Comments on: Baaq Ay Soo Saartay Beesha Maxaad-Barre Ee Qurbaha

By: hayaad yusuf
madhibaan iyo beesha gabooye way guulaysanayaan xaqaana inoo hiilin insha alaah.guuleeysta aaaaamin

cadowgiinuna ha jabo aamiin

By: caasho
Madhiban iyo gaboye ha noolado meel walba uu joogo, sidasan idinku ogahay, qurbaha waxas oo miidhan ayaanu ku haynaye.

wa billahi towfiiq

By: cadde cali
asalaamu calaykum dhamaan bahda xaqooda  udirarta  salaan kadib arintaan     waa waxsoojireen ah       w raga qaban qaabiyay waa ragu lagu tilmaamo nimaan rabi aqoon ragna aqoon runa aqoon harumayn     kafogaada daalimiinta    qaryada sheganayso  ilaaheyna  xaqa hatuso aamiiiin

By: AHMED MOHAMED DHINBIL
Aslamo calykum bahda shabakada dulmane.agiga oo ah gudoomiyah Muusedhariyo ee qurba joogta Ahmed Mohamed Dhinbil, waxaan taageerayaa kuna hambalyeynayaa baaqa wax garadka Max,aad Barre ee kusabsan mashruucii kuul care ,taas anaguna ma ogolin, in beel gabooye kamidah naga baxdo, anigu waxaan aad uga naxay arintan iyadoo ay tahay arin xaga diinta iyo, dhaganka somaliyeeba aan ku fiicney, waxaan kaloo aan leeyahay raga qabangaabinayey arintaas war anaga oo idin dhalney idinkuna aad na dhasheen xageebaad nooga go,ikartaan, ugu danbey waxaan leeyahay ka waan tooba arimahan oo iimaansada beeshiina oo wax wada qabsada. wabilah tawfiiq

By: c/qaadir sabeeye
ma kula tahay in la diyaariyo taariikh nolaoodkii marxuun maxamud xuseen faarax Ra,iis

By: c/qaadir sabeeye
waxaan idinku salmayaa salaan qaaliya go,aanka aad ku gaadheen wadan ka fog kaad uu dhalateen,lakiin tii wuu watay axmed diriye waa dhamaatay ee haloo soo jesto xaqa uu maxaadbare leeyahay inad radisaan hadal waxba ma taro ee ficil ayaa loo bana yahay