HALKAN KA XULO GABAYADA DHAGEYSI AH

Faafin: Dulmane.com: 18 January, 2010

HALKAN KA XULO GABAYADA DHAGEYSI AH  | Akhri Qoraalkan

Weyneeso Masawirka ( Xiix masawirka korkiisa)

  • No Related Post
  Dulmane gabey  Caydaruus mahamed  Dhuux
Dhageyso Gabeygan.      Yusuf  Osman Abdulle ( Shacir)
Saciidkuul2 shirkii 2005 Caydaruus mahamed  Dhuux
Aduunyo gabey    Caydaruus mahamed  Dhuux
Tallaamiin  Caydaruus mahamed  Dhuux
La iiga beerey Caydaruus mahamed  Dhuux
Saciid kuul Caydaruus mahamed  Dhuux
Qaran C/qaadir Xirsi Yamyam
Dabadher C/qaadir Xirsi Yamyam
Isha marodiga C/qaadir Xirsi Yamyam
Rundhageyso C/qaadir Xirsi Yamyam
Wariye C/qaadir Xirsi Yamyam
Dareenkaagu ma gartey C/qaadir Xirsi Yamyam 
  Caydarus voa Warays caydarus voa Waraysi C

Readers Comments

  1. calibaashi says:

    waa maanso ku socoto umada somliyeed walaal gaadhsii mahadi ha kaa gaadhee
    kana ooyayso malintii madoobayd ee shalay 11-12-09
    curiye
    Ali baashi abdu qaadir ali dhoof
    waxaan tiriyay maalintii u dhacay qaraxa habeenkeedi
    waxaana kula hadlayaa dadkeega somaliyed
    waxaana la yiraaahdaa maan sada tan
    qoom yahow yaan la idin kala qaarin
    waxayna ku bilaabaneesaa
    sida tan
    Qaaflayda gabay waayahaan maan qorin
    qof walba markuu ku hadaqay baa
    qandalka isaga qufulay
    afkuse is qaban maayo
    somali intay qaafil tahay
    qasad umaan laheen maansada tan
    qumaati se waan u qotominayaa
    gabayguna qiyaastii waa laygu qeebshaa
    mana qaarar gooyoo
    xarafaan ku qayidayaa
    qaladkii maanta dhacay baaa
    u dhaansaday quladeedi
    qeelo dhaan baan dirayaa
    qalbi daharre iyo qardho
    dhamaan qaab siman dhulkeegi
    qurac walbay somali harsato
    waa inaan qaaf wax ugu sheega e
    qaab walbuu u qubay dhigeena
    qaab xume gumeestihi ee
    umaday qaxar ku hayaan
    qaanidiintii ku qowlka aheed ee
    qalbigoodu waxaan jirin buu
    afkoodu qubayaa ee
    quluubtay ka qufulaan dhalinta
    iyagoon quraanka bbarin ee
    qudhay ka jaraan umada iyagoo
    qolaba qolada kale ku qireesa ee
    qaladkooda kii gartay
    qisaas weeye yiraahdaan ee
    adimaday jaraan qaarkood
    iyagoonquudba aan u hayn ee
    qaarbaa badaha ku qalibma oo
    yixaas ku qeebba mar cuna ee
    qaarbaa qatan ooquud la’aan
    qabriga qalinka ugu dhacay ee
    hadaan layska qaban
    qumaati aan loo kicin
    wuu siyaadayaa qaraxa iyo baaska darane
    qumanayaalkii daraawiish
    allow yaa qabriyada dib uga soo saara
    qamar iyo ardaydii qalin jabineesay
    dhaqaatiirti wax inoo qali lahaa iyo
    wasiiradii qaranka yaga
    qadaf laguma laayeen haday
    somali qaansada gobanimo saartan
    qoodhlayn ma jirteen iyo
    geesi la qoor gooya ee

    afartaa qaaf ma ku qowlay oo
    qodob maan joojin
    afarkalaanse ku qowlayaa e oo
    yaan loo qaban dhacleen
    qiimahu gabaygu leeyahay ee
    waa digniin qota dheer somaliyeey
    aduunyadan qolofta ween iyo
    aakhirada nagu aadan baa
    qowl ka dhahayaa ee oo
    yaan lay quursan quranka iyo
    xadiiskaa qodob uga dhigayaa ee

    qadaf qadafta beenta ah
    qiyaamahaa ka dambeeya ee
    qofba wuxuu qubay baa
    qoorta loo surayaa ee
    qabiil qoray loo qaadiyo
    aan jirin qiil iyo laa luush ee oo
    yaan dalkeegu qabsanin
    qaab xume gumeestihii e
    hashii maan deeq yay qandhon oo
    gumeesi gacanta u galine
    gaawuhu yuu hoos dhigan
    qoys aan somaali aheene
    qaadiroow inala qotomi
    qiimaha qaranku leeyahyee
    oo waan ku qirayaa somali yaan laka qaarin




Kadhex Raadi waxaad dooni