February 2010

Maqaal:Waa Cadaalad Daro In La Ashkateeyo General Cali Samter Kaligii

Faafin: Dulmane.com: 28 February, 2010

Maxamed%20Cali%20Samatar
Maqaal:Waa Cadaalad Daro In La Ashkateeyo General Cali Samter Kaligii   | Akhri Qoraalkan

Maqaal:Waa Cadaalad Daro In La Ashkateeyo General Cali Samter Kaligii
(Minneapolis) 27.02-10 Marka hore waxaan salaamay dadka ku hadla afka somaliga. Marlabaad ka waxaan jeclahay inaan kahadlo dacwada ladoonayo in lagu qaado general maxamed cali samter ee kasocota dalka maraykanka, waa wax caadiya in qofkastoo dhibane ahi ba uu dambi kusoo oogo qofkii dhibta u gaystay,
Marlabaad [...]

Dhageyso Gabeygii Dul_Gariir Iyo Abwaan Hadraawi

Faafin: Dulmane.com: 27 February, 2010

Hadraawi Iyo Barkhad
Dhageyso Gabeygii Dul_Gariir Iyo Abwaan Hadraawi

  | Akhri Qoraalkan

Dhageyso Gabeygii Dul_Gariir Iyo Abwaan Hadraawi
Qormadan Maanta ayaa waxaanu dhageystayaasha sharafta leh ee Radio Dulmane uugu soo gudbineynaa Gabeyga Dhul_Gariir
Qaybtii kowaad 
       ( Halkan Ka Dhageyso: )
                         Wiiga soo socda la soco Qaybta labaad

Xildhibaan Jirde Siciid Oo Fariin u diray Beelaha Gabooye

Faafin: Dulmane.com: 27 February, 2010

jirde
Xildhibaan Jirde Siciid Oo Fariin u diray Beelaha Gabooye  | Akhri Qoraalkan

Xildhibaan Jirde Siciid Oo Fariin u diray Beelaha Gabooye
Xildhibaan Jirde Siciid Max,ud oo kamid ah xildhibaanada Goolaha Guurtida Somaliland isla markaana ah xubinta kaliya ee uugu jirta beelaha gabooye ayaa wareysi khaas ah oo uu siiyey shabakada wararka ee Dulmane baaq uugu diray qurba joogta beelaha gabooye waxaanu u dhacay waraysigu sidan:
Su: Xildhibaan maxaad jeceshahay [...]

Ma U Dabaal Dagnaa Mawlidka Mise‏!!

Faafin: Dulmane.com: 26 February, 2010

Ma U Dabaal Dagnaa Mawlidka Mise‏!!  | Akhri Qoraalkan

Ma U Dabaal Dagnaa Mawlidka Mise‏!!
Bismillah Raxmaani Raxiim
Waxaa laga yaabaa in dad badani ku wareeraan is jiid jiidka Mawliidka, qaarna leeyihiin waa bidco, qaarna leeyihiin mayee waa arin qof waliba oo muslim ah ay lagama maarmaan tahay inuu ku farxo dhalashadii rasuulka Muxammad sallallaahu calayhi wasallam.
Balse walaallayaal aanu arinta si kale u eegno, annagoo isla [...]

SUULI QUURSIGA AAN QIILKA LAHEYN (Cali Muxiyaddiin Cali)

Faafin: Dulmane.com: 24 February, 2010

ali
SUULI QUURSIGA AAN QIILKA LAHEYN (Cali Muxiyaddiin Cali)  | Akhri Qoraalkan

SUULI QUURSIGA AAN QIILKA LAHEYN
Dhab ahaan aad baan u xanuunsaday markii aan aqristay qoraal lagu soo bandhigay Shabakaddaha wararka ee Soomaalida oo ka hadlayey Lamaane guur damcay oo ku kala guuray heybta qabiil, taasoo igu dhalisay inaan qalinkeyga u qaato, jiilka soo korayana ugu baaqo iney ka shaqeeyaan dabar goynta dhaqankaasi xun ee cudurka geliyay [...]

Suldaanka Guud Ee Beelaha Gabooye Oo Hambalyeeyey Suldaan Daakir Iyo Beeshiisa!

Faafin: Dulmane.com: 24 February, 2010

Suldaan Iid
Suldaanka Guud Ee Beelaha Gabooye Oo Hambalyeeyey Suldaan Daakir Iyo Beeshiisa!  | Akhri Qoraalkan

Suldaanka guud ee beelaha gabooye Suldaan Iid C/laahi Xirsi ayaa waxaa uu dhambaal hambalyo ah u diray suldaan daakir xassan khaliif oo bulsha weynta Somaliland u aqoonsatay suldaanka sanadka.
Dhambaalka hambalyada ah ee suldaanka ayaa waxaa uu ka danbeeyey dhawaan markii saxaafada Somaliland si badan loogu soo qoray suldaan daakir xassan khaliif taas oo lagaga [...]

Sigaarka Iyo Dhibaatooyinkiisa

Faafin: Dulmane.com: 23 February, 2010

smoking
Sigaarka Iyo Dhibaatooyinkiisa  | Akhri Qoraalkan

Sigaarka Iyo Dhibaatooyinkiisa
 
Waxaa diyaariyey
Cabdiqani M. Calixagaa (qardhaawi)
Sigaarku wuxuu ka mid yahay waxyaalaha lagu tiriyo in uu keeno cudurada khatarta ah kuwaasoo waxyeelo u keena qofka naftiisa, haddaba inta aanan u fiirin maxay diintu ka qabtaa aan ku hor marno waxyaalaha iyo sida ay dadka aqoon yahanada ah iyo cidii kasta oo baaritaan ku samaysay ay [...]

Mohamed Ali Samatar Case, A Ring of Classic Scapegoating

Faafin: Dulmane.com: 21 February, 2010

calisamatar
Mohamed Ali Samatar Case, A Ring of Classic Scapegoating   | Akhri Qoraalkan

Mohamed Ali Samatar Case, A Ring of Classic Scapegoating
(Washington DC) 21.02-10 History is frequently rewritten following changes in a country’s political arena or status, more commonly in third world nations than first. The victors take this opportunity to redraw the attended events, both good and bad, in the matrix of time. Fabricated or exaggerated occurrences [...]

AAN KU DILEE HA DOODIN (Nasir Moxammed Ciise Caabi)

Faafin: Dulmane.com: 20 February, 2010

naasiryare
AAN KU DILEE HA DOODIN (Nasir Moxammed Ciise Caabi)  | Akhri Qoraalkan

Waxaanu aad uga xunahay dhibaatada sii kordhaysa ee ka haysata dadka laga tirada badanyahay Somaliland gaar ahaan magaaladda Hargeysa. Waxaa kale oon aad uga xumahay dadka u dhasho Somaliland ee Gabooyaha ah ee ka haajiray magaaladda Hargeysa, taasoo ay sababtay dil, dhac, boob, xidhig, cabudhin, cadaalad la’aan iyo xoog sheegasho lagu hayo dadkaas. Iyadoo inta [...]

Suldaan Daakir oo loo doortey Suldaanka Sanadka!

Faafin: Dulmane.com: 14 February, 2010

Suldaan Daakir xassan khliif
Suldaan Daakir oo loo doortey Suldaanka Sanadka!

  | Akhri Qoraalkan

  Suldaan daakir xassan khaliif oo kamid ah sallaadiinta uugu qiimaha badan beelaha gabooye ayaa waxaa loo doortey suldaanka sanadka.
Bayaan ay ku saxeexan yihiin waxgaradka. Hogaanka dhaqanka iyo aqoonyahanka Culimada gudiyada haweenka gobolka togdheer oo soo gaadhey xafiiska Dulmane ee magaalada hargeisa ayaa waxaa uu u qornaa sida:
Haddii aanu nahay sallaadiinta, Culimada, waxgaradka, aqoonyahank, beelaha [...]

Next Page »

Kadhex Raadi waxaad dooni