Comments on: SHABAASH QOSO HADAAD RABTID (Halkan ka dhageyso)

By: Liibaan Haldha
Sallaan kadib: Anigu kama HELIN waa arrimo hadha ah oo an loo baahneyn xiligan, qofka sii wad-wadna waxaan qaba in uu yahay mid ka soo jeeda dadka cawaanka ah ee diintu ku yar tahay. waa laga fiican yahay in xiligan arrinta iyo wax la mid ah in dib loo soo nooleyo, haddii sida lagu sii wadana waxaa hubaal ah in hawsha loogu jiro tirtirda arrimaha iyo wax la mid ah in adkaan doonto, qofka ka heleya in uu sii bunbuniyo waa qof an ka danqanayen dhibka ay leedahay, waxaanse dooneya Web siteka Dulmane iyo Gabooye dadka ka shaqeeya runti ma yihiin reer Sh.Maxammed [Madhibaan] iyo Sh.Muse, waayo sida ay uga sheeqeyaan maha sidi la rabey in halganka Beesha loo fuliyo, waxaanse ka dhex dareemey labadaba in dad kale ku dhex jiro oo si kale looga dhaa-dhiciyey in ay u halgamaan, laakiin halganku sida ma aha ee ha laga joogsado.

WAXYAABAHA OO KALE LAMA BUUNBUNIYO SAAXIIB ISKA DHAAFA FADLEN.

By: Liibaan Haldha
Sallaan kadib: Anigu kama helin, waa arrimo hadha ah oo an loo baahneyn xiligan, qofka sii wad-wadna waxaan qaba in uu yahay mid ka soo jeeda dadka cawaanka ah ee diintu ku yar tahay. waa laga fiican yahay in xiligan arrinta iyo wax la mid ah in dib loo soo nooleyo, haddii sida lagu sii wadana waxaa hubaal ah in hawsha loogu jiro tirtirda arrimaha iyo wax la mid ah in adkaan doonto, qofka ka heleya in uu sii bunbuniyo waa qof an ka danqanayen dhibka ay leedahay, waxaanse dooneya Web siteka Dulmane iyo Gabooye dadka ka shaqeeya runti ma yihiin reer Sh.Maxammed [Madhibaan] iyo Sh.Muse, waayo sida ay uga sheeqeyaan maha  sidi la rabey in halganka Beesha loo fuliyo, waxaanse ka dhex dareemey labadaba in dad kale ku dhex jiro oo si kale looga dhaa-dhiciyey in ay u halgamaan, laakiin halganku sida ma aha ee ha laga joogsado.

By: c/raxman axmad shube
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

waa loo bahnaa wariysigaan eyo qarkali oo badaan walaal barkhadow

walaal lakiin tariikh kaaqor oodiygaa

oo ka shiikiyna saa gabooyhaa

By: dahir
waa website aan ka hilay wuuna i qiiro galiyey

halkaa ka sii wada guubaabinta wanaagsan