Faafin: Dulmane.com: 18 January, 2010
Halkan kadaawo bananna baxa (Daawo)
Cadaalad Iyo Sanaan Waxaa Ku jirta Danta Umadda Soomaaliland Mudaaharaad kan oo ka dhacay no.10 Downing Street iyo House of Parliament magaalada London. Mudaaharaad kan oo ku beegmey sannad guuradii kowaad markii gacan ku dhiiglihe ka tirsan booliska Somaliland uu si badheedha oo kibir ku jiro u dilay marxuum “Khadar Adan Osman Dhabbar” waxa ka soo qaybgalay dad fara badan oo Somaaliyeed iyo Ajanabi. Waxa ay dadku ku dhawaaqayeen “Somaliland waxa aanu ka doonaynaa caddaalad, sinaan iyo waliba xuquuqda muwaadinimo ee Besha Gabooye”.-
>Warbixintii Amnesty iyo Jawaabteeda M.I.ABBY, |