Comments on: WHO ARE THE MIDGAANS? WHERE IS THEIR LAND? AND WHY DISCRIMINATION? (C/Rahman Eelay )

By: caamir
ilaa sanadkii la bilaabay  waxaan aad u akhristaa Somalitalk, fadlan wax iskula hadha hana ogolaanina in lagu qoro boggiina wax aan u roonayn dhamaan ummudda soomaaliyeed,caruurta haddaaqayna aan la agolaan qoraalkoda, waayo ma wanaagsana in dadka mindiyo laysugu dhiibo,Daarood,Isaaq,Hawiye,Jareer,gabooye waa walaalo.

By: Faisal
Laakiin ilaahay maku odhanin soomaalida:

- hadaad bakhti cuntaan iskamantajiya,

- Buurta Boqor Bacayrna ka ducaysta oo

- qofka sakaraatka ku raaga saara iyo kii dhali waaya saara,

- ama dhgax shydaanka kaga erya

ama Muqdisha sheekh muxyadiin biyaha loogu maydho cabba oo kala booba, waayo orthodoxska ayaa biyaha sheekhooda loogu maydho intay foosto (tab ama xanafiyad leh)ka caba biyaha.

Mid-Gun waxay u dhigantaa (Torrrorist) waayo waa Bunduqa halkiisa dhexe ee dhangerka ah ama Biro iyo Hubsameeyeyaal,Dhakhtarro,Kitchenwaresameeyayaal, Kabosameeyeyaal, Timaha habeeyeyaar, fanaaniin iyo IWM. balse somaali wax taransan kari waayey inta aan ka aheyn dawarsiga hambada Midgaanku ka shaqo tago iyo Toognimo maanta ha arko in geel iyo adhi dhexfadhiistay inuu ka liito caalamka wax garadka ah sababna ay uyihiin dulliga iyo wax garadl’aanta maanta haysata.