Faafin: Dulmane.com: 18 January, 2010
gabaygan waxaa tiriyay Axmed Fure ooka tisan beesha dulman axmed waxa uu layaaban yahay raguu la noolaa iyo ragii kadan beeyay siday ukala du wan yihiin iyo isbadalka dhacay wuxuu yidhi.
inaydunidu shiigiitahoon laga shuf siinaayo
ama inuu shil keedii galoon shaynakahadhaynin
shiidaadi mooyee inuu sharafka leexeeyay
shidadii qiyaamuu inay sheedakacadaatay
shuftadaba ragiilaga bartiyo sharaxa duulaanka
gobooyaa shinbirahaa noqdoo shicibku laayaaye
shankun oo ragoonlagu ogan shar iyo khaytoon
oonaagahaalagu shabahay shaadirka hagoogan
sharcigayna faray waakuwuu shuufay nabigiiye
hana sheeganina waxaydindhalay malaha shaydaane
walaal waanku salaamayaa salaankadid walaal waxaankuu soodiray gabaygan mudo hore waxaan kuu soo wadaa qar badan ookale waxaamarti noo ah abwaan siciid muusse uurgu waa abwaanka ugu gabayoban beesha oodhan waxaankaaga soodirayaa waxaadku diirsan doonto walaal waxaan aad ula dhacay sida quruxda badan eed ugu taagantahay difaaa beesha
dulman qoraaladii hargaysa way iqiiro galiyeen
Gabey:Raggii hore ee Gabooyaha ahaa iyo kuwan hada jira.(Ahmed Fure)