oo lagu khalkhal galinayo beelaha Gabooye ee walaalaha ah.

Readers Comments




Kadhex Raadi waxaad dooni