SHABAASH QOSO HADAAD RABTID (Halkan ka dhageyso)

Faafin: Dulmane.com: 18 January, 2010

SHABAASH QOSO HADAAD RABTID (Halkan ka dhageyso)  | Akhri Qoraalkan

Weyneeso Masawirka ( Xiix masawirka korkiisa)

  • No Related Post

Waa Wareysi qiimo badan kasoo ka hadlaya taeiiqda dhaqbta aheyd ee beelha la haybsooco     
Dhageyso Wareysi Qiiro Qoomama  iyowaliba qosolbadan Leh kuna saabsan Quudhsiga     SHABAASH

Readers Comments

  1. dahir says:

    waa website aan ka hilay wuuna i qiiro galiyey
    halkaa ka sii wada guubaabinta wanaagsan

  2. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    waa loo bahnaa wariysigaan eyo qarkali oo badaan walaal barkhadow
    walaal lakiin tariikh kaaqor oodiygaa
    oo ka shiikiyna saa gabooyhaa

  3. Sallaan kadib: Anigu kama helin, waa arrimo hadha ah oo an loo baahneyn xiligan, qofka sii wad-wadna waxaan qaba in uu yahay mid ka soo jeeda dadka cawaanka ah ee diintu ku yar tahay. waa laga fiican yahay in xiligan arrinta iyo wax la mid ah in dib loo soo nooleyo, haddii sida lagu sii wadana waxaa hubaal ah in hawsha loogu jiro tirtirda arrimaha iyo wax la mid ah in adkaan doonto, qofka ka heleya in uu sii bunbuniyo waa qof an ka danqanayen dhibka ay leedahay, waxaanse dooneya Web siteka Dulmane iyo Gabooye dadka ka shaqeeya runti ma yihiin reer Sh.Maxammed [Madhibaan] iyo Sh.Muse, waayo sida ay uga sheeqeyaan maha sidi la rabey in halganka Beesha loo fuliyo, waxaanse ka dhex dareemey labadaba in dad kale ku dhex jiro oo si kale looga dhaa-dhiciyey in ay u halgamaan, laakiin halganku sida ma aha ee ha laga joogsado.

  4. Sallaan kadib: Anigu kama HELIN waa arrimo hadha ah oo an loo baahneyn xiligan, qofka sii wad-wadna waxaan qaba in uu yahay mid ka soo jeeda dadka cawaanka ah ee diintu ku yar tahay. waa laga fiican yahay in xiligan arrinta iyo wax la mid ah in dib loo soo nooleyo, haddii sida lagu sii wadana waxaa hubaal ah in hawsha loogu jiro tirtirda arrimaha iyo wax la mid ah in adkaan doonto, qofka ka heleya in uu sii bunbuniyo waa qof an ka danqanayen dhibka ay leedahay, waxaanse dooneya Web siteka Dulmane iyo Gabooye dadka ka shaqeeya runti ma yihiin reer Sh.Maxammed [Madhibaan] iyo Sh.Muse, waayo sida ay uga sheeqeyaan maha sidi la rabey in halganka Beesha loo fuliyo, waxaanse ka dhex dareemey labadaba in dad kale ku dhex jiro oo si kale looga dhaa-dhiciyey in ay u halgamaan, laakiin halganku sida ma aha ee ha laga joogsado.
    WAXYAABAHA OO KALE LAMA BUUNBUNIYO SAAXIIB ISKA DHAAFA FADLEN.




Kadhex Raadi waxaad dooni