Comments on: HALA GUURSADO HABLAHA KA SOO JEEDA BEELAHA DULMAN (Maxamed Muxiyaddiin Cali)

By: mohamed
waxaan fakirkayga kaga diibanayaa arintaa uu walaalkeen kahadlay ee ah dadkan lahayb soo hadii  aynaan beeninayn  ayaadka  ilaaha koreeya waa kii yidhi hays xaqirina haysna dulmina inaguna  waan diidnay aayaadkii ilaahay waxkastoo inagu dhacana waa waxaan gacmaheena ku kasbanay nardhawna waxaa dhicidoonta oo iman doonta in laynoo rogo sidii qoomamkii inaga horeeyay ee aayaadkii ilaahay diiday ama ka beensheegay in laynoo rogi hadaynaan ilaahay u noqon oo aynaan ka toobad keenin waxanse idinkula talin lahaa hadii aad soomaali tahiin inaad toonad keentaan wali toobadii waa furantahay ee ilaahay haloo noqdo gacmahana kor haloo toogo oo dulmiga halaga hadho  wabilaahi tawfiiq.

By: kayse
Walaah waa wax aad looga murugoodo dhibaatada haysata dadka la xaqiraayo ee muslimka ah ee soomaalida ah ee aanan garanayn ama anan wax jawaab ah u helinka marka aan is waydiiyo sababta ama cadaada dadkaa loo hayo iyo xiliga ay bilaabantay waxaan leeyahay  ilaahay xaqa ha ina waafajiyo

By: Fathi
Waa Run waa arin wanagsan arintaas, waana waxyaabaha Somalida loo rogey ka mida; aanu u wada istaagno.

By: Hassan Horri
Waxaan qabaa halka Somaalida laga haystaa inay tahay yesidda dadka walaalahood ah. Waxa Rasuulka Allah (NNKH) laga sheegay inuu yidhi “Yuhuud waxay u dhaleecoobeen markii ay xalaashadeen waxii Allah ka reebay, isla markaana xaarantimeeyeen waxii Allah u xalaaleeyey.”

Markaa maxaan Yuhuud kaga duwan nahay haddii walasheen oo aan diin, dhaqan iyo dirba wadaagno aan xaaraan ka dhignay, isla markaana gaal cad ku faanaeyno inuu inna la xididay?