Faafin: Dulmane.com: 23 January, 2010
►Fadlan Alle Dartii uugu gargaar wiilkan Naafada ah
►Dhageyso Wareysi Qiiro Qoomama iyowaliba qosolbadan Leh kuna saabsan Quudhsiga
► Xisbiga daryeelka iyo cadaalada ee Ucid ayaa waxaa uu shalay galab qalab waxbarasho oo ka kooban 36 kursi uugu deeqay madaariska Quba ee kuyaala xaafada daami ee magaalada hargeisa.
►Ururka Uswo oo kamid ah ururada ka shaqeeya arimaha beelaha laheyb_sooco ayaa waxaa uu shahaado sharaf gudoonsiiyey webka Dulmane. Gudoonka shahaadadan ayaa waxaa ay ka dhacdey xafiiska ururka Uswo ee magaalada hageisa.
►Khilaafkii ka dhaxeeyey Hogaanka Dhaqanka iyo Wasiirkooda oo Soo Af_Jarmay, shirkan ayaa waxaa loogu gogol xaadhayey soo afjarida xilaaf ragaadiyey habsami u socodka hogaanka sare ee beelaha gabooye.
►Ururka Quba Welfare Organization ayaa waxaa uu ka hirgaliyey xaafada daami ee magaalada hargeisa madarasadii 4aad ee sida khaaska ah ay wax uugu baranayeen beelaha gabooye.
► Madaxweynaha Somaliland mudane: daahir riyaale kaahin ayaa waxaa uu xilka kuxigeenka jagada xuquuqul iinsanka qaran Somaliland nin ka soo jeeda beelaha gabooye.
►Ururka Quba Welfare Organization oo kamid ah ururada ka shaqeeya arimaha samafalka iyo kor u qaadida arimaha beelaha laga tirada badan yahay
►Ururka uswo oo kamid ah ururada ka shaqeeya arimaha samafalka iyo kor u qaadida bulsha weynta la heyb_sooco
►Abwaan Shaacir oo ka hadlay taariikhdii Suugan yahanka beelaha Gabooye
►Boqor Haaji Muuse: Indhow garad aan waxbaba baran ayaa yidhi waxaan ahay indheer garad:
► Boqor Axmed oo ku tilmaamey wax laga xumaado maqaal ay beesha Muuse dhariyo ku qortay webka Dayniile dhegeyso oo akhriso
►Dhageyso Heerka waxbarasho ee Madaariska Quba iyo sidii loo billaabey Wareysi Xiiso badan
►Ururka waayo arag oo ah urur ka shaqeeya arimaha ciyaaraha ayaa waxaa uu xalay oo taariikhdu aheyd 17/10/09 gudoonsiiyey qalabka ciyaaraha gaar ahaan kuwa kubada cagta naadiyo afar ah oo ka dhisan xaafada daami ee magaalada hargeisa.
► Mattaan College is seeking to recruit male and female part/Full time teachers to teach students 2-3 times a week at their agreed day and time. We are currently looking for enthusiastic and committed teachers all across London.
►Warbixintii Ay Bilkasta Ururka“VOSOMWO” MAXAA KA HORTAAGAN BEELAHA LA HAYB SOOCO KA QAYBGALKA SIYAASADDA DALKA? 10/01/09
► Shirkii Kowaad ee Culimada Beelaha Gabooye oo ka dhacay Magaalada BurcoShirkii Kowaad ee Culimada Beelaha Gabooye oo ka dhacay Magaalada Burco
►Abwaan Baarleex oo lagu casuumey wiiga dhaqanka somalida oo ka dhacaya London
►Ururka Uswo oo soo bandhigey Riwaayad ka hadleysa Takoorka iyo Tahriibka
►Hogaanka Sare ee beelaha Gabooye iyo Abwaan Yousof Shaer oo hambalyo u diray Labadii ardey ee ka qalanjabiyey Jaamacada hargeisa
►Ururka Quba Welfare oo deeq raashin ah u qeybiyey qaar kamid ah Xaafadaha dadka danyarta deganyahiin
►Wiilkii iyo gabadhii uugu horesay ee ka soo jeeda beelaha gabooye ayaa ka qalan jabiyey jaamacada Hargeisa
►Burco Madax dhaqameedka, Culimo-awdiinka iyo waxgaradka beesha gabooye ayaa sakaa shir jaraa oo balaadhan ku qabtay hotel Barwaaqo ee magaalad Burco
►Hogaanka beelaha gabooye ee Somaliland oo midnimo qaran muujiyey Waxaa dhawaan ka dhacay magaalada hargeisa shir aad loo soo agaasimay isla markaana ay goobjoog ka wada ahaayeen hogaanka dhaqanka ee beelaha gabooye, Culimada Aqoonyahanada Daawo sawiradan
►Suldaanka guud ee beelaha gabooye oo shahaado sharaf gudoonsiiyey Madaxweyne Riyaale kaahin Suldaanka guud ee beelaha gabooye ayaa waxaa
►Boqorka Beelaha Gabooye Boqor: Ahmed Ugaas Warsame Iiman oo xukumada somaliland ku Amaaney magacaabista Safiirka NewZealand
►Waxaa dhawaan xafiiska V I P da ee qasriga madaxtooyada somaliland madaxweyne daahir riyaale kaahin uu ku qaabilay suldaanka guud ee beelaha gabooye iyo safiirka dalka newzealand