Ururka USWO Oo Shahaado Sharaf Gudoonsiiyey Shabakadda Dulmane OO Ah Webka kaliya Ee U Taagan Ladagaalanka Hayb-sooca :

Faafin: Dulmane.com: 3 February, 2010

shahado
Ururka USWO Oo Shahaado Sharaf Gudoonsiiyey Shabakadda Dulmane OO Ah Webka kaliya Ee U Taagan Ladagaalanka Hayb-sooca :  | Akhri Qoraalkan

Weyneeso Masawirka ( Xiix masawirka korkiisa)

  • No Related Post

Ururka Uswo oo Shahaado Sharaf gudoonsiiyey Webka Dulmane!

Khadra Yusuf Cige
Ururka Uswo oo kamid ah ururada ka shaqeeya arimaha beelaha laheyb_sooco ayaa waxaa uu shahaado sharaf gudoonsiiyey webka Dulmane. Gudoonka shahaadadan ayaa waxaa ay ka dhacdey xafiiska ururka Uswo ee magaalada hageisa.

Haddaba waxaa ugu horeyntiiba ka hadley gudoonsiinta shahaadadan iyo waxaa uu webku ku muteystay gudoomiyaha ururka Uswo Mudane: C/laahi xassan digaale waxaanu yidhi sidan ee dhageyso
dhageyso hadaladii cabdulaahi 

 http://dulmane.com/myare/shahado.htm

Barkhad jama hirsi

email: Midgaanyare@hotmail.com

Readers Comments

  1. Ururka USWO Oo Shahaado Sharaf Gudoonsiiyey Shabakadda Dulmane OO Ah Webka kaliya Ee U Taagan Ladagaalanka Hayb-sooca :

    Faafin: Dulmane.com: 3 February, 2010
    Ururka USWO Oo Shahaado Sharaf Gudoonsiiyey Shabakadda Dulmane OO Ah Webka kaliya Ee U Taagan Ladagaalanka Hayb-sooca : | Akhri Qoraalkan
    Qoraallo La Xiriira

    * No Related Post

    Ururka Uswo oo Shahaado Sharaf gudoonsiiyey Webka Dulmane!

    Khadra Yusuf Cige
    Ururka Uswo oo kamid ah ururada ka shaqeeya arimaha beelaha laheyb_sooco ayaa waxaa uu shahaado sharaf gudoonsiiyey webka Dulmane. Gudoonka shahaadadan ayaa waxaa ay ka dhacdey xafiiska ururka Uswo ee magaalada hageisa.

    Haddaba waxaa ugu horeyntiiba ka hadley gudoonsiinta shahaadadan iyo waxaa uu webku ku muteystay gudoomiyaha ururka Uswo Mudane: C/laahi xassan digaale waxaanu yidhi sidan ee dhageyso
    dhageyso hadaladii cabdulaahi

    http://dulmane.com/myare/shahado.htm

    Barkhad jama hirsi

Kadhex Raadi waxaad dooni