Comments on: BAAQ AY SOO SAAREEN AAKHIRO joogta

By: maxamud
waxaan halkan ka salaamayaah dadka sheegta saciid kuul iyo sacad iyo dhagcas

waxaan leeyahay mar waxaad sheegateen

ogaadeen maarna dhulbahante;marna majeenteen. maata waxaad sheegateen dadka

aduunka jooga dadkii ugu xumaah waayo isaaq.cunsurida somalida,maantaat ugu

tala xumed intaad marba cid sheeganeysee

maanta laga bilaabo anaa raadinaaya dadkaad tihiin ee wax yar isuga RAALI

AHAADA WAX YAR ISUGA ;mahamuud_ali@hotmail,com

By: khadar nadiif maxamed
asalaamu calaykum waraxma tulaahi wabarakaatu aniga oo ah gudoomiyaha dhalinyarada beesha siciid kuul waxaan aad iyo aad uga xumahay in dad dana gaara lihi ay ku tilmaameen suldaan daakir xasan khaliif in aanu ahayn madhibaan taas horaa  jawaab ku habuun luuga bixiyay waxaan se  wax lala yaabu ah in niman sheegtay in ay yihiin kuul care oo aan ahayn wax sal iyo raatuuna leh in ay beeshuuda u dumiyaan dan tooda gaarka waxaana taas kuu vcadaynaysa siday u hadlayaan markay baaq hambalyo ah u direen niman marka horaba ay iyagu soo abaabuleen waxaanan leeyahay adeerayaal taasi waa fuul xumo labaad waxaanan idinka codsanaynaa hadii aanu nahay dhalinyarada beesha siciid kuul ee magaalada hargaisa inaad ka tanaasushaan takale waxaan idiin sheegayaa oo aan dadwaynaha somaliland ku nool u sheegayaa suldaan daakir xasan khaliif inuu ahaa suldaanka beesha maanta aysan jirin cid bulshadiisa kamid aoo ka hortimid ama uu isagu ka hor yimid dawlada waxaan lee yahay nimanka arimhaa ka wada s/land waa niman iska horkeen wada nabad galyada s/landna halis ku ah waxaanuna idinka codsanaynaa in sidii aydun horayba wax uga qabateen aad maantana wax uga abataan dhinaca kale waxaan diniin u diraynaa hadii aanu nahay dhalinyarada beesha siciid kuul ee magaalada hargaisa in ay nimanka waxaas ku faafinaya websityada ay ka tanaasulaan waxaan websityadna leeyahay qalinka aad dabada haysaan saaxiibayal bulshada ugu daneeya oo nabadgalyada ku ilaaliya wayo waynu wada ugnahay maanta halka ay marayso marxalada geeska afrika wabilaahi tawfiiq asalaamu calakum warax matu laahi wabakaatu

By: Beesha Gabooye Ee Gobolka Togdheer Oo Beeniyay War Suldaankooda Guud, Ee Suldaan Daakir Lagu Weeraray Oo uu Baahiyey. (Mr: Cudurqabe.) | Dulmane.com
[...]  http://dulmane.com/blog/2010/02/07/baaq-ay-soo-saareen-qurba-joogta-aakhiro/ [...]