Faafin: Dulmane.com: 30 January, 2010
Waa maqaal si xidhiidh ah ugu soo baxa wargayska Jamhuuriya oo ku saabsan xaquuqda ula sinaanta iyo ka qaybgalka horumarka iyo siyaasadda dalka ee beelaha la hayb sooco, waxaa soo diyaariyey Ururka Codka Haweenka beelaha la hayb sooco ee VOSOMWO waxaana maalgelinta ka taageeray NED.
Ururka Codka haweenka dadka Laga tirada badan yahay Voice of Somaliland [...]
Faafin: Dulmane.com: 30 January, 2010
sheekh maxamad idriis oo socdaal dacwadeed ku soo maray Western Cape
By Dulmane on 30 Jan, 2010 4:26 PM in Main, Wararka
Waxaan Halkan akhristaha sharafta leh ugu soo gudbinayaa qaybtii sadexaad ee Booqashooyinkii dacwadeed ee Sh. Maxamed Idris Axmed ku yimid Koonfur Afrika, Wexeyna ka koobantahay gobolada sheekhu maray ee Galbeedka Dalkan (Western Cape) sida Cape [...]
Faafin: Dulmane.com: 30 January, 2010
Maamulitaanka Wakhtiga
Abdiqani Haji Ali (Albanna).
abdilqani@hotmail.com
Waxaa mahad iska leh Ilaaha uumay ee unkay khalqiga kiisa xun iyo kiisa wanaagsan, Ilaaha ay nimcadiisa ku dhamaadaan wanaagyadu waxaa kaloo ammaan iyo sharaf u sugnaatay macallinkayagii, hogaamiyahayagii, tusaalahayagii, xabiibkayagii, Nebi Muxamad Naxariis iyo Nabadgalyo korkiisa ha ahaatee iyo intii ku raacday wanaaga.
Axmaqnino wakhtiga kaaga tagay oohin kugu reebye Ayaantii [...]
Faafin: Dulmane.com: 29 January, 2010
http://www.youtube.com/watch?v=ZgVRNXN4I3U&feature=related
walaalayaal bal ila fiirsada fiidyowgan, masiibooyinka Illaahay keenaa waxay cibro u tahay inta nool, wax badan Illahay waa ka dhaafay dadka oo wuu u naxariisanayaa, waayo runtii maanta aduunka waxaa ku batay macaasidii iyo dambigii. dhagihii waansan baa waanada qaata ee Allahow na garansii wad
Faafin: Dulmane.com: 27 January, 2010
Baaq Ay Soo Saartay Beesha Maxaad-Barre Ee Qurbaha:
Asalaamu calaykum waraxmatulaah
Shir ay beeshu ku yeelatay magaalada soomaalidu u badan tahay ee Minneapolis, MN si ay uga tashato, marba waaqica taagan ee ay manta ku sugan tahay beeshu. Waxaa ugu muhiimsanaa ee shirkan looga hadlay arinta baryahan ku badatay websaydyadda ee ah in beesha maxaad- Barre ka [...]
Faafin: Dulmane.com: 24 January, 2010
Ururka Uswo oo Shahaado Sharaf gudoonsiiyey Webka Dulmane!
Khadra Yusuf Cige
Ururka Uswo oo kamid ah ururada ka shaqeeya arimaha beelaha laheyb_sooco ayaa waxaa uu shahaado sharaf gudoonsiiyey webka Dulmane. Gudoonka shahaadadan ayaa waxaa ay ka dhacdey xafiiska ururka Uswo ee magaalada hageisa.
Haddaba waxaa ugu horeyntiiba ka hadley gudoonsiinta shahaadadan iyo waxaa uu webku ku muteystay gudoomiyaha [...]
Faafin: Dulmane.com: 23 January, 2010
Wararkii sanadahii tagey
►Fadlan Alle Dartii uugu gargaar wiilkan Naafada ah
►Dhageyso Wareysi Qiiro Qoomama iyowaliba qosolbadan Leh kuna saabsan Quudhsiga
► Xisbiga daryeelka iyo cadaalada ee Ucid ayaa waxaa uu shalay galab qalab waxbarasho oo ka kooban 36 kursi uugu deeqay madaariska Quba ee kuyaala xaafada daami ee magaalada hargeisa.
►Ururka Uswo oo kamid ah ururada ka shaqeeya arimaha [...]
Faafin: Dulmane.com: 23 January, 2010
04:00 GMT Subax
11:00 GMT Duhur
14:00 GMT Galab
18:00 GMT Haben
Somali Links
*Gaboyenews
*Somaliradio
*Somaalinews
*Gubta.com
*Afgoi.com
*Aftahan
*AllPuntland
*Allwadani
*Allsomali.com
*Allgedo Online
*Arlaadi Online
*Arlaadinet
*Baafin.com
*Banadir City
*Balcad.com
*BBC Soomaaliga
*Bakaaraha
*Benadir
*Burtinle Online
*Cadaado.net
*Cayaaraha.com
*Dalka.com
*Dayniile
*Dhahar
*Djivouti Tv
*DjiboutNet
*Awdelnews.com
*Cadayga
*Benadir-Watch
*Berlula Online
*Buurhakaba
*Buulaay
*CeelBuur
*Ceelbuurnet
*Codk Somali Galbeed
*Djibtalk
*Deeyoo
*Diinsoor
*Dulmane.com
*Gabooye.com
*Gabooye2005
*Gashaamo
*Gedohomepage
*Hadaaftimo
*Halgannews
*Hiiraan Online
*Himilo Online
*Hobyonet
*HornAfrik Online
*Islam East Africa
*Israac
*Jiimonet
*Jowhar.com
*Kenyan Somali Com
*Jannaale
*Lafoole.com
*Madhibaan.org
*Markacadey.net
*Marka Caddeey.com
*Mogadishu
*University
*Maaneed
*Midgaan.com
*Midland state
*Midnimo.com
*Mudug Online
*Onkod
*Qaranimo.com
*Qorahey Online
*Radioogaal
*Som. Cartoon *Somaligalbeed.net
*Puntland Post
*Qaadisiya
*Qaamuus*RLAASCAANOOD
*Radio Somaliland
*Raasonet
*Ruunkinet
*Saylac.com
*SBC Online
*Shabelle .net
*Simbanews
*Soomaali
*Somali Bantu
*Somali Fisheries
*Somalifans
*Somalilandnews.
*Somalihome Online
*Somalisix.com
*Somali [...]
Faafin: Dulmane.com: 23 January, 2010
Faafin: Dulmane.com: 23 January, 2010
Hayb Sooc: Dhaqan liita oo lid ku ah bani’aadamnimada
Waxa falanqeeyay
Ismaaciil C. Xasan “Khaliil”
June 17, 2007
Haybsooc waa maanso uu tiriyay Abwaan Maxamed Hirad 18 ka bishiii April ee 2002. Waa gabay ka hadalaya hayb sooca ama sinji takoorka oo ah dhaqan aad u liita oo lid ku ah bani’aadanimada. Waa mid si cad uga soo horjeeda [...]