Faafin: Dulmane.com: 19 January, 2010
Dhageyso wareysiga Sufyaan
Ururka Quba Welfare Organization ayaa waxaa uu ka hirgaliyey xaafada daami ee magaalada hargeisa madarasadii 4aad ee sida khaaska ah ay wax uugu baranayeen beelaha gabooye.Madarasadan 4aad ayaa waxa ay ka kooban tahay 3 fasal taas oo ay haddaba dhigtaan ku dhawaad ilaa iyo 125 ardey kuwaas oo isugu jira wiilal iyo [...]
Faafin: Dulmane.com: 19 January, 2010
Hayb-soocu waa dulmi culimada qaar ay qayb ka yihiin!
Faafin: Dulmane.com: 18 January, 2010
Waa Wareysi qiimo badan kasoo ka hadlaya taeiiqda dhaqbta aheyd ee beelha la haybsooco
►Dhageyso Wareysi Qiiro Qoomama iyowaliba qosolbadan Leh kuna saabsan Quudhsiga SHABAASH
Faafin: Dulmane.com: 18 January, 2010
Dulmane gabey
Caydaruus mahamed Dhuux
Dhageyso Gabeygan.
Yusuf Osman Abdulle ( Shacir)
Saciidkuul2 shirkii 2005
Caydaruus mahamed Dhuux
Aduunyo gabey
Caydaruus mahamed Dhuux
Tallaamiin
Caydaruus mahamed Dhuux
La iiga beerey
Caydaruus mahamed Dhuux
Saciid kuul
Caydaruus mahamed Dhuux
Qaran
C/qaadir Xirsi Yamyam
Dabadher
C/qaadir Xirsi Yamyam
Isha marodiga
C/qaadir Xirsi Yamyam
Rundhageyso
C/qaadir Xirsi Yamyam
Wariye
C/qaadir Xirsi Yamyam
[...]
Faafin: Dulmane.com: 18 January, 2010
Halkan ka xulo
Dulmane gabey
Caydaruus mahamed Dhuux
Dhageyso Gabeygan.
Yusuf Osman Abdulle ( Shacir)
Saciidkuul2 shirkii 2005
Caydaruus mahamed Dhuux
Aduunyo gabey
Caydaruus mahamed Dhuux
Tallaamiin
Caydaruus mahamed Dhuux
La iiga beerey
Caydaruus mahamed Dhuux
Saciid kuul
Caydaruus mahamed Dhuux
Qaran
C/qaadir Xirsi Yamyam
Dabadher
C/qaadir Xirsi Yamyam
Isha marodiga
C/qaadir Xirsi Yamyam
Rundhageyso
C/qaadir Xirsi Yamyam
[...]
Faafin: Dulmane.com: 18 January, 2010
Halkan kadaawo bananna baxa (Daawo)
http://www.dulmane.com/.htm
Cadaalad Iyo Sanaan Waxaa Ku jirta Danta Umadda SoomaalilandMudaaharaad kan oo ka dhacay no.10 Downing Street iyo House of Parliament magaalada London. Mudaaharaad kan oo ku beegmey sannad guuradii kowaad markii gacan ku dhiiglihe ka tirsan booliska Somaliland uu si badheedha oo kibir ku jiro u dilay marxuum “Khadar Adan Osman [...]
Faafin: Dulmane.com: 18 January, 2010
Abwaan Bacadle oo gabay dheer ka tiriyay beelaha Nasabkooda la dulmiyay (INA AKRAMAKUM CIN DALLAAH ATQAAKUM MA INKIRTEEN.?)
Abwaan Abshir Nuur Faarax Bacadle oo aad uga barateen gabayada iyo shiribyada ka tarjumaya xaaladdaha taagan ee uu dalka Soomaaliya marayo iyo weliba dhacdooyinka kale ee u baahan in laga hadlo ayaa waxa uu gabay dheer ka tiriyay [...]
Faafin: Dulmane.com: 18 January, 2010
Assalama calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu.
Waxaan jeclahay inaan halkan ku soo gudbiyo sida aan run ahaantii u arko suugaan qiimo badan leh taariikh dhaxal-gal ahna u ah ummadeena dulman.
intii aan joogey itoobiya waxyaabihii aan aadka u xiiseeynaayey, ayaa waxaa ka mid ahaa suugaanta eey tiriyeen abwaano gabooye ah, kuwaasoo munaasabado kala duwan iyo sifooyin kala gedisan uga [...]
Faafin: Dulmane.com: 18 January, 2010
gabaygan waxaa tiriyay Axmed Fure ooka tisan beesha dulman axmed waxa uu layaaban yahay raguu la noolaa iyo ragii kadan beeyay siday ukala du wan yihiin iyo isbadalka dhacay wuxuu yidhi.
inaydunidu shiigiitahoon laga shuf siinaayo
ama inuu shil keedii galoon shaynakahadhaynin
shiidaadi mooyee inuu sharafka leexeeyay
shidadii qiyaamuu inay sheedakacadaatay
shuftadaba ragiilaga bartiyo sharaxa duulaanka
gobooyaa shinbirahaa noqdoo shicibku laayaaye
shankun [...]
Faafin: Dulmane.com: 18 January, 2010
Gabay ku saabsan xaaladda Soomaaliya
Salaan qiimi badan ka dib, waxaan halkaan idiinku soo gudbinayaa qoraal gabay ku saabsan xaaladda Soomaaliya. Gabaygu wuxuu tilmaamayaa in in waxa lagu kala haro ama lagu hormaro aysan ahayn haybta, balse ay yihiin dadnimada qofka iyo dareenkiisa.
Haduu qoom haraatiyo jahligu wuu habaabaaye
Hebellada la liidaayo iyo hayb la sooc-sooco
Huuhaada ay qaar [...]
Faafin: Dulmane.com: 18 January, 2010
WHO ARE THE MIDGAANS? WHERE IS THEIR LAND? AND WHY DISCRIMINATION?
The Wonderful Land of Punt (Somalia)
Punt was a legendary land, previously known by Egyptians as the “Land of the God”, “Land of perfume” and “land of ancestors” as mentioned in the “Book of the Dead”.
“The Lands of the Gods see thee, they could write [concerning [...]
Faafin: Dulmane.com: 18 January, 2010
Quudhsiga ma diidnaa.
intii ka horeysya soo bixidii,diinta islaamka iyo rasuulka (scw), carabtu waxay ahayd dad aad u dhaqano xun xun, wax kasta oo markaasi la oran karo waa xun yahayna waxay ahaayen kuwo leh,oo intiina wax akhrida waad ogtihiin,sida bugaagtu u tiraabto ugana sheekayso dhaqamadii
waagaasi ka jiray carabiya.waxay ahayeen kuwo ku dagaalami jiray arimo yar [...]
Faafin: Dulmane.com: 18 January, 2010
HALA GUURSADO HABLAHA KA SOO JEEDA BEELAHA DULMAN
(Olole looga soo horjeedo xaqiraadda Dumarkaas)
Dood xiiso badan oo ku saabsan xaqiraadda, yasidda, quursiga ama takoorka bani’aadanimada ka baxsan ee loo geysto dadka ka soo jeeda beelaha dulman ayaa hareysay meel lagu shaaho oo aan joogay, waxaana halkaas fikradahooda toosin ka soo jeedinayay aqoonyahanno Soomaaliyeed oo ay arrintani [...]
Faafin: Dulmane.com: 18 January, 2010
DULMI-DIID
Cali Maxamuud Xiirane
London, UK
Tixdan maansada ah waxaa curiyey Cali Maxamuud Xiirane oo ku nool magaalada London ee carriga ingiriiska, waxayna ku soo biirtay taxanaha Doodwanaag 11/9/2004, Waana maansadii 19aad ee silsiladda Doodwanaag.
Ujeeddo:Maansadu waxay qeexeysaa in addoomaha ilaahay oo idil ay hal aabbo oo Aadan ah (C.S.) ka soo farcameen, sidaa awgeed aysan waxba is dheereyn [...]
Faafin: Dulmane.com: 18 January, 2010
Waxyaabaha Dalkii Hooyo Dumiyeey oo Burburka Sababay waxaa ugu weynaa
Nidaamkii Cadaalad daradda, Sinaan la , aanta iyo Eexd ku Dhisnaa, Ummadana u kala Saaran Qeybo Kala Mudan Iyadoo la ogyahay in Alle Simay, Dagaaladii iyo Dulmigii Weyn ee Dadka loo geeystay Xiligii Xukunkii Kacaanka ee Siyaad Barre iyo Falalkii Xasuuqeed ee ka dhacay-Gobolada Mudug,Nugaal,Goboladii Waqooyi, [...]