Comments on: MIDGAHAA KA MUDAN INTII MAGAC NASABNIMO KU MARMARSOON JIRTAY (Muxyadiin X Ciid)

By: amira
waxaan aad ugu faraxsanahay inay dhamaadeen kala socnaantii guurka iyo is riix riixa qabiilka, inay labadii dhalinyaro is jeclaada inay is guursadaan.sababtoo ah waxay gabdhihii ay guursadaan kuwa aan hory loo aqoonin sida kenyantiga, ugaadhayska, ithopianka, iyo indho yar oo aan weligood gabar soomaaliyeed ay horey uguursanin. marka maxaa la igu diidayaa mid igu diin ah, igu luqad ah ii eg. marka waa iga dardaarane dhalinyarooy u leexda dhanka leegadii ama syl. u taagnaada baa’inta dhaqankaan soo jireenka ah. waxaan u mahad naqayaa dhamaan kuwa u dadaalaya. inay dhan kasta oo xumaan wada.

By: lul
asalamu caleekum.

waxaan aad ugu mahad celinayaa, gabygaan cajiibka ah ee runta ka hadlaaya wiilkan soo alifay ee halagu shaaciyo websaadyada kele sida hiiraan oo caan u ah soomaalida.

maanta ayaan fursad u haysanaaye. dhalinyaradu ha guursadaan mid walba oo laandheere sheeganaysa. maxaa yeelay waxaa dhamaadey waalidka choice kiisii. ay ku qasbi jireen dhalinyarada guurka qabiilo qura. marka aanu wadno guubaabinta dhalinyarada si ay proud ugu ahaadaan qabiilkooda.

By: muxudiin sh/shariif(Drxaaji)
a/c saalan kadib waxaan kaaga mahadcelinaa fikirka iyo juhdiga aad kubixisay maqaalkaan dulmi diidka ah waana sax waxa kaliya ee aan iskagadulqaadi karnaa quursiga ama yasida waa in laqaataa oo loohogaansamaa  shareecada islaam  ladagaalan siyaasiya kusameenaa dadka wada ama kobciya in nalqudhasado