Faafin: Dulmane.com: 7 February, 2010
Haddaanu nahay qurba joogta beesha kuul carre waxaan aad u soo dhoweynaynaa shir saxaafadeedkii ay qabteen qaar ka mid ah salaadiinta beesha madhibaan,
taasoo ay kaga cabanayeen suldaan Daakir Xasan Khaliif.
iyagoo sheegay inuu ku been abuurtay magaca beesha madhibaan meelna uga dhacay, sharafta beeshaas oo aanu asal ahaan ka soo jeedin, hase yeeshee uu ka dhashay beesha Siciid Kuul Carre.
Haddii aanu nahay beesha kuul carre waxaanu si tixgelin weyn mudan, xushmadna huwan, u raalli gelinaynaa dhamaanba beesha madhibaan meel kasoo ay dunida ka joogaan.
Beesha Madhibaan oo ay naga dhexayso xurmo dhaqan iyo degaan soo jireen ah.
waxaan halkan ka caddaynaynaa haddaan nahay qurba joogta beesha Kuul Carre,
1, suldaan Daakir Xasan in doorashadiisii ay ahayd mid lagu dedegay oo dhalisay buuq badan.
2, in uu yahay keligii taliye aan la tashan guurtida iyo beeshiisa midna.
3, in uu yahay suldaan u ololeeya xisbi mucaarad ah, oon beeshu ku raacsanayn, qaladna ku ah nidaamka suldaanimada.
4, waa suldaan ka amar qaata canaasiir tira yar oo qurbe joog ah. oon u danaynayn suldaanka iyo beeshaba.
6, waan khubaro ku caan baxay iska horkeenka bulshada iyo sixun wax .u sheegnimada.
Haddaba hadaanu nahay qurba joogta beehsa Kuul Carre waxaanu halkan ku caddaynaynaa maantaa laga bilaabo in suldaan Daakir Xasan Khaliif aanu metelin beesha Siciid Kuul.
sidaasi daraadeed waxaan ka codsanaynaa saddexda gole ee dawladda Somaliland, inaanu u soo gudbin doono suldaan metela beesha oo si xalaal ah lagu caleemo saaray sida ugu dhaqsaha badan ee macquul ah.
Asalaama caleykum warxma tullaahi wabarakaatuhu
Waxaa ku saxeexan af-hayeenka beesha Kuul Carre
mudane Maxamed Jaamac Cawil
206-778-9512.
[...] http://dulmane.com/blog/2010/02/07/baaq-ay-soo-saareen-qurba-joogta-aakhiro/ [...]
asalaamu calaykum waraxma tulaahi wabarakaatu aniga oo ah gudoomiyaha dhalinyarada beesha siciid kuul waxaan aad iyo aad uga xumahay in dad dana gaara lihi ay ku tilmaameen suldaan daakir xasan khaliif in aanu ahayn madhibaan taas horaa jawaab ku habuun luuga bixiyay waxaan se wax lala yaabu ah in niman sheegtay in ay yihiin kuul care oo aan ahayn wax sal iyo raatuuna leh in ay beeshuuda u dumiyaan dan tooda gaarka waxaana taas kuu vcadaynaysa siday u hadlayaan markay baaq hambalyo ah u direen niman marka horaba ay iyagu soo abaabuleen waxaanan leeyahay adeerayaal taasi waa fuul xumo labaad waxaanan idinka codsanaynaa hadii aanu nahay dhalinyarada beesha siciid kuul ee magaalada hargaisa inaad ka tanaasushaan takale waxaan idiin sheegayaa oo aan dadwaynaha somaliland ku nool u sheegayaa suldaan daakir xasan khaliif inuu ahaa suldaanka beesha maanta aysan jirin cid bulshadiisa kamid aoo ka hortimid ama uu isagu ka hor yimid dawlada waxaan lee yahay nimanka arimhaa ka wada s/land waa niman iska horkeen wada nabad galyada s/landna halis ku ah waxaanuna idinka codsanaynaa in sidii aydun horayba wax uga qabateen aad maantana wax uga abataan dhinaca kale waxaan diniin u diraynaa hadii aanu nahay dhalinyarada beesha siciid kuul ee magaalada hargaisa in ay nimanka waxaas ku faafinaya websityada ay ka tanaasulaan waxaan websityadna leeyahay qalinka aad dabada haysaan saaxiibayal bulshada ugu daneeya oo nabadgalyada ku ilaaliya wayo waynu wada ugnahay maanta halka ay marayso marxalada geeska afrika wabilaahi tawfiiq asalaamu calakum warax matu laahi wabakaatu
waxaan halkan ka salaamayaah dadka sheegta saciid kuul iyo sacad iyo dhagcas
waxaan leeyahay mar waxaad sheegateen
ogaadeen maarna dhulbahante;marna majeenteen. maata waxaad sheegateen dadka
aduunka jooga dadkii ugu xumaah waayo isaaq.cunsurida somalida,maantaat ugu
tala xumed intaad marba cid sheeganeysee
maanta laga bilaabo anaa raadinaaya dadkaad tihiin ee wax yar isuga RAALI
AHAADA WAX YAR ISUGA ;mahamuud_ali@hotmail,com