Ururka Quba Oo Madarasadii 4aad ka hirgaliyey Xaafada Daami (halkan Kasii aqri)

Faafin: Dulmane.com: 19 January, 2010

quba
Ururka Quba Oo Madarasadii 4aad ka hirgaliyey Xaafada Daami (halkan Kasii aqri)  | Akhri Qoraalkan

Weyneeso Masawirka ( Xiix masawirka korkiisa)

  • No Related Post

 Dhageyso wareysiga Sufyaan

Ururka Quba Welfare Organization ayaa waxaa uu ka hirgaliyey xaafada daami ee magaalada hargeisa madarasadii 4aad ee sida khaaska ah ay wax uugu baranayeen beelaha gabooye.Madarasadan 4aad ayaa waxa ay ka kooban tahay 3 fasal taas oo ay haddaba dhigtaan ku dhawaad ilaa iyo 125 ardey kuwaas oo isugu jira wiilal iyo gabdho.Horey ayaa waxaa u jiray sadex goobood ama madarasadood kuwaas oo ku dhawaad galin hore iyo mid danbaba ay dhiganayeen 900 oo ardey.

Furitaanka madarasadan cusub ayaa waxaa soo dhaweeyey danyarta xaafada daami kuwaas oo si weyn uugu riyaaqey iyadoo waxbarashada guud ahaan madaariskani tahay mid bilaash ah.

Wareysi aanu la yeelaney maamulaha guud ee madaariska Quba ayaa waxaa uu noo sheegay iney hadda wadaan masaajido kale iyo macaahid waaweyn oo ay uugu tallo galeen

danyarta xaafada daami.    Dhageyso wareysiga Sufyaan

Dulmane Hargeisa Office

Email: Midgaanyare@hotmail.com

Dhageyso wareysiga Sufyaan
Hargeisa Dulmane Office

wakiilka Dulmane hargeysa

Barkhad Jama Hirsi

Email: Midgaan yare@yahoo.com

Readers Comments




Kadhex Raadi waxaad dooni