Faafin: Dulmane.com: 24 January, 2010
Ururka Uswo oo Shahaado Sharaf gudoonsiiyey Webka Dulmane!
Khadra Yusuf Cige
Ururka Uswo oo kamid ah ururada ka shaqeeya arimaha beelaha laheyb_sooco ayaa waxaa uu shahaado sharaf gudoonsiiyey webka Dulmane. Gudoonka shahaadadan ayaa waxaa ay ka dhacdey xafiiska ururka Uswo ee magaalada hageisa.
Haddaba waxaa ugu horeyntiiba ka hadley gudoonsiinta shahaadadan iyo waxaa uu webku ku muteystay gudoomiyaha ururka Uswo Mudane: C/laahi xassan digaale waxaanu yidhi sidan ee dhageyso
dhageyso hadaladii cabdulaahi
http://dulmane.com/myare/shahado.htm
Barkhad jama hirsi
email: Midgaanyare@hotmail.com
________________________________
halgan ka halawado waxanad ahena ku maqabanayaan Allaah weey wallaalle igu so warceli walale jawaab adoo mahadsan walaale A/C